Share with your friends via email

Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha oo soo dhoweeyay go'aankii Mareykanka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra'iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa si wada jir ah u soo dhaweeyay go'aankii dowladda Mareykanka ay ku dhawaaqday ee ahaa in ay bilaabeyso howlihii diblomaasiyadeed ee Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip