Share with your friends via email

Sheekh Shariif "Soomaaliya maanta uma baahna dagaal cusub, waa in dagaalka Gaalkacyo la joojiyaa"

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka Gaalkacyo, isagoo ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya inay dagaalka joojiyaan, ayna gaaraan nabada ka wada shaqeeyaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip