Share with your friends via email

Maraykanka oo dib u bilaabaya howlaha diblumaasiyadeed ee Soomaaliya

Dowlada Maraykanka ayaa sheegtay in ay bilaabayso howlaheedii diblumaasiyadeed ee dalka Soomaaliya tan iyo markii Maraykanku uu diblumaasiyiintiisii kala baxay magaalada Muqdisho sanadkii 1990kii.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip