Share with your friends via email

Cali Cosoble oo Muqdisho u soo gaaray la kulanka Wakiilada Beesha Caalamka

Madaxweynihii xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa galabta soo gaaray magaalada Muqdisho, kaddib markii afartii cisho ee la soo dhaafay uu ku sugnaa magaalada Jowhar.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip