Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Mahad Maxamed Salaad ayaa beeniyay eedeyn ka timid Maamulka Puntland oo ahaa in dagaalka Gaalkacyo ay qeyb ka tahay dowladda Federaalka, isagoo cadeeyay in dowladda aanay qeyb ka aheyn, balse ay qeyb ka tahay xalinta mush