Share with your friends via email

Xildh.Ismacil Muxidiin:''Weerarki Paris waxaa lagu doonaayay in naceyb laga dhax abuuro.."

Xildhibaan Ismaaciil Muxidiin oo ah xildhibaan Soomaaliyeed ee katirsan barlamaanka Trondheim ee dalka Norway, ayaa waxa wareysiyo oo uga fal celinaayo weeraradi argagaxa badnaa ee Paris siiyay qaar kamid ah mediyaha dalka Norway.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip