Hordhac: Bayern Munich Vs Liverpool: Klopp Oo Markii Ugu Horaysa Ka Hor Imanaya Bayern Munich Isaga Oo Liverpool Hogaaminaya
Kooxaha Liverpool iyo Bayern Munich ayaa isaga hor iman doona kulan xiiso leh oo ka tirsan tartanka Audi cup ee isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub ee 2017-18.