Dalka Sweden oo lagu qabtay shir looga hadlay wax ka qabashada dhibaatooyin ka jira Soomaaliya + Sawirro
Waxaa magaalada Stockholm ee caasimadda dalka Sweden xalay lagu qabtay kulan ballaaran oo ay ka qayb-galeen aqoon-yahanno ka socda Soomaaliya iyo kuwa degen dalka Sweden.