Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa maanta kulan ku yeeshay Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, kaas oo looga hadlayay arrimo ay ka mid ahaayeen dhageysiga Warbixinta Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo soo jeedin Mooshin ku aad