Share with your friends via email

Qaar Ka Mid Ah Salaadiinta Somaliland oo Kulan Qarsoodiya Hargeysa Kula yeeshay Saraakiil Turkey ah

Qaar ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland ayaa kulan la yeeshay qunsulka guud ee dalka Turkiga u fadhiya magaalada Hargaysa, Muzaffer Yüksel. Warbaahinta ayaa heshay sawirro qayb ka ah kulankaasi dhexmaray salaadiinta Somaliland qaar ka mid ah

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip