Share with your friends via email

Wiil dhowr & toban jir ah oo guursaday haweenay 70 sano ka wayn.{Daawo}

Wiil dhowr iyo toban sano jir ah oo u dhashay wadanka Indonesia ayaa guursaday haweenay ku jirta da'a todobaatameeyo, taasi oo ah mid ka horimaanaysa dhaqanka iyo qaannuunka. Xaaladdan ayaa soo shaacday ka dib markii muuqaal laga duubay arooskan

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip