Share with your friends via email

Wasiirka Gaadiidka Somalia oo ka Qayb-galay Shirweynaha Duulista Caalamka (SAWIRRO)

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee DFS, Cali Axmed Jaamac [Jangeli] ayaa ka qayb-galay shir looga hadlayay duulista caalamka oo dhan, kaasoo ay ka qaybgaleen madax aad u badan oo ka socday hay'adaha duulimaadyada hawada ee caalamka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip