Share with your friends via email

Daacish oo ugu dambeen laga saaray Masaajidka Al-nuri (SAWIRRO)

Ciidamada Militariga Ciraaq, ayaa muddo dheer ka dib gaaray Masaajidka qadiimiga ah ee Al-nuri ee Magaalada Mosul. Masaajidkan waa halkii saddex sano looga dhawaaqay Ururka Daacish, oo isu magacaabay (Dowladda Khilaafada Islaamka).

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip