Share with your friends via email

SAWIRO" Madaxweyne Farmaajo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdigii Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Norway

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda waddanka Norwey Borge Brebde oo booqasho rasmi ku yimi magalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip