Share with your friends via email

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Hadashay Saldhiga Turky-ga ee Soomaliya

Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumada Somalia Yuusuf Garaad Omar ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qorshaha Dowladda Turky-ga ay magaalada Muqdisho ugu furanayso Saldhig malatari ay maamuli doono kaasi oo dhismihiisa lasoo gaba-gabeeyay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip