WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 25KA NOVEMBAR 2015KA
SHIRWEYNE LOOGA HADLAYO HORUMARINTA WARBAAHINTA OO SHALAY KA FURMAY MUQDISHO
Waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirweynaha qaran ee horumarinta saxaafadda Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan wasiirrada warfaafinta dowladda Federaalka iyo dowla