Shirweyne looga hadlayo horumarinta Warbaahinta oo maanta ka furmay Muqdisho
Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirweynaha qaran ee horumarinta saxaafadda Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb galayaan wasiirrada warfaafinta dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.
Shirka waxaa furay wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka &