Madaxweynaha Bolivia oo sheegay in Israa'iil ay tahay waddan Argagaxiso ah oo dhibaato Wada
Madaxweynaha dalka Bolivia, Evo Morales ayaa ku dhawaaqay toddobaadkii hore in Israa'iil ay tahay dalka argagaxiso ah oo dhibaato kawada marinka Gaza ee dhulka Reer Falastiin.