Xafladaani ayaa waxaa loo qabtay Ardayda Dufcada 8aad ee kabaxda Machadka Alfaaruug ee Daraasaatka Islaamiga ah iyo Luqada oo ku yaala Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, waxaana ay ahaayeen Tirada Ardayda Qalin Jabisay 23 Arday iyo Ardayad