WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 6-DA JUUN 2017-KA
RA'IISUL WASAARE KU XIGEENKA OO LA KULMAY MADAX KA SOCOTAY UNDP.
R/Wasaare ku xigeenka XFS Md.Mahdi Maxamed Guleed ayaa kulan la yeeshay Madax ka tirsan Bar naamijka Horumarinta ee QM.(UNDP),waxana ay ka wada hadle en sidii dawladda gacan loo