WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH AXAD 4-TA JUUN 2017-KA
FAAH FAAHIN: QARAXYO KALA DUWAN OO KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO
Warardheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qaraxyo siyaabo kala duwan gelinki dambe ee shalay uga dhacay Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenleey ee Magaalada Muqdisho.