WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER EE MAANTA OO AH AXAD 22-KA NOVEMBAR 2015-KA
GOLAHA AMMAANKA EE QARAMADA MIDOOBEY OO ANSIXIYAY WEERAR KA DHAN AH DAACISH
Golaha ammaanka ee QM ayaa meel mari yay qaraar ay soo gudbisay dowladda Fara nsiiska, kaasoo ku aadan dagaal ballaaran oo lala galo kooxda dowladda Islaamiga ama Daacish.