Share with your friends via email

Macalimiin Masaariya oo laga sagootiyay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO)

Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka Somaliya, Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan sogootin iyo mahad celin iskugu jirta u sameeyay Macalamiin barayaal ka ahaa Iskoolada iyo Jaamacadaha ku yaala Muqdisho kuwaasoo ka yimid dalka Masar haatana dib ugu laabana

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip