Jarmalka iyo Austria oo qaabilay kumanaan qaxooti ah
Jarmalka iyo Austria ayaa albaabada u furay kumanaan qof oo muhaajiriin ah, kuwaasoo maalmihii la soo dhaafay ku xayirnaa dalka Hungary.
Xiisada Muhaajiriinta magangalyo doonka ah ee ku qul quleysa Yurub ayaa maalmihii u dambeeyay sii xoogeysatay,