Share with your friends via email

Haweeney lagu dilay Suuqa Bakaaraha iyo Ruuxii dilka geystay oo ay Ciidanka Dowladda Toogteen

Nin bastoolad ku hubeysnaa ayaa maanta ku dilay gudah Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho haweeney ka deeganaysay Suuqa oo lagu sheegay magaceeda, Ubax Cali Dhubad.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip