Kenya oo sheegtay inaysan Somalia kala bixi doonin ciidamadeeda ayna ka Tirsan yihiin AMISOM
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda aysan sinnaba uga bixi doonin Somalia, xilli baarlamaanka Somalia uu soo saaray Qaraar ka dhan ah joogitaanka ciidamada Kenya ee gudaha Somalia.