Diyaaradii Ruushka ee ku burburtay dalka Masar oo la Xaqiijiyay in lagu soo Riday Qarax Bam
Madaxweynaha wadanka Ruushka Vladimir Putin ayaa wacad ku maray inay xoojin doonaan weerarrada cirka ah ee ka dhanka ah xoogagga Islaamiyiinta ah ee Daacish, ka dib markii madaxtooyada Ruushka ee the Kremlin looga dhawaaqay in weerar argagaxiso lagu