Share with your friends via email

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo u digay Ciidamada AMISOM

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan aqbali doonin in Askarta Ciidamada AMISOM ay dhibaato u geystaan Shacabka Soomaaliyeed.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip