Share with your friends via email

Maraykanka oo sheegay in uu kaaliyihii Al-Baqdaadi ku dilay Suuriya

Wasaaradda gaashaan dhigga Maraykanka ee Pentagon-ka, ayaa sheegtay in ciidamo Maraykan ahi weerar ay ka fuliyeen dalka Suuriya gudihiisa, ay ku dileen kaaliye aad ugu dhaw hogaamiyaha kooxda la baxday Dawladda Islaamka, Abu Bakr al-Baqdaadi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip