Tarsan "Dowlada waa inay diyaariso ciidan bedeli kara ciidamada Kenya hanan karana amniga xuduudkaas"
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa sheegay Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xukuumadda laga rabo inay ka faa'iideystaan go'aanka Baarlamaanka uu qaatay ee ku saabsan ciidamada Kenya ee So