DAAWO: Aabe Soomaaliyeed oo 5 caruur ah ku waayay Duqeyn ka dhacday Jillib
Aabe C/laahi Macalin Xuseen waa Lixdan sano jir waxa uu Alle siiyay caruur fara badan, balse labo ka mid ah caruurtiisa oo bah kale ah kuna sugan Magaalada Muqdisho, waxa ay noqdeen kuwo Maskax ahaan aan wanaagsaneyn, oo waxa ay waxyeelo soo gaartay