Share with your friends via email

Daacish oo ku hanjabtay inay weerareyso Washington iyo dalalka kale ee reer Yurub

Kooxda Daacish ayaa ku hanjabtay inay weeraro ku qaadi doonto wadamada ka qeyb qaadanaya duqeymaha Suuriya, waxaana ay cadeeyeen in weerarkii Paris midka ku xiga uu yahay Caasimada Mareykanka ee Washington DC.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip