Share with your friends via email

Shir madaxeedkii urur gobolleedka IGAD oo maanta ka furmaya Nairobi

Magaalada Nairobi ee xarunta u ah dalka Kenya waxaa maanta ka furmaya shir madaxeedkii urur gobolleedka IGAD oo ajandihiisa ugu weyn uu noqonayo arimaha qaxootiga iyo xaalada Bani'aadannimo ee ka taagan Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip