Muqdisho Oo Lagu soo Bandhigey Daraasad ka hadleysa Saameynta Raga ay ku yeesheen Dagaaladii Sokeeye
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtey Bandhig daraasad ku saabsan Saameynta Ragga ay ku yeesheen Dagaaladii, gaar ahaan Amniga iyo Dhaqaalaha, waxaana Bandhigaas ka qayb galey Xldhibaano, Aqoonyahano, qaybaha kala duwn ee Bulshada .