Share with your friends via email

Daawo sawirro: Nolol xumo ka jirta Deegaanada Awdiinle & Goofgaduud Buurey

Xaalad adag oo dhinaca nolosha, ayaa ka jirta Deegaanada Awdiinle iyo Goofgaduud Buurey ee duleedka Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay. Xaaladan, ayaa ka dhalatay abaaraha baahsan ee dalka ka jira.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip