10 ka mid ah meydadka Amisom oo calanka Uganda lagu daday oo laga qaaday Garoonka Aadan Cadde
Meydadka 10 ka mid ah Ciidamadii Militariga Uganda ee lagu laayay weerarkii Talaadadii ka dhacay Degmada Janaale Ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxaa maanta laga qaaday Garoonka Aadan Cadde.
Askartan, ayaa waxaa lagu wadaa in aas qaran loogu s