Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo oo ka warbixiyay socdaalkii uu ku tagey Sacuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho rasmi ah oo uu ku tagey dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip