Share with your friends via email

Haweeneydii lagu qabtay Muqdisho oo ku baaqday in Madaxweyne Farmaajo la dilo (Daawo Video)

Haweeneydan oo lagu magacaabo Leyla Cumar Baaruud, ayaa waxaa Sabtidii lagu soo bandhigay Xarunta Godka Jilicow ee Degmada Boondheere, ka dib markii lagu soo qabtay hawlgal gaar ah, oo laga sameeyay Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip