WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 20-KA FEBARAAYO 2017-KA
MILKIILAHA TALEEFISHINKA UNIVERSAL AXMED ABUUBAKAR OO LAGU XIREY MAGAALADA HARGEYSA
Milkiilaha Taleefishinka Afka Soomaaliga Universal Inj Axmed Abuubakar ayaa lagu xirey ma gaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland.
Wararka ay heleyso Jo