WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES EE MAANTA OO AH ARBACO 1-DA FEBARAAYO 2017-DA
MEYDADKA SADDEX QOF OO LA GOWRACAY OO LAGA HELAY MEEL U DHAW QANDALA
Wararka ka imaanaya Degaanada Puntland ayaa sheegaya in Meydadka Saddex Qof oo Qoorta la ga jaray Saakay lagu Arkay Tuulada Karin oo u dhaw Degmada Qandala ee Gobolka Bari.