Guddiga doorashooyinka ee Puntland ee ka hadlay codeynta socota

0
Thursday May 25, 2023 - 06:38:29 in Wararka by Mogadishu Times
  • Visits: 34
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga doorashooyinka ee Puntland ee ka hadlay codeynta socota

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Guddoomiyaha Gudiga ku meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland Cabdirisaaq Axmed Saciid ayaa sheegay in si rasmi ah ay codeyntu uga bilaabatay dhammaan goobaha codeynta marka laga reebo gobolka Nugaal.

Codeynta golaha deegaanka ee gobolkan ayaa dib loo dhigay khilaaf hubeysan oo ka dhacay doorashada awgeed.

Waxa uu sidoo kale farriin u diray ciidamada booliska ee sugaya amniga goobaha codeynta, isaga oo ka codsaday inay caawiyaan dadka u baahan garabgalka.

"Waxaan ciidamada amniga ku dhiirigeliyo inay wajibaadkooda si hufan u gutaan.’’




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip