Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Masjid ku yaalla Pakistan

0
Monday January 30, 2023 - 15:25:20 in Wararka by
  • Visits: 144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Masjid ku yaalla Pakistan

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Labo Askari ayaa ku geeriyootay, ugu yaraan 90 qof oo kale wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu Qof isku dhex qarxiyey Masjidka, xilli ay dadka tukanayeen Salaada Duhurka ee maanta abaarihii O1:40 daqiiqo ee xilliga dalkaasi.

Qaraxaasi waxa uu ka dhacay Masjid ku yaalla magaallada Peshawar ee ku yaalla W/Galbeed ee dalkaasi, una dhow xuduudka Afgaanistaan.

Ninka Is-qarxay ayaa la sheegay inuu isku qarxiyey safka Koowaad ee Jamaacada ku tukanaysay Masjidka.

Afhayeenka Isbitaalka The Lady Reading Hospital (LRC), Maxamed Asim oo la hadlay Wakaallada Wararka REUTERS ayaa sheegay inay xaalladooda aad u liidato qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay Is-qarxintaasi.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip