HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 4-TA DICEMBAR 2022-KA

0
Sunday December 04, 2022 - 08:35:26 in Wararka by
  • Visits: 429
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPEPAR EE MAANTA OO AH AXAD 4-TA DICEMBAR 2022-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Andrew Mitchellb oo ku dhawaaqay £6.7 Milyan oo la siinayo Somalia kadib…

Dowladda Uk ayaa ku dhawaaqday taag eero dhaqaale oo ay siineyso dowladda feder aalka, taasoo wax looga qabanayo arrimaha bani’aadanimada.

Tageeradaan cusub ay aa waxaa ku dhawaa qay Wasiirka Arrimaha HorumrintaUK,Andrew Mitchell oo maalmo kahor booqasho ku yi mid Muqdisho, kadibna la kulmay madaxwena ha.

Andrew Mitchell ayaa shaaca ka qaaday in £6.7 milyan oo ah maalgelin gargaar bini’aadantini mo ah ay siineyso UK dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Lacagtaan ayuu sheegay in wax looga qab an doono horumarinta caafimaadka, nafaqeyn ta, adeegyada biyaha, gargaarka haqab-beelka cuntada iyo taageerada dhibanayaasha xadgu dubka ku salaysan jinsiga.

Sidoo kale £1.7 milyan oo gargaar ah ayuu sheegay in UK ay ku taageerayo Sanduuqa gar gaarka ee Sacuudiga, si loogu caawiyo Barnaa mijka Cunnada Adduunka ee Soomaaliya iyo £3.8 milyan oo qayb ka ah taageerada lagu hor umarinayo hab-nololeedka xoola-dhaqatada si ay u helaan adeegyo maaliyadeed iyo caymis ka dhan ah abaaraha.

Dhanka kale waxaa jirta saddex milyan oo gini ah, taas oo horey loogaga dhawaaqay gola ha loo dhan yahay ee QM, si loogu taageero Sanduuqa Dadweynaha ee UNFPA.

UK ayaa ka mid ah dalalka reer Yurub ee ta ageerada siiya dowladda federaalka ah ee Soo maaliya, waxayna ka caawisaa dhinacyo kala duwan.

Si kastaba, ujeedka taageeradan cusub ay aa ah sidii wax looga qaban lahaa abaaraha, cu nto yarida, rabshadaha ku saleysan jinsiga iyo kor u qaadida adkeysiga cimilada, iyada oo la gaarsiin doono in ka badan 480,000 oo kamid ah dadka ugu nugul ee ku sugan dalka

Guddoonka BF oo loo gudbiyey Mooshin deg-deg ah

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka So omaaliya ayaa Shalay ku guuleystay inay gud biy aan Mooshin deg deg ah ku aadan xaaladda dal ka, gaar ahaan amniga guud ee waddanka oo haatan maraya meeshii ugu xumeyd.

Illaa 22 Xildhibaan ayaa saxiixay Mooshink an, kuwaas oo ku dooday inay muhiim tahay in laga hadlo amniga dalka, maadaama xaaladda waddanka ay mareyso meel halis ah.

Ajendaha kulanka aya markii hore ahaa Akh rinta 1aad ee Hindise Sharciyeedka Korontada, kaas oo ay Xildhibaanadu dalbadeen in dib loo dhigo, si looga hadlo amniga guud.

Ugu horreyn Xildhibaanada ayaa cod gacan taag ku ogolaaday in ajendaha kulanka lagu soo daro ka doodista Mooshinkan oo ay soo gu dbiyeen qaar ka mid ah xubnaha Golaha.

Illaa 44 xildhibaan ayaa ogolaatay Mooshin ka, kuwaas oo u codeeyey in laga doodo, waxa ana diiday 1 mudane, mana jiro wax ka aamu say, sida uu ku dhawaaqay guddoonka.

"Annaga meeshaan inaan Koronto ka had alno uma imaan amnigeena ayaanan meel ku ogeyn wax badanbaa naga qaldan” ayuu yiri mid kamid ah xubnaha gudbiyey Mooshinka.

Qaar ka mid ah xildhibaanada oo ka hadlay kulanka ayaa cabasho ka muujiyey hab dhaqan ka ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaa liya.

"Waa dambi la in baaro gaadiidka Xildhibaa nada” ayuu ka dhex yiri kulanka Xildhibaan Da ahir Amiin Jeesow.

"Askarta waxa ay ku leeyihiin aniga oo Xil dhi baan ah xiriir sameey, yaa xiriir la samey n aa?” ayuu isna yiri Xildhibaan Murjaan oo ka tir san Golaha Shacabka.

Mooshinka Xildhibaanada ayaa imanaya xili maalmihii u dambeeyey ay magaalada Muqdi sho ka dhacayeen weeraro qaraxyo ah iyo dilal qorsheysan.

RW Xamse Barre Oo Ku Dhawaaqay In La Kordhinayo Miisaaniyadda Hay’adda Naafada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaal ka Soomaaliya Hamza Abdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey maalinta caala miga ah ee dadka qaba baahiyaha gaarka ah ayaa sheegay in dowladda ay kordhinayso miis aaniyadda Hay’adda Naafada Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaare Xamse ay aa tilmaamay in xukuumaddiisu ay dareen gaar ah siineyso sidii wax loogu qaban lahaa dadka qaba baahiyaha gaarka ah, loona ilaalin lahaa xaquuqda asaas iga ah ee dhinacyada shaqo sii nta iyo kor u qaadidda xirfadah ooda.

"Dalkeenna waxa uu kaga duwan yahay dal alka kale ee caalamka tirada dadka ku naafoo ba qaraxyada, taas oo aad u kordhisay tirada dadka Soomaaliyeed ee naaf ada ah, sidaas aw geed waa in ay isbarbar soc daan halganka dal ka lagaga xoreynayo AS iyo wax u qabashada dadkeenna ay naafeeyeen.”

Dowladda Soomaaliya ayaa ka mid ah dowl adaha saxiixday Axdiga Qaramada Mid oobay ee xuquuqda dadka Naafada ah, taasoo muuj inaysa mudnaanta sare ee la siinayo, si loo ilaal iyo xaqa ay ku leeyihiin dadka iyo dalka.

Qoorqoor Oo Ka Hadlay Doorashada Guddo omiyaha Caabudwaaq Iyo Ku-Xigeenkiisa

Waxaa Shalay magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ka dhacday doorashada guddoomiyaha cusub ee Cabudwaaq iyo ku xig eenkiisa, waxaana Guddoomiyaha loo doortay Muxiyadiin Aadan Sheekh Cali iyo ku-xigeen kiisa oo laga dhigay Axmed Diiriye .

Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaar iye Qoorqoor, ayaa hambalyo udiray guddoom iyaha la doortay ee degmada Cabudwaaq iyo ku xigeenkiisa, Muxiyadiin Aadan Sheekh Cali iyo Axmed Diiriye Maxamed.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ku boggaadiyey golaha deegaanka cusub ee degmada Cabudwaaq , sida hufan oo ay uga qeyb qaate en doorashada gudoonka degmada Cabudwaa q, sidoo kalena bogaadiyay Wasaar adda Arrima ha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Ga lmudug oo hirgelisay doorasha da. Madaxweyna ha ayaa ugu danbayn xusay in tallaabadan ay dhiirogalin u tahay hannaanka dowla dnimada Galmudug, lagana hirgelin doo no dhammaan degmooyinka Galmudug. Xildhibaano ka tirsan BF oo ka falceliyay magacaabista Kabakutukade

Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golah Sha cabka ee kasoo jeeda gobolka Shabeelaha Dhe xe ayaa ka falceliyay magacabistii Yuusuf Sh.Ciise Kabakutukade oo ay markale ko oxda Al-Shabaab usoo magacowd ay gobol kaasi.

Xildhibaan Yaasiin Cabdu lla ahi Maxamuud (Farey) oo ka mid ah xubnaha ku sugan jiid da hore ee dagaalka ayaa she egay in Kaba ku tu kade uu tikid usoo goost ay Filim dham maaday.

Yaasiin Farey ayaa sidoo kale xusay in uu eedsan doono wixii dhibaata ah ee uu horey u geystay, maadaama uu sii dhammaanayo waqt igii Shabaab, sida uu hadalka u dhigay.

"Ninka layiraahdo Kabakutukade Filim dha mmaaday ayuu tikid u goostay ayaan leeyahay, waxaan leeyahay maalmaha soo socdo ilaahey idamkiis dhibkii meeshaas ka dhacay iyo hadalk a kasoo baxay waad eedi doontaa” ayuu yiri Xil dhibaan Yaasiin Maxamuud Farey.

Dhankiisa Xildhibaan Yuusuf Kabaale oo is na ku sugan deegaanka Nuuq Dugle ayaa ugu baaqay shacabka inay hubka qaataan iskana dhiciyaan Kabakutukade iyo Al-Shabaab.

"Dadka diriska la ah Nuurdugle waxaan lee yahay qoryihiina qaata ee iska dhicaya Shaba ab, Kabautukade waa nin meesha uu socod iyo meel kale aan aqoon oo diin wax ku saleysan aan ku socon,” ayuu isna yiri Xildhibaan Yuusuf Kabaale oo haatan ku sugan jiidda hore.

Kabakutukade oo deegaan ahaan kasoo je eda gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa markale Al-Shabaab gobolkan usoo magacowday, wux uuna beddalay nin ka soo jeeday Bay & Bakool.

Dadka siyaasadda u dhuunduleela ayaa aami nsan in magacaabista Kabakutukade ay tahay siyaasad cusub oo ay Al-Shabaab ku doonaya an inay ugaga hortagaan kacdoonka shacabka ee haatan ka socdo gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee maamulka HirShabelle.

Suarez oo diiday in uu raalli gelin ka bixiyo arrintii uu ku sameeyay Kooxda Ghana.

Weerar yahanka xulka qaranka Uruguay, Lu is Suarez, ayaa diiday in uu raalligelin ka bixiyo ku bbaddii uu gacanta ku qabsaday markii ay kul an ka tirsan Koobka Adduunka la ciyaaraye en xulka Ghana sanadkii 2010. Suarez ayaa ga roonka laga saaray ciyaarta oo mareysay daqiiq addii ugu dam beysay ee waqtiga dheeriga ah.

Ghana iyo Uruguay ayaa ku hardamayay Si dde ed Dhammaadka tartanka Koobka Adduun ka. Kubbad ay kooxda Ghana ku tureen goolka oo ku socotay in ay gudaha u gasho shabaqa Uruguay ayuu Suarez gacanta ugu celiyay sida gool hayaha.

Gool ku laad lagu abaal mariyay Ghana ayuu ciyaartoygii loo dhiibay oo ahaa Asamoah Gyan ka khasaariyay, sidaasna waxa uu Suarez sab ab ugu noqday in Ghana ay ka harto Koobka Adduunka oo ay taariikh cusub ka sameyn lah ayd."Ciyaaryahanka Ghana ayaa khasaariyay gool ku laadkii loo dhigay, aniga ma ihi qofka khasaariyay,” ayuu yiri Suarez. Shalay oo Jimce ah ayey labada waddan isku arki doonaan ciyaar aad muhiim u ah oo mid walba uu fursad u heysto in uu kan kale uga reebo Koobka Adduun ka ee ka socda dalka Qatar.


Xog: Madaxweyne DENI oo go’aan ka gaaray inuu muddo kororsi sameeyo iyo in kale

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntl and Saciid C/hi Deni ayaa isku diyaarinaya inuu dhaqan-gashado muddo kororsi uu kusii xilka u sareeya maamulkaasi dhamaadka bisha June ee sanadka 2023-ka.

Xog ay sheegtay in ay he shay heshay Caasima da Onli ne ayaa waxay sheegaysa in madaxwey ne Deni ugu damb eyntii uu go’aansaday hirgelin ta muddo kororsi laba sa no ah marka la gaaro horaanta sanadka cusub.

Qorshaha muddo kororsiga ayaa la sheeg aya in loo qoondeeyay dhaqaale xoogan, wax aana la rabaa in cod aqlabiyad ah ku ansixiya an Baarlamanaaka Puntland. 15-ka bisha June ee sanadka cusub ayuu sida caadiga ah furmi doona Kal-fadhiga 52-aad ee Baarlamanka maa mulkaasi.

Qorshahaan ayaa waxaa hore si adag uga di gay qaar kamid ah Musharaxiinta xilka madaxw eynaha Puntland u tartamay doorashadii 2019.

Musharaxiintaaan ayaa sidoo kale xiligaas she egay inaysan marnaba aqbaleyn muddo kororsi sharci daro ah, kaasi oo Puntland u horseedaya dagaal gudaheeda ah, sida ay sheegeen.

Waxkasta oo ka dhasha damaca Deni ayey sheegeen mucaaridka in uu qaadan doono mas uuliyadeeda koowaad.

Arrintaan ayaa sidoo kale kusoo aadeysa xili uu weli taagan yahay dagaalka siyaasadeed ee ka dhex qarxay madaxweyne Saciid Deni iyo ko oxdiisa soo dhistay ee Aaran-Jaan.

Xildhibaan Jeesow: Waa nasiib darro weyn in xukuumadda Soomaaliya ay ku xad gudu bto xasaannada xildhibaannada

Qaar kamid ah xildhibaannada barlamaanka Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilamamay in lagu xad gudbay xasaanaddooda, iyagoo sheeg ay inay hay’adaha amnigu ula dhaqmeen si xad gudub ah.

Xildhibaannadan oo ka hadlayay kal fadhigga barlam aanka waxay shee geen in xukuumad du amartay in xil dhibaannada la ba aro marka ay golayaan xarunta barl amaan ka.

Xildhibaan Daahir Aamiin Jeeso oo kamid ah xildhibaannadan ayaa guddoomiyaha barlama anka Aadan Madoobe ku eedeeyay inuu xu kuu madda ka aqbalay warqad hay’adaha amn iga loogu fasaxayay inay baaraan xildhiba anna da iyo gaadiidkooda.

"In xukuumaddii dhexdeeda lagasoo qoro xi ldhibaannada hala baaro. Dabcan warqaddaan adiga oo gudoomiyaha ah waad aragtay. Waxa yna ahayd inaad naga difaacdid wixii qaldan ee xukuumadda nooga yimaada. Waxaan ku door anay inaad sharafta xildhibaannada difaacdid,” ayuu yiri xildhibaan Jeesow.

Xildhibaan Jeesoow wuxuu sheegay inaan la aqbali karin, iyadoo madaxtooyada meel ku dhow Shabaabku baabuur qaraxyo ah ku weer arayaan in lagu mashquulo baabuurta xildhibaa nanda.Si kastaba ahaatee, fadhigga barlamaa nka ee Shalay ayaa waxa hareeyeeyay buuq ka dhashay ka dib markii xildhibaanno ay sheeg een in loo diiday inay soo galaan xarunta barl amaanka.

Shirka Istaraatijiyadda Warbaahinta oo ka socda Istanbul

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiis ka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Md. Daud Aweis Jama, ayaa Shalay magaala da Istanbul kaga qeybgaley Shirka Istaraatiijiya da Warbaahinta Caalamiga, xilli dunida ay ka jir aan caqabado iyo xasarado kala duwan oo u ba ahan in lagu dabaqo siyaasad cusub oo dib loo gu qaabeynayo isbe ddelada socda.

Shirkan ayaa wax aa hal ku dhig u ah ‘’Istar aatijiyad da Wa rbaahinta, Xilli Lagu Jiro Hub anti La’aan’’, iya doo dunida ay ku soo kordh een faafinta warar ka beenta ah, kicinta iyo ab aabulka colaadaha iyo in si xun loo adeegsado warbaahinta. Qod obada shirkan caalamiga ah looga hadlayo ay aa waxaa ka mid ah waxyeel ada warbixinada si da khaldan loo tebiyo ama marin habaabinta, in si wanaagsan loo adeeg sado aaladaha casriga ee warbaahinta iyo in bu lshada loo tebiyo warar waxtar leh.

Soomaaliya ayaa ka mid ah waddamada ku hawlan dib u qaabeynta istaraatijiyada warbaah inta si looga mira dhaliyo hawlaha xasilinta, na badeynta, horumarka iyo in laga fogaado in si xun loo adeegsado warbaahinta cusub ee sida sahlan bulshada u wada gaarta xilligan casriga ah ee lagu jiro.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Turkiga, Re cep Tayyip Erdoğan oo khudbad u jeediyay ka qeybgalayaasha shirkan ayaa xusay muhimad da ku jirta in laga wadaxaajoodo qaabeynta is taraatiijiyadda warbaahinta, ayna jirto fursad la isku dhaafsado fikir iyo khibrado si loo wajaho hubanti la’aanta dunida ka jirta iyo isbeddelada dhacaya.

Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya, Md.Da ud Aweis, ayaa dhanka kale kulamo la qaatey qaar ka mid ah wufuudda ka qeybgalaysa shir ka oo uu ka mid yahay Guddoomiyaha Golaha Sare ee Warbaahinta Turkiga Prof. Fahrettin Al tun.

Dowladda Canada oo Soomaaliya ugu deeq day dhaqaalle gaaraya $26 milyan oo dollar

Geeska Afrika waxa ka jira abaartii ugu xu mayd in ka badan 4tii sano ee la soo dhaafay, Canada waxa ay aad uga walaacsan tahay sa amaynta abaartu ku yeelatay dadka nugul ee markii horeba la daalaa dhacayay saboolnimad a, amni-darrada iyo masiibad a COVID-19.

Abaarta 2020 ilaa 2022 wax ay hadda dhaaftay abaarihii foosha xumaa ee 2010 ilaa 2011 iyo 2016 ilaa 2017. Ilaa 50 milyan oo qof ayaa u baahan garg aar cunto oo degdeg ah dalalka Ethiopia, Ken ya, Somalia, South Sudan iyo Sudan.

Shalay, Mudane Harjit S. Sajjan, Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ayaa ku dhawaqay sida Kanada ay wax uga qaban doonto gaaja da, nafaqo-xumada ba’an iyo walaacyada kale ee muhiimka ah ee dadka ay dhibaatadu saam eysey si looga caawiyo ka hortagga macluusha Gobolka Geeska Afrika.

Wasiir Sajjan ayaa shaaca ka qaaday in lac ag dhan 107 milyan oo dollar loo qoondeeyay gobolka weyn ee Geeska Afrika oo ay ku jiraan 25 milyan oo dollar oo Itoobiya loo qoondeeyay, $11 milyan oo dollar oo Kenya ah, $26 milyan oo dollar oo Soomaaliya loo qoondeeyay, $25 Milyan loo qoondeeyay South Sudan iyo $20 Milyan oo Sudan ah.

Maalgelintan ayaa qayb ka ah 250 milyan oo doollar oo maalgelin ah, oo uu ku dhawaaq ay Ra’iisul Wasaare Justin Trudeau 23-kii Juun 2022, si wax looga qabto dhibaatooyinka sugna anta cunnada ee adduunka, waxaana la siin do onaa hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa aan dowliga ahayn.

Wasiir Sajjan ayaa sidoo kale shaaca ka qa aday in Canada ay ku bixin doonto lacag dhan $11.2 milyan muddo 3 sano ah Hay’adda Cunn ada Adduunka ee WFP, taasoo loogu talagalay barnaamij cunto nafaqeysan oo maalinle ah oo la siin doono in ka badan 32,000 oo arday oo iskuullo ah oo ku nool gobollada Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan oo ay ka jirto cunto yari.

Ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deeg aan ka oo Shalay la wareegay deegaanno badan, kuna dhawaaday degmada Aadan yabaal

Ciidamada XDS oo kaashanaya ciidanka dadka deegaanka ayaa Shalay Al-shabaab ka la wareegay deegaanno badan oo ka kala tirsan gobolada Hiiraan iyo Shabeel laha Dhexe.

Afhayeenka ciidanka xoog ga Soomaaliyeed Jenaraal Ca bdullaahi Cali Caanood oo shir Jar aa’id qabtay ayaa shee gay in ciidanka ay kusii siqayaan degmadii ugu da mbeysay ee kooxda Al-shabaab kaga sugn aay een gobolka Shabeelaha Dhaxe, islamark aana Shalay ciidamada dowladda la wareeg een dee ganada kala ah Guulane, Daarusal aam, Xarga dheerre iyo Mabaax oo ka kala tirsan gobolaa Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe.

Afhayeen Caanood ayaa sidoo kale shee gay in howlgalada ka dhanka ah Shabaab ay sii socon doonaan ilaa inta Al-shabaab laga saara ayo guud ahaan deegaanada maamulka Hirsh abeelle.

Wararkii ugu dambeeyay ee kusoo dhacaya warqabadka shabakada HOL ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaan ka ay kaabiga ku hayaan Degmada Aadan Yab aal oo ka mid ah degmooyinka muhiimka ah ee Al-shabaab ay maamulaan, waxaana halkaasi ka jira dhaqdhaqaaqii ugu dambeeyay oo ay cii damadu ku doonayaan iney gudaha uhu galaan degmadaasi.

Xigasho:hiiraanonline.com


Maamulka GALMUDUG oo war kasoo saaray agaasime laga afduubtay Dorraad

Dowlad-goboleedka Galmudug ayaa war ka soo saartay shaqaale uu kamid ahaa Agaasim aha wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug oo Dorraad lagu afduubtay magaalada Caabud waaq.

Shaqaalaha la afduubtay oo dhamaantood ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha maamul ka Galmudug ayaa waxaa afduubtay ciidamo beeleed ka carooday habka loo qeybsaday go laha deegaanka Caa budwaaq.

"Dowlada Galmudug waxay cambaaraynay saa dhacdadii Af-duub ka ahayd ee aaga Degmada Caabud-Waaq lo ogu gaystay shaqaale ka tirsan wasaarada arr imaha Gudaha Galmudug Dec. 2, 2022. Falalka af-duubku waa fal dambiyeed kasoo horjeeda dhamaan sharciga iyo nidaamka,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay maamulka.

Sidoo kale waxa qoraalka kasoo baxay ma amulka lagu sheegay in markii dambe lasii daay ay shaqaalaha uu kamid ahaa Agaasimaha was aaradda arrimaha gudaha, kadib markii uu wa an-waan arrintaasi ka galeen Odayaasha dhaq anka. "Dowlada waxay u mahad-celinaysa Sul dan Axmed Garbacune iyo Odayashii uu hoga aminayay ee ku guulaystay inay soo dayaan Shaqaalihii Dorraad la afduubay. Galmudug wax ay muhiimada 1aad siinaysa dhismaha dowlada ha hoose, iyadoo sanadkaan aanu ku jirno ay dhismeen illaa iyo shan degmo.”

Ugu dambeyntiina waxa la faray hay’adaha Amniga ee maamulkaasi in amniga degmada Caabudwaaq gacan buuxda lagu qabto.

Maxaa looga hadlay kulanka Muuse Biixi iyo DP WORLD?

Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Bii xi Cabdi ayaa waxa uu Shalay Madaxtooyada ku qaabiley wafdi uu hogaaminayo Maareeye-ku-xigeenka ahna Agaasimaha Maamulka iyo Madaxa Fulinta Bariga Dhexe iyo Afrika ee Shirkada DP World Mr. Suhail Al Banna.

Kulanka ayaa waxa lagaga wada-hadlay qo dobbo dhawra oo la xi dhiidha mashaariicda ay DP World ka wado So maliland, gaar ahaan magaalo madaxda Gobol ka Saaxil ee Berbera.

Sidoo kale waxaa diirada lagu saaray dha maystirka dhismaha qaybta koowaad ee Aaga Cashuuraha ka caagan (Free Zone) oo lagu wa do in bishan December aakhirkeeda la dhamm aystiro, iyada oo uu ku xigi doono hawsha fulin ta wejiga labaad.

"Waxaa xusid mudan in ay jiraan Shirkado badan (Companies) kala duwan oo isugu jira Aj aanib iyo kuwo ay dad-muwaadiniin ahi leeyihiin oo isu-diiwaangeliyey sidii ay uga faa’iidaysan lahaayeen una soo degi lahaayeen Aaga Ca shuuraha ka Caagan, si ay qayb uga noqdaan horumarka kobaca dhaqaalaha Somaliland,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Madaxtooya da Somaliland.

Maamulka, Bariga Dhexe iyo Afrikana ayaa dhankiisa waxa uu madaxweynaha warbixin gu ud ka siiyey hawlaha ka socda Dekeda Berbera oo uu xusay inay Dekedu noqon doonto xudun dhaqaale oo u adeegta wadamada geeska iyo Bariga Afrika. Sidoo kale waxa uu Madaxweyna ha uga mahadnaqay shirkada DP World dedaal ka ay muujiyeen intii ay gacanta ku haysay ma shaariicda kala duwan ee lagu horumarinayo Somaliland.

Jeneraal Ibraahim Yaroow Oo Geeriyooday & Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Ka Hadlay

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdic asiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tacsi ti iraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dham maan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Jeneraal Ibraahim Aadan Yarow oo ku geeriyooday Magaalada Muq disho.

Madaxweynaha ayaa xus ay in Marxuumku uu door wanaagsan uu ka soo qaa tay dhismaha iyo Tayeynta Ciidamada Qalabka sida isagoona xilal kala du wan soo qabtay.

"Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun. Ge erida ku timi Alle ha u naxariistee Marxuum Ibr aahim Aadan Yarow waa mid naxdin leh. Marxu umku waxa uu Qaranka Soomaaliyeed u soo adeegayey muddo dheer. Waxa uu xilal kala du wan oo muhiim ah ka soo qabtay Ciidamada qal abka sida, isagoona door muhiim ah ku lahaa dhismaha Ciidanka Qaranka Soomaaliy eed.

Madaxweyne Lafatagreen ayaa Alle uga baryey Marxuumka in uu hoygiisa ka dhigo Jan natul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday.

Al-Shabaab oo Sh/Dhexe ku dishay 10 qof oo shacab ah oo ay ku jiraan waayeelo

In ka badan 10 qof o shacab ah ayaa ku dhi ntay, tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen wee rar ay maleeshiyada Al-Shabaab ku qaadeen duleedka deegaanka Nuur-Dugle Dorraad.

Dhowr qof oo waayeello ahaa ayaa la sheegey nay ka mid yihiin dadka ay Al-Shabaabku ku dileen deegaankaas, waxaana weerarkan uu dhacay Khamiistii.Xildhibaan Yaasiin Cabdulla ahi Maxamuud (Yaasiin Farey) oo ka mid ah Xil dhibaanada Golaha Shacabka ee wax ka hogga aminaya hawlgalada ka socda Gobolka Shabe ellaha Dhexe ayaa sheegay in Al-Shabaab ay toban qof oo shacab ah ku dishay tuulooyin hoostagga deegaanka Nuur Dugle ee gobol kaasi.

Xildhibaan Yaasiin Farey ayaa sheegay in Al- Shabaab ay weerartay fariisimo xoogaga deegaanka ku leeyihiin tuulooyinkaasi, islamar kaana ay iska caabin xoog leh kala kulmeen Ma cawiisleyda, sida uu yiri.

Xildhibaanka ayaa xusay ujeedada ay Sha baabku rayidka u beegsanayaan inay tahay si ay u cabsi geliyaanuga hortaggaan kacdoonka dadka shacabka ah ee looga soo horjeedo ururkaas.

Ciidanka Xoogga Dalka oo garabsanaya ku wa Macawiisleyda ayaa horaantii bishii hore ee November la wareegay deegaanka Nuur Dugle iyo tuulooyinka hoostagga.

Al-Shabaab ayaa horey shacab badan ugu laysay gobolka Hiiraan, ayada oo kadibna qiil ka dhigatay inay ahaayeen dad hubeysan.

Beesgiga Al-Shabaab ayaa loo arkaa mid laga leeyahay laba ujeedo, oo tan koowaad ay tahay ka aargudasho shacabka hubka u qaataan inay iska xorreeyaan, halkan tan labaadna ay tahay in lagu cabsi geliyo inay kuwa hor leh hubka qa ataan.

Maxaad ka ogtahay dhagaxa qaaliga ah ee dhowaan laga helay gudaha Soomaaliya?

Dhowaan ayay Jaamacad Canada ku taalla soo saartay natiijada baaritaan ay ku sameeys ay dhagax qaali ah oo laga helay Soomaaliya. Haddaba halkee ayuu markii hore ka yimid dha gaxa ay ku jirto macd anta?

Professor Cabdulqa adir Abiikar Xuseen oo arrimaha dhagaxaanta qiimaha leh wax ka qo ra, baaritaankii ugu horreeyayna ka samee yay ayaa sharraxay.

"Dhagaxaan horta dhagax dhuleed ma aha iyo mid ka yimid adduunyadan aan ku nool na hay, waa dhagax ka yimid hawada sare, gaar ahaan meel dayaxa ka sarreysa sida meerayaa sha Maaris iyo Jubitar. Sidaas darteed, mararka qaar dhulka ayaa soo jiita oo dhulka ayay ku dhacaan dhagxaantan qaasatan kuwa Nikel-ka ka sameysan, halka qaar kalana ay hawada ku dhammaadaan,” ayuu yiri Professor Cabdulqa adir Abiikar Xuseen oo arrimaha dhagaxaan wax ka qoray.

"Dhagaxan hadda waxa uu ka mid yahay kuwa dhulka soo gaaray ee aadka u adag mar kii Muqdisho la keenayna waxaan ahaa ninkii ku sameeyay baaritaankii ugu horreeyay kaas oo aan ku ogaaday inuu yahay metorite. Waxa an baaray balliciisa, jooggiisa, cufnaantiisa iyo miisaankiisa oo kun kiilo ahaa,” ayuu yiri.

Professor Cabdulqaadir ayaa markaasi ka dib sheegay in qeybo ka mid ah dhagaxa ay u direen Jaamacadaha California iyo Alberto si ay baaritaan ugu sameeyaan. Ka dib Jaamacadda Alberto ayaa baaritaan dheeraad ah sameysay waxayna ogaatay in dhagaxa uu laba macdan ka kooban yahay.

Natiijadii ka soo baxday baaritaanka Jaamacadda Alberta ee Canada.

Cilmi-baarayaasha Jaamacadda ayaa waxay sheegeen in dhagaxaan ay horey u yaqaanne en isla markaana horey looga sameeyay gaba yo, heeso iyo sugaan kale iydaoo qiyaastii laga joogo waqtigaas muddo shan qarni ah . Sidoo kale dhagaxaan ayaa loo adeegsadaa sooof eynta/afeeynta mindiyaha.

Magacyada rasmiga ah ee macdanta cusub waa elaliite iyo elkinstantonite. Waxaa aqoonsa day saynisyahanno ka tirsan jaamacadda Albe rta oo eegay jajab 70 garaam ah oo ka yimid 15-tan ee meteorite-ka, kaas oo lagu sheegay inuu yahay kii sagaalaad ee ugu weyn ee gaa dha meereheenna, qiyaastii 90% birta.

Magaca "eliite” wuxuu bixinayaa xaqiiqda ah inay dhab tahay in macdantan laga soo saaray deegaanka Cel-Cali oo ka tirsan gobolka Hiira an ee bartamaha dalka Soomaaliya, "elkinstant onite” waxaa loogu magac daray khabiirka Na sa Lindy Elkins-Tanton.

"Lindy waxay qabatay shaqo badan oo ku saabsan sida xuddunta meerayaasha u sam eeyaan, sida kuwan nikkel-ka birta ah u same eyaan, iyo analoogga ugu dhow ee aan hayno waa meteorites birta. Markaa waxay macno u le edahay in magaceeda loo bixiyo macdan iyada oo la aqoonsanayo waxtarkeeda sayniska.” "ayuu yiri Prof Chris Herd oo qiimeeya ururinta

saadaasha ee Jaamacadda Alberta.Isha: BBC

Maxkamaddeynta Nin Darawal Gaari Ku Dil ay Degmada Balcad Oo Shalay Bilaa batay

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa Shalay oo sabti ah bilowday Maxkamadeynta Nin degmada Balcad ee Gobolka Shabeel laha Dhexe 29-kii November 2022 darawal gaari ku dilay gudaha degmadaas. Eedeys anaha oo lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cad dow Ciise Maxamed ayaa si bareer ah u dil ay Seylax Cabdulle Axmed oo ahaa darawal gaari BL ah, kaasi oo loo dilay muran ka dhashay lac ag lagu qaadayay Bar-koontarool oo ku taalla degmada Balcad.

Xeer ilaalinta ayaa Maxkamadda ka dalba tay in eedeysane Cabdiraxmaan Caddow Ciise lagu rido xukun dil toogasho ah, maadaama ay dilkaas uu geystay ay ku marqaati fureen dad shacab ah oo saarnaa gaariga uu lahaa Marxu umka dhintay.

Gaba-gabadii Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Maxkamadda ay Go’aanka kama da mbeysta ah kasoo saari doonto kiiskaan.

Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ay aa maalmo kahor degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe kusoo qabtay Cabdiraxm aan Caddow Ciise Maxamed, kadib markii uudi lay marxuum Seylax Cabdulle Axmed oo ahaa darawal gaari BL ah

Deni Oo Is-Hortaag Ku Sameeyay Safar Ay Puntland Ku Tagi Leheyd Wasiir Khadiija Al-Makhsuumi.

Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa la sheegay inuu is-hortaag ku sameeyay safar ay deegaanada Puntland Shalay ku tagi leheyd Wasiirka Deegaanka iyo iabedelka Cimi lada dowladda Soomaaliya.

Sida warbaahinta qaar ee Pu ntland qoreyso, wasiir Khadiija Al-Makhsuumi ayaa ujeedka safarkeeda ahaa sidii ay u tagi leheyd Deegaan u dhexeeya Garacad iyo God ob-jiraan oo ah deegaan uu bacaad badan ku habsaday, si ay qeyla dhaan ugu muujiso be esha caalamka iyo dowladda in wax laga qabto xaaladda adag ee ka jirto halkaasi, gurmad deg deg ahna lala gaaro dadkii degenaa oo isaga barakacay.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbe yso in maamulka madaxweyne Deni uu baajiyo socdaalka Wasiirka Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada, wuxuuna qorsheheeda ahaa in marka hore ay ku hormarto Garoowe, halkaasna ay iska raacaan xubno kamid ah maamulka Pun tland.

Arrintan ayaa sare usii qaadeyso khilaafka curdunka ah ee u dhexeeya dowladda Sooma aliya iyo maamulka Puntland, wuxuuna Deni ka careysan yahay in waxyaabihii uu ka filayay aan ey ka helin madaxweynaha Xasan oo uu aami nsan yahay inuu wax ka soo dhistay.

Faysal Cali Waraabe oo waali ku tilmaamay furista ururada siyaasada Somaliland

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa waali ku tilmaa may talaabada ay xukuumadu ku doonayso in lagu galo door ashada ururada.

Faysal ayaa sheegay in talaaba dani ayna khatar ku ahayn xisbi yada mucaaradka ah, lakiin ay kh atar ku tahay jiritaanka Somal iland, isagoo madaxweynaha ku eedeeyay in uu Somaliland burburinayo.

"Aragtida waalida ah ee ah in si toos ah loo soo doorto ururo siyaasadeed oo aan hore loo arag, maaha mid khatar ku ah xisbiyada qaran ka ee mucaaridka ah balse waxay khatar ku ta hay jiritaanka Somaliland, Muuse wuxuu ku soc daa wadadii burburka Somaliland” ayuu yidhi Guddoomiye Waraabe.

Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa aad uga soo horjeeda in lasoo hormariyo doora shada ururada siyaasada, taasi oo sababtay in xisbiyadu ay kalsoonida kala noqdaan xuku umada Somaliland.

Dhinaca kale, xukuumada ayaa ku adkaysan aysa in doorashada ururadu ay soo horayso, isla markaana doorashadii madaxtoo yada ayaa dib loo dhigay.

Qaramada Midoobay Oo Soo Saartay Baaq Ku Socda Madaxda Soomaalida

Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah (IDPD), Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa Shalay ku boggaadisay maamullada Soomaaliya horu marka ay ka ga areen aqoons iga xuquuqda dadka naafada ah, waxayna ku dhiirigelisay in ay sii xoojiyaan guu laha ay gaareen.

"Sannadkii 2019-kii, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay saxiixday Axdiga Qaramada Midoobay ee Xuquuqda Dadka Naafada ah – tani waxay arrin taariikhi ah u ahayd Sooma alida naafada ah iyo qoysaskooda, waana mid muujinaysa sida ay dalkooda uga go’antahay horumarinta, ilaalinta, iyo hubinta in dhamm aan dadka naafada ah ay si buuxda oo siman ugu naaloodaan xuquuqda aadanaha iyo xorri yadaha aasaasiga ah,” ayay tiri ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Q/ Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Anita Kiki Gbeho.

"Si loo helo bulsho si dhab ah loogu wada dhan yahay, caqabadaha jireed iyo is-gaarsiinta waa in meesha laga saaraa, lana dejiyo sharci ku saabsan xuquuqda naafada, iyo sidoo kale dhismaha Hay’adda Naafada Qaranka, Soo maaliya waxay muujisay sida ay uga go’an ta hay in arrintan ay dhacdo.

Q/Midoobay ayaa Madaxda Soomaalida ugu baaqday inay sii waddo dadaallada la doo nayo in arrimaha naafanimada lagu daro horu marka dalka, waxayna diyaar u tahay inay taa geerto,” ayay raacisay Mw. Gbeho, oo sidoo ka le hadda ah Madaxa Sii Hayaha ah ee Xafiiska Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).

Iyadoo sanad walba la xuso 3-da Disembar, Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa aasaasay Maalinta Caalamiga ah ee Naafada sannadkii 1992. Maalintu waxaa looga gollee yahay in kor loogu qaado fahamka arrimaha na afanimada iyo laguna abaabulo taageerada sha rafta, xuquuqda, iyo fayo-qabka dadka naafada ah. Waxaa kale oo ay doonaysaa inay kordhiso ka warqabka faa’iidooyinka laga helo isdhexgal ka dadka naafada ah dhinac kasta oo siyaasadeed, bulsho, dhaqaale, iyo nolol dhaq ameed


MAXAA LAGU ARKAY WEBIGAN OO AY DAD BADAN USOO BOOQDAAN? WEBIGA ITOOBIYA


Magaalada Umuaja ee gobolka Delta ee dal ka Nigeria oo uu maro Webiga Ethiope, waa ma gaalo ay dadku jecel yihiin inay booqdaan ayna sawirro isaga qaadaan.

Maxay tahay sababta?

Waa Webiga Ethiope sababta ay dad badan u tagaan magaaladas.

Dhulka uu webigan maro waa me el "barakeysan, sababtoo ah waxaa la sheegay in biyahan ay dadka siiyaan awood, ka dawee yaan cudurro isla markaana ay dadku helaan wixii ay niyadda ku hayaan."

Oyolu Lucky, waa haweeney ku howlaneyd ilaalinta iyo daryeelidda biyaha webiga muddo 20 sano ah, waxay BBC laanta Igbo uga warran tay sida uu aabbaheed uga sheekeeyay taariikh da biyahan. Sida uu aabbaheed qabo, saynisyahan hore ayaa sheegay in biyaha webiga ay awood ba dan lahaayeen xilliyadii hore sababtuna ay ta hay inay ka saafisan yihiin biyaha kale.

"Waxaa la sheegay in nin ugaarsade ahaa iyo kooxdiisa ay jareen geed meesha ku yaall ay, maalintii xigtay markii ay meesha tageenna ay arkeen geedkii oo sidiisii u taagan.”

Oyolu Lucky

Dadka boqday webiga ayaa sheegay in ge edka iyo biyuhu ay yihiin wax ay dadka deegan ka barakeystaan wuxu unasaynisyahanku she egay in geedku yahay waxgaarah oo muhiima

Wuxuu sheegay in biyu hu ay ka soo burqadeen geed weyn hoostiisa kaasoo muddo sanado ah meesha ku yaalla, awoodda biyaha ayuuna sheegay inay halkaas ka yimaadeen. Waa biyo mara magaalooyin ba dan oo dalkaasi ah. Wuxuu sidoo kale sheegay in dad badan ay soo booqdaan si ay awood uga helaan ayna hal kaasi "ugu duceystaan”.

Weli ma jirto cid saynis ahaan xaqiijisay arri ntan, balse dadka deegaanka ayaa biyahan isti cmaalayay muddo sanado ah iyagoo aamin ku qaba.

Dadka booqday ayaa sheegay in marka ay webiga tagaan oo waxa ay niyadda ku hayaan sheegtaan, "tusaale ahaan, inaad dooneyso ina ad ilmo dhasho……hadii aad niyadda ku qabato kuna duceysato…..aysan wax badan kugu qaad aneyn inaad hesho.”

Taas ayayna sheegeen inay keeneyso inay aaminaan in webigan uu yahay "haddiyad dhan ka Eebbe ka timid” oo dadka uu usoo diray.

XIGASHO:-BBC



WAA KUMA NINKA UU MAREYKANKU KU DARAY LIISKA ARGAGIXSADA?


Qari Amjad

XIGASHADA SAWIRKA,@ABDSAYEDD

Dowladda Maraykanka ayaa liiska argagixisada caalamiga ah ku dar tay Qari Amjad oo loo yaqaanno Mufti Muzahim, oo ah ku xigeenka ami irka kooxda Tehreek-e-Taliban Pakistan ee dalka Pakistan iyo saddex ho ggaamiye oo kale oo ka tirsan ururka xagjirka ah ee Al-Qaacidda oo iyagana lagu dhawaaqay in liiskan lagu soo daray.

War qoraal ah oo ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in afartan qof lagu daray liiskan sababo la xiriira dhaq-dhaqaaq yo ay ka wadaan gudaha ururradooda argagixisada ah. Saddexda hogga amiye ee ka tirsan Al-Qaacidda, ayaa magacayadooda lagu sheegay Osama Maxamed, Atif Yaxya Ghori iyo Muxumed Maruf.

War saxaafadeedka ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ee arrintan la xiriira ayaa waxaa lagu sheegay in Mareykan ka uu adeegsan doono dhammaan awoodihiisa la dagaallanka argagixi sada si meesha looga saaro dhammaan isku dayga argagixisada ee Afghanistan.

Bayaanka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Mareykanka uusan marn aba oggolaan doonin in Afgaanistaan mar kale loo adeegsado goob sal dhig u ah argagaxiso.

Ka dib markii uu go'aankan soo baxay, afhayeenka ururka la mamnu ucay ee Tehreek-e-Taliban Pakistan ayaa muujiyay 'in ay ka xun yihiin' tallaabadaan waxayna sheegeen in ururkoodu uu si cad ugu sheegay Pakistan iyo Mareykanka iyo xoogagga kale in ay u dagaallamayaan qiy am diimeed iyo mid qaran, kaas oo aan lahayn ajande kale.

Waa kuma Qari Amjad oo loo yaqaanno Mufti Muzahim?

Bayaanka ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Qari Amjad uu mas’uul ka yahay dhaqdhaqaaqy ada kooxaha xagjirka ah iyo falalka guracan ee ay ka wadaan gobolka Khyber Pakhtunkhwa ee dalka Pakistan.

Dhowr maalmood ka hor ayaa bayaan uu soo saaray ururkan la ma mnuucay ee TTP ee Pakistan, wuxuu amar ku bixiyay in weerarro saf-ball aaran ah laga gaysto guudahaan dalka Pakistan.

Bayaankan oo uu soo saaray afhayeenka ururkaasi oo ka tirsan wa axda difaaca ama wax-iska-caabbinta ee ururka ayaa gaba gabadii bay aankan waxaa lagu qoray magaca qofka soo saaray oo ahaa ‘Mufti Muz ahim’.

Wariye sare iyo falanqeeye Mushtaq Yousafzai ayaa BBC-da u shee gay in inkastoo Qari Amjad uu ku firfircoonaa gudaha kooxda Talibanka Pakistan, haddana uusan ahayn nin caan ka ah kooxda dhexdeeda. "Waxaa loo magacaabay ku xigeenka madaxa TTP, sababaha ugu waa weyn ee xilkaan loogu magacaabay ayaana ah xiriirka uu la leeyahay qay bta degmada Malakand oo ka tirsan gobolka ay ku noolyihiin dadka laga tirada badanyahay."

Waxa uu sheegay in inta badan hoggaamiyaasha Taalibaan ee qey bta Malakand lagu dilay howlgalo ciidan iyo howlgalo kale intii lagu guda jiray dagaalka lagula jiro Argagaxisada,sidaas darteedna laga yaabo in loo dhiibo jagada Naib Caamir oo uu ku matalo gobolkan muhiimka ah. Qari Amjad waxaa uu ka soo jeedaa degmada Dir ee gobolka Khyber Pakhtunkhwa.

Dadka deegaanka ayaa markii dambe BBC-da u sheegay in Qari Am jad uu waxbarashadiisii ​​hore ku soo qaatay deegaankiisa, kadibna uu gal ay machad ku yaalla magaalada Jindol oo uu ku bartay cilmiga diinta. Aabbihii wuxuu macallin ka ahaa iskuul dowladeed.

Sarkaal diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa sheegay in Qari Amjad uu ku biiray kooxda Taalibaan xilligii uu dhalinyarada ahaa, sanadihii 2007-08 oo ay ku soo badanayeen kooxaha xagjirka ah deegaanka, mar kii uu ururka ku biirayna uu sii xoojiyay dhaqdhaqaaqiisa. Waxa uu door muhiim ah ka qaatay dhaqdhaqaaqyada kooxda.

Si kastaba ha ahaatee, Qari Amjad ayaa sanadkii 2010-kii u aaday dalka Afgaanistaan ​​sababo la xiriira howlgallada ay ciidamada ammaan ka ka sameeyeen aaggan, kadibna waxaa soo baxay warar sheegayay in dhowr sano ka dib uu Qari Amjad uu dib ugu laabtay dalka Pakistan, bal se uu si dhaqsi ah ugu soo laabtay Pakistan.

Ilo xog ogaal ah ayaa sheegay in mid ka mid ah walaalaha Qari Amjad uu ku dhintay iska horimaad dhexmaray ciidamada ammaanka, balse BBC-du si rasmi ah uma xaqiijin karto arrintaas. Sida laga soo xigtay dadka de egaanka, ka dib markii uu dib ugu laabtay Afgaanistaan, waxaa la wa ayay xiriirkii uu la lahaa deegaankiisa. TTP

XIGASHADA SAWIRKA,EPA

Muxuu yahay ururkan TTP?

Tehreek-e-Taliban Pakistan ayaa 14-kii sano ee ugu dambeeyay u dagaallamaysay sidii dalkaas looga dhaqangelin lahaa ku dhaqanka sha reecada Islaamka.

TTP ayaa doonaysa in dowladdu ay sii deyso xubnaha u xiran, isla markaana ay yareyso joogitaanka ciidamada ee deegaannadii ay markii hore joogi jireen. Maadaama TTP ay ku hawlan ta hay in ay sare u qaaddo awooddeeda aagaggaas, ma rabto in ciidan laga helo meelahaas.

TTP waxa ay doonaysaa in ay xukunkeeda ku ma amusho deegaannadaas, sababtaas awgeed ciidanku waxa ay sii wad aan in ay iska hor-imaadyo dhexmaraan.

TTP waxaa loogu yeeraa Taalibaanka Pakistan. Waxaa jira kooxo yar yar oo badan oo hoos yimaada ururkan oo la sameeyay 2007.

Wariye sare Saqlain Imam ayaa leh, "Tehreek-e-Taliban Pakistan ma aha hal urur. Waxaa ku jira kooxo yaryar oo badan. Waxay doonaysaa in la dhimo saamaynta Pakistan ee FATA iyo gobolka Khyber Pakhtunkhwa ee dalka. Dowladda Pakistan-na waxay dooneysaa inay dejiso oo ay yar eyso saameyntooda.

Waxa uu yiri, "Tani, waxay sidoo kale bilowday dejinta xubnaha TTP ee Swat, Bajaur iyo Kurram, laakiin halkaas waxaa ka bilaabatay inay is ku dhacaan dadka ka soo jeeda beelaha laga tirada badan yahay sida Shia Pathans.

TTP ayaa sidoo kale billowday beegsiga beelaha laga tirada badan yah ay. Taasi oo ay keentay in dawladda Pakistan ay mar kale ka istaagto go’ aan adag arrintaa.XIGASHO:BBC


ISKU AADKA WAREEGGA 16-KA EE KOOBKA ADDUUNKA OO LASOO SAARAY

Wareega group-yada ee koobka adduunka ee ka socda dalka Qatar ayaa lasoo gaba gab eeyay waxaana hadda loo soo gudbay waree gga bug-baxa oo ay 16 kooxood isugusoo har een.

Koobka adduunka waxaa sanadkan ka soo baxay natiijooyin lama filaan ah, iyadoo Arge ntina ay guuldarro ka soo gaartay Saudi Arabia, Japan oo ka badisay Jarmalka iyo guushii muhi imka ahayd ee Morocco ay ka gaartay Belgium. Xulka Germany iyo Uruguay ayaa ku wada har ay wareega guruubyada, iyadoo ay wehliyaan

Belgium iyo xulka qaranka Denmark oo semi-finalka tagay yuuradii sannadkii 2020.

Haddaba, waxaa lasoo saaray isku aadka areegga 16-ka ee koobka adduunka, iyadoo Shalay la billaabayo labada kulan ugu horrre eya.Badi xulalka waawayn ayaanan isku beegmin wareeggaan. Inkastoo Qaramo si yaa ble kusoo baxay aanan la dhayalsan karin awoo ddooda.

Xulka Argentine & Australia oo isku beegm ay ayaa Shalay wada cayaaraya,sidoo kale Na therland & Maraykanka ayaa wada cayaaraya. 

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO ISKU AADKA WAREEGGA BUGBAXA





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip