HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 2-DA AGOSTO 2022-KA
Xog: Xasan oo la kulmay xildhibaanada Mur usade ee horey uga baaqday kulankiisa
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dorraad la kulmay Xildhibaan nada Beesha Murusade ee habeen ka hor ka baaqsaday kulankii Xildhibaannada laga soo do orto Galmudug.
Sida ay ogaatay Caasimada Online, Xildhiba an ada beesha Murusade ayaa hore u saluugs ana xulashada Madaxweynaha ee xubinta gola ha wasiirrada ku meteli doona beeshaas oo ah Xasan Macallin, oo sida ay sheegeen aan laga la tashan.
Hase yeeshe kulan ka Dorraad ayaa mee sha looga saaray saluu gaas, ayada oo lasoo wari nayo in uu is afgarad ku soo dhamaaday.
Kulankaan ayaa waxaa qeyb ka ahaa Xildhiba an hore Xasan Macalin oo lagu wado inuu ka mid noqdo Golaha Wasiirada la magacaabi do ono, ahna qofkii diidmada ay ka timid markii ho re. Ujeedka kulankaan iyo kuwa lamidka ah aa ee maalmihii dambe uu Xildhibaanada la ye ela nayay madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ah si dii xildhibaanada loogu qanci lahaa Golaha Wa siirada lasoo magacaabayo oo codkooda kals oonida ay u sii lahaayeen.
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa laga soo xi gtay inay socoto qaban-qaabadii u dambeys ay ee munaasibada la filayo in looga dhawaaqo Golaha Wasiirada cusub ee Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre.
Wararka qaar ayaa sheegaya inay suurta-gal tahay in wasiirada la shaaciyo Xalay, halka ku wa kalena ay sheegayaan inay dhici karto berri subax. Xafiiska Xamza waa uu diiday inuu shee go waqtiga rasmiga ah.
Dadweynaha Soomaaliyeed ayaa si weyn Isha uga haya liiska la shaacinayo, ayada oo la filayo inay kasoo dhex muuqan doonaan Gol aha Wasiirada siyaasiyiin qaarkood aan xild hibaano aheyn.
Golaha Wasiirada cusub ee DF oo lagu dhawaaqayo
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa waxaa lagu wadaa in saacad aha soo socda uu ku dhawaaqo Golahiisa Was iirada, xili ay mudo yar uga harsan tahay waqt igii Golaha Shacabka ay u siiyeen in uu kusoo magacaabo.
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa laga soo xigtay inay socoto qaban-qaabadii u dambey say ee munaasibada la filayo in looga dhawa aqo Golaha Wasiirada cusub ee Ra’iisul Wasa are Xa mze Cabdi Barre.
Wararka qaar ayaa sheegaya inay suurta-gal tahay in wasiirada la shaaciyo Xalay, halka ku wa kalena ay sheegay aan inay dhici karto berri subax. Xafiiska Xamza waa uu diiday inuu sheego waqtiga rasmiga ah.Dadweynaha Soo maaliyeed ayaa si weyn isha uga haya liiska la shaacinayo, ayada oo la filayo inay kasoo dhex muuqan doonaan Golaha Wasiira da siyaasiyiin qaarkood aan xil dhibaano aheyn.Arrintan ayaa im aneysa ayada oo soo geba-geb oobeen wada-halladii ugu da mb eeyay ee madaxda sare ee dalka ay ka yee lanayaan dhismaha xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.Ra’iisul wasaaraha ayaa muddooyinkii u damb eeyay kulamo la qaadanayay waxgaradka, siy aasiyii nta, dhalinyarada, haweenka iyo qayba ha kale duwan ee bulshada oo uu kala hadla yey xuk uumadda cusub ee lagu wado in la soo dhiso toddobaadkaan gudahiisa.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaaraha dalka Xamza Cabdi Barre ayaa sidoo kale soo afmeeray kula madii ugu dambeeyay ee lagu soo dhisi lahaa xukuumadda cusub ee la waregeysa talada dal ka, ayada oo liiska Dorraad lagu dhawaaqi do ono.
Faroole: Doorashooyinka qof iyo cod ee Puntand waa in meel la iska dhigaa, mudna an maleh
Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdirax maan Faroole, ahna senator katirsan aqalka sa re, ayaa ku baaqay in haatan meel la iska dhi go doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda Punt land.
Cabdiraxmaan Faroole oo hog gaamiye ka ah urur siyaasadeed lagu magaca abo Horseed, wuxuu sheegay inaysan wax mudnaan ah lah ayn doo rashooyinkaas, taas beddelkeed na wu xuu ku baaqay in xoogga la saaro wax ka qab ashada abaaraha Puntland &colaada ha.
Faroole wuxuu sheegay inaan wax natiijo ah laga haynin doorashooyinkii horey u dhacay, gaar ahaan kuwii ugu dambeeyay. isagoo shee gay in maamulka hadda jira uu doorashada ka qaban waayay degmada Eyl.
"Doorashooyinka qof iyo cod waa in meel la iska dhigaa Priority maaha," ayuu yiri Faroole oo sidoo kale dowladda Federaalka uga digay inay fara-geliso doorashada madaxtinimada Puntland.
Si kastaba ha ahaatee, Faroole oo Puntl and soo xukumay 2009/2014, ayaa ahaa mada xweynihii ugu horreeyay ee isku dayay inuu qa bto doorasho qof iyo cod ah. Hase ahaatee, diidmo lagaga horyimid sannadkii 2013, ayaa sababtay inuu joojiyo doorashooyinkaas, iya doo weliba ay hal maalin ka dhiman tahay doo rashooyinkii degmooyinka ee golayaasha deeg aanka.Hadalka Faroole ayaa kusoo beegmay, iya doo haatan Puntland laga dareemo saans aanta u diyaar garowga doorashada madaxtin imada ee 2024.
Madaxweynaha maamulma Galmudug, ayaa Dorraad furay kalfadhiga shanaad ee Baarl amaanka Galmudug
Madaxweynaha maamulma Galmudug, Ax med Cabdi Kaariye Qoor qoor, ayaa Dorraad fu ray kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Gal mudug oo Dorraad ka furmay Xarunta Baarlam aanka ee magaalada Dhuus amarreeb.`
Madaxweynaha ayaa muna asabadda ka jee diyay khu dbad dhinacyo badan taabana ysa oo ay ugu ho reyso saa meynta abaara ha, guulaha laga gaa ray dhan ka amniga, dhismaha dowla daa ho ose, dha qaalaha, adeegga bulshada iyo masha ariicda horumarineed. Madaxweyna ha ayaa dhina ca kale u mahad celiyay Baarlam aanka Galmu d ug iyo howlihii ay soo qabteen afartii kal fadhi ee hore, wuxuuna kula dardaar may in la arda rgeliyo howlo qorsheedka hory aalla kalfa dhi gan shanaad ee baarlamaanka.Ugu danbeyn tii, Madaxweynaha ayaa si rasmi ah u furay Kal fadhiga 5aad ee Baarlamaanka Dowladd gobol eedka Galmudug.
Afar qof oo Dorraad lagu dilay duleedka MUQDISHO
Wararka laga helayo duleedka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa she egaya in ugu yaraan 4 qof oo isugu jiro askar iyo dad shacab ahaa ay ku dhinteen rasaas ay fureen kooxo hubeysan oo weeraray bar koon tarool oo ku taalla deegaanka Ceelasha Biya ha.
Ilo dadka deegaanka ah ayaa innoo sheeg ay in dadka la dilay ay kala yihiin 2 askari iyo 2 qof oo shacab ahaa, ku waas oo goobta ku sug naa. Ragga weerarka ge ystay oo watay gaari nooca raaxada ah ayaa ka baxsaday goo bta, sida ay shaaciyeen sara akiil ka tirsan laam aha amma anka Somaliya.
Maydadka ayaa loo soo qaaday dhanka ma gaalada Muqdisho, waxaana la geeyey isbitaal kaweyn ee Madiina.
Ma cadda sababta rasmiga ah ee ka damb eysa dhacdadaan, balse waxay qayb ka noqo neysaa falalka ammaan dari ee ka dhacaya magaalada Muqdisho.
Qaar ka mid ah dadka deegaanka iyo dara wallada gaadiidleyda isaga kala goosha Muqdi sho & Afgooye ayaa maalmahaan dambe wal aac ka muujinayey amniga wadadaasi.
Falkan ayaa qayb ka noqonayo amni darr ada ka jirta Muqdisho iyo nawaaxigeeda, wax aana dhibaatooyinka dhacaya qayb ka ah dhac iyo dhibaatooyin kale oo ay geysanayaan ciyaal weero.Arrintaan ayaa ku soo aadeyso, ayada oo Dorraad dilal qorsheysan ay siyaabooyin kala duwan uga kala dhaceen magaalooyinka Muqdisho iyo Afgooye, kuwaas oo loo geystay wiil la gu magacaabi jiray Cabdiweli Jeekey iyo sidoo kale Nabadoon Aadan Abshir Maadey.
Al-Shabaab oo soo bandhigtay askari maxb uus ah, hub culus iyo gaari ay ku furteen dagaalkii Aato
Kooxda Al-Shabaab ayaa baahisay sawirra da hub culus oo ciidamada Liyuu Boolis ee dow lad deegaanka Soomaali Galbeed ay uga furt een dagaalkii ka dhacay magaalada Aato ee gobolka Bakool.
Sidoo kale Al-Shabaab waxay baahiyeen sa wirr ada askari maxbuus ah oo dagaalka ay ku qabteen iyo gaari Cabdi Bile ah oo astaanta ciidamada Itoobiya ay ku buu fsan tahay.
Dagaalkii ka dhacay degaan ka Aato ee gob olka Bakool oo dhacay Jimcihii lasoo dhaafay, wuxuu ahaa mid aad u culus, oo aad ay isugu baaba’een dhinacyadii ay dirirtu dhex martay. Al-Shabaab waxay guulo waawe yn ka sheegt een dagaalkaas, waxayna ka soo saareen baya an ay ku sheegteen inay Aato ku dileen in ka badan 150 askari oo ciidanka Liyuu Boolis ah.
Sidoo kale maalin kadib dagaalkii Aato ka dhacay Jimcihii, kooxda Al-Shabaab waxay soo bandhigtay sawirrada tobanaan meyd ah oo ay ku sheegeen ciidankii ay laayeen ee Liyuu Boolis. Hase yeeshee sheegashada Al-Shab aab waxaa meesha ka saaray masuuliyiinta ma amulka Magaalada la weeraray ee Aato, iyagoo sheegay in dhimashada dhankooda aysan 10 qof ka badneyn, sidoo kalena ay laayeen dag aalyahanadii Magaalada soo weeraray ee Al-Shabaab.
Maxay reer Hiiraan uga dhigan tahay magac aabista golaha wasiirada HirShabelle?
Ayada oo Habeen hore saq-dhexe madaxweynaha HirShabelle,Cali Guudlaawe uu magacaabay golihiisa wasiirada oo ka kooban 80 xubnood oo isugu jiro wasiiro, wasiir ku-xigeenno iyo wa siiru dowleyaal ayaa wax aa ka dhashay fal-celin xoogan.
Cali Guudlaawe oo la bo sano ay ku qaadatay inuu soo dhiso xukuumaddaan cusub ayaa du rbo kala kulmay dhaleeceyn xoogan oo uga imaaneysa dhinaca reer Hiiraan.
Qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaan ka Soomaaliya ee ka ka soo jeeda Hiiraan ayaa si weyn u dhaliilay liiska golaha wasiirada ee uu ku dhowaaqay madaxweynaha HirShabelle.
Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo ka mid ah xubnahaas oo qoraal kooban soo saaray ayaa shaaca ka qaaday in aysan mar naba ku qanacsaneyn wasiirada cusub ee la soo magacaabay iyo guud ahaan hab dhisme edka dowlad goboleedka HirShabelle.
"Waxaan marnaba indhaha laga qabsan kar in Xaalada HirShabelle iyo sida aay wax ku soc ’daan, Waxaan baadi goob u’galeynaa helista hirshabelle ku dhisan aqoon iyo awood qeybsi midnimo leh HirShabelada shaqsiga jeebka ku wato waa laga saraaya insha allaah Dadka aan ku matalo kursiga xildhibaannimada ee reer Hii raan marna kuma qanacsaneen dhisida Hirsh abelle,” ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cabdu qaadir Maxamed.
Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in ay sii wadi doonaan baadi goob uu sheegay inay ugu jiraan xaq ka maqan reer Hiiraan, isaga oo tilm aamay in aysan xal u arkin wasaaradaha loo kala wareejiyey laba beelood, sida ka muuqata golaha wasiirada cusub ee HirShabelle.
"Waxaana hormuud ka noqon doonaa helis ta xaqa naga maqan Wasaaradaha loo’kala wa reejiyey Labada Beelood ma ahan wax lagu se exin karo Dadkeyga Xaqa iyo xaquuqda kama qan ayaa ka Baaxad weyn xisaabta shaqsiga gaarka ah uu wato Hadii guudlawe uu Diiday in uu talo iyo tusma ka Dhageysto madaxda deeg anka waxaan sugeynaa Halka uu ku furo Geed iga” ayuu markale hadalkiisa sii raaciyey xildhi baanku.
Dhankiisa xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale oo isna ka soo jeeda Hiiraan ayaa ka hadlay arrintaan, wuxuuna si adag uga hor yimid xukuumadda uu soo dhisay Guudlaawe.
"HirShabelle Geel markii loo heeso goronyo ayey u heestaa, dadkeygoow haba ku ma shquulina HirShabelle sidii aad u diideen ha ahaato, waqti badan, hanti iyo dhiig ayaa idinka galay in aad heshaan maamul labadaas gobol ah oo loo dhan yahay nasiib wanaag Dorraad matalaad dhab ah oo idin hor boodo ayaad heysataan” ayuu yiri Maxamed Buraale.
HirShabelle ayaa mudo dheer ku jirtay khil aafaad dhanka maamulka ah taas oo ka dha latay doorashadii madaxweyne Guudlaawe, waxayna taas hoos u dhigtay horumarkii maa mulka.
Nabadoon Caan ahaa oo lagu dilay degm ada Afgooye ee gobolka Sh/hoose
Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in halkaasi kooxo hubeysan ay ku dileen Nabadoon Caan ka ahaa degmada Afgooye oo lagu magacaabi jiray Aad an Abshir Maadey (Bujis).
D bleyda geysatay dilka Nabadoon Aadan Abshir ay aa la sheegay iney ku hube ysa nay een bastoolado, kuwaas oo Marxuum ka dhowr xab adood uga dhuftay qeyba ha sare ee jirkiisa, xili uu ku sugnaa meel aanan sidaas uga fogeyn Sa ldhiga degmada Afgooye.
Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay in na badoonka xiliga la dilaayay uu taagna wadada dhinaceeda isaga oo sugaayay Mooto bajaaj uu raaco, waxaasa la tilmaamay in mootada uu raac islahaa iney kasoo dageen kooxaha hub eysan ee toogtay, kuwaas oo islamarkiiba deg deg uga baxsaday goobta.
Ciidamo ka tirsan Booliiska degmada Afgoo ye ayaa dilka kadib gaaray goobta lagu toogtay Nabadoonka, kuwaas baaritaano ka sameeyay goobta Marxuumka lagu dilay iyo agagaarke eda, hayeeshe mala sheegin cid ay usoo qab teen falkaasi dilka ah. Lama oga sababta rasmi ga ah ee ka dambeysa dilka Nabadoonka, wax aase la sheegay in Nabadoonka uu ka mid ah aa waxgarad dhawaan ka qeyb galay kulamo lo oga hadlaayay horumarinta degmada Afgooye iyo munaasabad uu dhawaan xilka kula waree gaayay guddoomiyha degmada Afgooye
Mid ka mid wasiiradii uu magacaabay Guudlaawe oo iscasilay Iyo Xildhibaano Fedaraal ka ah oo si kulul u weeraray maamulka Hirshabeelle
Iyadoo Habeen hore xili dambe uu madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xus een uu ku dhawaaqay xubnaha liiska Golaha Wasiiradda maamulka Hirshabeelle ayaa durba waxaa soo baxday inuu is casilo mid ka mid ah wasiir ku xigeenada uu magacaabay
Xildhibaan Geelle Isaaq Warsame oo ka mid ahaa wasiiradda Hirsh abeelle ee la magac aabay ayaa shaa ciyay in uu iska casilay xilka was iir ku xig eenka Wasaar adda Amni ga Hir shabe elle, kadib qor aal uu soo dhigay bartiisa Facebook inkastoo uusan sheegin sababta ras miga ah ee ka dambeysa iscasilaadiisa, hayee shee warar hoose aan helnay ayaa sheegaya inuu saluugay xilka wasiir ku xigeenimo oo uu doo nayay in laga dhigo wasiir buuxa.
Dhinaca kale Xildhibaano ka tirsan Baarl amaanka Fedaraal ka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu tah ay gobolka Hiiraan ayaa si aad ah uga horyimid magacaabista Golaha Wa siiradda cusub ee maamulka Hirshabeelle, kuw aas oo sheegay ineysan waxba ka badaleynin magacaabista wasiiradaan go'aankii shacabka reer Hiiraan ay ku diidanayeen maamulka Hirshabeelle.
Xildhibaan Maxamed Cabduqaair Maxamed ayaa sheegay in dadka reer Hiiraan oo ay ku matalaan Baarlamaanka Soomaaliya ineysan marna ku qanacsanen hab dhismeedka Hirsha beelle, islamarkaana aysan indhaha ka qabsan doonin meel marinta rabitaanka shacabka ay matalaan.
"Waxaan marnaba indhaha laga qabsan kar in Xaalada hirshabelle iyo sida aay wax ku soc 'daan, Waxaan baadi goob u'galeynaa helista hirshabelle ku dhisan aqoon iyo awood qeybsi midnimo leh Hirshabelada shaqsiga jeebka ku wato waa laga saraaya insha allaah Dadka aan ku matalo kursiga xildhibaannimada ee reer Hii raan marna kuma qanacsaneen dhisida Hir sha belle. Waxaana hormuud ka noqon doonaa heli sta xaqa Naga maqan Wasaaradaha loo' kala wareejiyey Labada Beelood ma ahan wax lagu seexin karo Dadkeyga Xaqa iyo xaquuqda ka maqan ayaa ka Baaxad weyn xisaabta shaqsi ga gaarka ah uu wato Hadii guudlawe uu Dii day in uu talo iyo tusma ka Dhageysto madax da deeganka waxaan sugeynaa Halka uu ku furo Geediga" ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir Maxamed.
Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Buraale oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka So omaaliya ayaa isna dhankiisa si adag u dhal iilay hab dhismeedka maamulka Hirshabeelle oo uu sheegay in la joogo waqtigii reer Hiiraan ay heli lahayeen xaquuqda kaga maqan nid aamka Hirshabeelle.
"Hirshabelle Geel markii loo heeso goronyo ayey u heestaa, dadkeygoow haba ku mashqu ulina Hirshabelle sidii aad u diideen ha ahaato, waq ti badan, hanti iyo dhiig ayaa idinka galay in aad heshaan maamul labadaas gobol ah oo loo dhan yahay nasiib wanaag Dorraad matala ad dhab ah oo idin hor boodo ayaad heysata an" ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Cabdullahi Buraale.
Hadaladaan kasoo yeeray labada Xildhiba an ee ka mid ah Baarlamaanka Fedaraalka ay aa imaanaya, kadib magacaabista Golaha was iiradda Hirshabeelle oo Habeen hore xili dambe lagu dhawaaqay, waxaana sidoo kale dhaliilaha Xi ldhibaanadaan ay kusoo beegmayaan iyadoo wali madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudla awe uusan meel marin heshiisyo awood qeybsi uu bilaawgii sanadkaan Baledweyne kula soo saxiixday Waxgaradka Beesha Xawaadle oo tabasho xoogan ka qabay hab dhismeedka aw ood qeybsiga Hirshabeelle.
Ugu yaraan 20 qof oo ku dhimatay daad ad ku dhufatay dalka Uganda.
Tirada dadka la ogyahay iney ku dhinteen daadad iyo dhul go’ ka dhacay bariga Uganda ayaa gaadhay 20 qof.
Mutadawiciin iyo sidoo kale ciidamada qalabka sida ee dalkaasi ayaa wa jahaya xaalado adag iya ga ku howlan baadigoo bka dad masiibada asi ka badbaaday. Waddooyinka qaar ayaa ah kuwa aan lamari karin.
Muuqaallo baraha bulshadu la soo dhigay a yaa muujinaya daadad xawli ku socda, baabuur ay daadaka qarqiyeen iyo dhul-beereed ay biyo maansheeyeen. Wabiyaal dhowr ah oo ku ya alla gobollada Bugisu iyo Sebei ayaa qarka jab
saday kadib roobab mahiigaan ah oo Sabtidii
iyo Axadii halkaa ka da’a
Al-Shabaab oo weerar culus ka fulisay gudaha Kenya
Kooxda Al-Shabaab ayaa Dorraad weerar loo adeegsaday hoobiyeyaal ku qaaday saldhig ay ciidamada Booliska Kenya ku leeyihiin deegaanka Konton oo u dhow degmada Qorof-xaraar oo ka tirsan gobolka Waqooyi Bari ee wadankaasi.
Madaafiicda qaar ayaa waxa ay ku hoob teen gudaha saldhigga ciidamada la wee raray, sida ay sheegeen qaar ka mid ah dadka dee ga anka oo la hadlay warbaahinta maxalliga ah.
Sidoo kale war ka soo baxay Al-Shabaab oo looga hadlay duulaankaasi ayaa waxa ay ku sheegtay inay khasaare gaarsiisay ciidanka Ke nya, balse ma cadeyn inta uu la’egyahay.
Xaaladda ayaa haatan deggan, waxaana la sheegay ciidamada dalka Kenya ay weerarka ka dib dhaq-dhaqaaqyo ka bilaabeen deegaan nada u dhow xadka Soomaaliya.
Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka Ke nya oo ka hadlay weerarkaan waxay shaaciy een in ay ka hortageen, ayaga oo intaasi ku da ray inay ku raad joogaan raggii ka dambeeyey.
Kooxda Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro khasaare geysta ka fulisa gudaha dalka Kenya, gaar ahaan gobolka Waqooyi Bari oo xuduud dheer la leh Soomaaliya.
Weeerarkaan cusub ayaa ku soo beegmaya, ayada oo dagaalyahanada kooxda Al-Shabaab ay kordhiyeen weerarada ay ku hayaan Soom aaliya & dariskeeda, waxaana ugu dambeeyey duulaankii ay dhowaan ku qaadeen dalka Itoob iya, gaar ahaan dhulka dowlad deegaanka.
Si kastaba, dalalka Kenya iyo Itoobiya ayaa ka mid ah wadamada ka qayb-qaata dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab, waxa ayna ciidamo ka joogaan gudaha Soomaaliya.
Baarlamaanka Deegaanka Soomaalida oo ansixiyey guddi soo baaraya tacaddiyadii deegaankaasi ka dhacay.
Baarlamanka Deegaanka Soomaalida ayaa ansixiyey gole loo aasaasay baaritaanka taca ddiyada deegaanka ka dhaca, dib u heshiisiinta iyo xaalamarinta dhibbanayaasha deegaanka uu madaxweynaha soo hordhigay golaha xildh ibaannada.
Golahan oo ka kooban 7 xubnood ayey goluhu cod buuxa ku meel mariyeen. Golaha oo ay shaqadiisu noqon doonto tacaddiyadi dhacay iney soobaaraan warbixintoodana ay kula soo noqdaan golaha baarlamaaka deegaanka.
Xubnaha uu golaha meel mariyey oo kal ah:
1.Dr. Sufiyaan Xasan Qaasin
2.Mustafe Xaaji Caddoow
3.Sahra Cumar Cali
4.C/raxmaan C/llaahi Beynax
5.Maxamed Macallin Cismaan
6.Shaafi Siciid Luqmaan iyo
7.Foosiya C/qaadir
Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland Oo Gu ddoomiyey Shirka Amniga Maamulkaas
Madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee Dow ladd Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa Dorraad xarunta Madaxtooya da Ma amulkaas ku shir gudoomiyay Shir ka Amniga Jubbala nd, kaas oo bishi iba mar la qabto Shirkan oo qaat ay saacado badan ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Jubbaland, Saraakiisha Ciidanka Jubbaland, Xoogga Dalka iyo kuwa ATMIS. Wa xaana loo ga hadlay xaaladda amniga guud ee Jubbaland iy adoo warbixino looga dhageystay Taliyaya asha qaybaha kala duwan ee Cii danka.
Kulankaan amniga looga hadlayey ayaa waxa uu yimid xilli lamaha amniga Jubbland iyo kuwa Xoogga dalka kordhiyeen howlgalada Ka dhanka ah Al-shabaab kaas oo ay ka fulina yaan Gobolka Jubbada Hoose.
Dumar ku baaqay in la dhufaano ragga kufsiga geysta.
Mudaharaadayaal ka soo horjeedo xadg udubyada jinsiga la xirira ee ka dhaca dalka Koonfur Afrika ayaa ku baaqay in la soo afjaro
xadgudubyada aan kala joogsiga laheen ee haweenka loo geysto. Arrintan oo daba socotay kufsi galbeed ka Johanesburg looga geystay sid deed haw een ah oo filim duubayey.
Mid ka mid siddeedda gab dhood ee kufsiga loo geystay oo wargeys maxalli ah la hadashay waxay she egtay koox macdinta si sharci darra ah ula soo baxdo oo wajiga xiran iney dhali nyaro goobtaa ku sug neyd ay ku amreen iney kufsiga noo geystaan.
Shaqsiyaad falka kufsiga looga shakiyey ay aa la soo taagay maxkamad iyaga oo lagu soo eedeeyey Kufsi iyo Macdinta oo ay si sharci darra ah ula soo baxaan.
Dhacdadan oo noqotay mid argagax weyn ka abuurtay dalka Koonfur Afrika waxaa ka dha shay baaqyo cusub oo dolwladda loo soo jee dinayo oo ah ciddi faldambiyeed kufsi inuu gal ay ay ku caddaato in la dhufaano.
Warkabkii Ugu Horreeyay Ee Sida Qamadi Oo Kasoo Dhaqaaqay Ukraine, Kadib Heshiiskii Ruushka.
Markabkii ugu horreeyay ee sida qamadiga ayaa kasoo dhaqaaqay deked ku taalla dalka Ukraine kadib heshiis taariikhi ah oo lala galay Ruushka.
Saraakiisha Turkiga iyo Iran ayaa sheegay in markabka uu kasoo shiraacday magaalada dekedda leh ee dhacda Koonfurta Ukraine ee Odesa subaxnimadii ho re ee Dorraad.uushka ay aa go’doon geliyay dek edaha Ukraine tan iyo bishii February balse lab ada dhinac ayaa heshiis ka gaaray in maraakiib ta sidda Raashiinka ay kasoo baxaan Ukrai ne.Waxaa lagu rajo weyn yahay in heshi skan uu wax ka qabto gabaabsiga dhabka cuntada iyo qiimaha raashiinka dunida ee sare u kacay.
Gutteres: Dunida waxay khatar ugu jirtaa hubka Niyuukilarka.
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka digay dunida iney halis ugu jirto hubka Nukliyerka.
Antonio Gutteres wuxuu she egay khatarta dunida ku soo fool leh iney tahay tii ugu adk eyd oo dunida soo wajahdo tani iyo marki uu dhammaa day dagaalki qaboobaa.
Wuxuuna carrabka ku dhuftay khatarta jirta iney uga sii dartay duullaanka Ukraine, xiisadda ka taagan Gacanka Kuuriya iyo Bariga dhexe.
Gutteres ayaa hadalkaasii sheegay mar uu ka hadlayey shir ay lahaayeen waddamada saxiix ay Nukliyerka.
Wuxuuna waddamadasi uu ugu baaqay iney heshiiska Nukliyerka sii xoojiyaan ayna ka shaqeeyaan sidi dunida looga badbaadin lahaa khatarta hubka Nukliyerka uga
TACSI TIIRAANYO LEH
Maamulka Wareyska Mogadishu Times iyo Howladeennadiisa waxay ka Tacsiyad eynaya an geeridii ku timid Faadumo Muxu ddiin Max amed oo 31-ka July Muqdisho ku geeriyootay, waxayna Tacsidaas u dira yaan Caasho Sh.Ma xamed,oo ahyed She ekh Mukhtaar Sh.Muxud din Celi, Carruuta marxuumadda oo kala ah:-Muxyaddiin Sh.Muqtaar, Seynab C/haahi, Ja miilo Sh. Muqtaar & Mako Sh.Muqtaar iyo dha mmaan ehelka iyo qarabada waxayna leeyihiin Samir iyo Iimaan alle ha idinka wada siiyo Mar xuumaddana Janatul Fardowza Alle haka wara abiyo Aamiin Aamiin Aamiin.
TACSI TIIRAANYO LEH
Dr.Cismaan Axmed Jimcaale Dr. {Jimmy} , Muxyaddiin Axmed Jimcaale, {Tusbax}, Salaa do Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale, Xabiibo Axmed Jimcale {Biibto},Yuusuf Isma aciil Axmed {Carrabeey}, Max amed Xasan Xuseen {Anaa leh}, Qadro Ca badullaahi Cali Hagareey, Xamdi Cumar Xasan,Raxmo Maxa med Maxamuud {Laj ecel} Farxiyo C/Casiis C/l hi,Maxamed Xus een Ow Axmed {Suufi}, Cism aan Xuseen Aw Axmed {Waryeel}, Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe, Cabdi Cali Xasan {Yu ubane}, Shiino Axmed Rooble, Nuur Maxa med Cali {Nuur Qamadi}, Macallin Xasan, Salaado Maxmuud Axmed {S.Seef}, ,Farx iyo Maxamu ud Axmed Seef,Nuurto Cali Cu mar,Naasir Cali Cumar,Nasro Cali Cumar, Najiib Cali Cumar, Nuuraddiin Cali Cumar, Nimco Cali Cumar, Ma xamed Cismaan Ax med ,Xannaan Cismaan Ax med, Warddo Cismaan Axmed, Munasar Cism aan Axm ed,Maahir Cismaan Axmed, Muuno Cisma an Axmed,Qaalid Cismaan Axmed iyo Xaaskisa Naciimo C/Qaadir, Ayaan Cismaan, Faadumo Xasan, Kunciil Maxamuud Jii haa, Mahad C/Casiis C/hi, Cabdullaahi C/ casis C/hi, Axmed Nuur C/Casiis C/hi {Nuu noow}, iyo dhammaan Ganacsatada Suu qa Sanca iyo xaadadda Sanca ee M/Muqdi sho waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan qoyska ay ka geeriyoo tay Faadumo Muxud diin Maxamed, oo 31-ka July 2022-ka ku geeriyootay M/Muqdishowax ayna leeyih iin Samir iyo iimaan saadaq ah alle ha idin ka siiyo Marxuumaddan jannada allle ha u gu bishaareeyo
Aamiin Aamiin Aamiin.
WAA KUWEE DALALKA YURUB EE AQBALAY BAASABOORKA SOOMAALIGA?.
Baasaboorka Soomaaliya ayaa dhowrkii sano ee lasoo dhaafay u muuqday mid soo xoogaystay marka loo eego sida uu ahaa wixii ka dambeeyay burburkii dowladdii dhexe ee 1991-kii.
Inkastoo uu meel hoose uga jiro liiska kala sarraynta baasaboorrada, haddana waxaa muuqata in uu sanadkan ka horreeyo waddamo kale oo waawayn, oo ay ku jiraan Pakistan, Ciraaq, Suuriya iyo Afghanistan, sida lagu sheegay xogta ay shaacisay hay’adda Passport Index ee qiimaysa sharciyada socdaalka caalamka.
Horumarka uu sameeyay baasaboorka Sooma aliya waxaa ka mid ah in waddamada Yurub qaarkood ay si rasmi ah u aqoonsadeen muddo dheer kaddib.
Norwey:
Tan iyo bartamihii sanadkii 2018-kii, dalka Nor way ayaa aqoonsan baasaboorka ay dowladda Soomaaliya siiso muwaadiniint eeda.
Dadaal dheer kaddib ayay safaaradda Norway ku dhawaaqday xilligaas in ay aqba shay jiritaanka baasaboorkan, sidaas awgeed na ay dadka wata u saari doonto dal-ku-galkeeda (Visa), haddii uu shuruu daha kasoo baxo.
"Wada-shaqayn dhow oo ay yeesheen mas’uu liyiinta socdaalka ee Norway iyo Soomaaliya awgeed, Norway waxay aqo onsan doontaa Baasaboorka Soomaaliya laga billaabo 1-da bisha August 2018. Waxaa ku jira baasaboorka diblomaasiga iyo kan shaqaalaha dowladda iyo baasabo orka muwaadiniinta caadiga ah ee ay soo saarto waaxda socdaalka Soomaaliya,” ayaa lagu yiri qoraal markaas ay safaarad da Norway ee Soomaaliya soo dhig tay boggeeda Twitter-ka.
Waddamada kale ee Yurub, UK iyo dalal badan oo kale waxay baasaboorka Sooma aliya dad ka wata u aqoonsan yihiin qaxo oti, haddii ay dal-ku-gal u oggolaada anna kuma dhajiyaan baasaboorka.
Taas baddalkeeda waxay soo raaciyaan war qad caddaynaysa in fiisaha la siiyay qofka, mac uumaadkiisana ay ku xusan yihiin.
Sweden
Hase yeeshee, dowladda Sweden ayaa si gaar ah u qaddarisa baasaboorka Soom aaliga ah ee noociisu uu yahay diblomaasiga.
Baasaboor
Tan iyo bishii Jannaayo ee sanadkii 2020-kii, Sweden waxa ay aqoonsanayd baasa boor ka diblomaasiga ee Soomaaliya, gaar ahaan kan la soo saaray 2014-kii ama wixii ka damb eeyay
Balse, dhammaan noocyada kale ee baasabo orka Soomaaliga ma aqoonsana Sweden, sida lagu sheegay bogga internet-ka ee safaaradda Sweden.Waddamada Latin America ee fiiso-la’aan lagu tagi karo Dhowr waddan oo ku yaalla Koonfurta Qaaradda Ameerika ayaa baasaboorka Soomaaliya lagu aadi karaa iyadoo aan wax dal-ku-gal ama fiiso ah loo qaadanin.
Dalalkaas ayaa kala ah:
Bolivia (oo qofka markii uu garoonka dalkaas ka dago la siinayo fiisada)
Dominica
HaitiSt. Vincent and the Grenadines Waxaa jira waddamo kale oo sidaas si la mid ah soo dhaweeya muwaadiniinta Soomaaliya.
Waddamadan qofka u socda waxa kaliya ee looga baahan yahay waa inuu tikit goosto, toosna ugu dhoofo. Sidaas awge ed, marka uu ka dago ayaa la siinayaa aqoonsi muujinaya joogitaankiisa.
Waxaa ka mid ah:
Benin – oo ah waddan ku yaalla Galbee dka Qaaradda Afrika.
Gambia – oo ah waddan yar oo isla galbee dka Afrika ku yaalla.
Cooc Islands – oo ah jasiirado dal sameyst ay oo ku yaalla badweynta Pacific. Waxa uu xiriir siyaasadeed la leeyahay wadd anka New Zealand.
Malaysia – oo ah waddan ku yaalla qaarad da Aasiya.
Micronesia – oo ah waddan jasiirado isu tagay ah oo ka tirsan qaaradda Oceania oo dhacda dhinaca galbeed ee badweynta Pacific. Calankiisa oo xoogaa shabbaha kan Soomaaliya ayaa ah buluug ay dhexda uga yaallaan afar xiddigood oo caddaan ah, shan geesoodna wada ah.
Niue – oo ah waddan jasiirad ah oo ku yaalla dhinaca koonfureed ee badweynta Pacific.
Mareykanka oo ka digay weeraro kale oo Al-Shabaab ku qaadaan Itoobiya
Mareykanka ayaa ka digay in kooxda Al shabaab ay u badan tahay inay qorsheynay an weeraro kale oo ay ka geystaan Itoobiya, bilaha soo socda.
Ku dhawaad 500 oo dagaalyahano ah oo ka tirsan Al-Shabaab, ayaa todobaadkii hore markii ugu horeysay u gudbay bariga dalka Itoo biya, iyaga oo xuduudka kula dagaalamay ciidama da Itoobiya.
Maraykanku wuxuu sheeg ay inay Alshabaab guda ha u galeen Itoobiya ilaa 150 kiiloomitir ka hor inta aan la joojin.
"Waxay u muuqataa in Itoobiyaanku ay si weyn u xakameeyeen oo ay jabiyeen duullaankan," ayuu yiri Jeneral Stephen Townsend, oo ah tal iyaha xilka ka tagaya ee Taliska Mareykanka ee Afrika, mar uu la hadlayay waaxda difaaca Maraykanka.
Hal sano ka hor ayay ahayd markii amiirka al-Shabaab Axmed Diiriye uu ku baaqay in xoo gga la saaro weerarrada dibadda iyo in la kordh iyo bartilmaameedyada reer galbeedka ku sugan Geeska Afrika.
Sida lagu sheegay xog sirdoon oo ay wadaag aan dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoo bay, Al-Shabaab waxay haysataa inta u dhaxa ysa 7,000 ilaa 12,000 oo dagaalame, waxayna ku kharash garaysaa 24 milyan oo dollar san nadkiiba.Madaxweynaha deegaanka Soom aalida, Mustafe Muxumed Cagjar, ayaa sheegay inay fashiliyeen weerar ay al-Shabaab ka shaqaynaysay ugu yaraan hal sano.
China Oo Hanjabaad Hawada U Marisay Afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka
China ayaa Isniinta Dorraad ah sheegtay in militarigeeda "aysan iska fadhin doonin ayaga oo aan tallaabo qaadin” haddii afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay booqato Taiwan.
Digniintii ugu dambeysay ee China ka tmid ayaa waxaa jeediyey afhayeenka wasaara dda arrimaha dibedda Zhao Lijian oo shir jaraa’id qabtay.
Zhao ayaa sheegay in maadaama Pelosi ay tahay "mas’uulka saddexaad ee ugu sarreeya dowladda Mareykanka,” islamarkaana booqasho ay ku tagto Taiw an, oo China ay sheeg ato inay ka tirsan tahay, "ay no qon doonto faro-gelin weyn oo lagu sameeyey arrima ha gudaha China.”
Waxa uu ka digay in taasi ay hoggaamin doonto "cawaaqib iyo xaalad cusub oo darran.”
Pelosi oo ay wehl iyaan xubno dhowr ah oo ka tirsan Congress-ka ayaa Dorraad Singapore ka billowday booqa sho ay ku mareyso dalal dhowr ah oo ka tirsan Asia, waxaana jirta suurta-galnimo ah inay boo qan karto Taiwan.
"China waxay xaqiiqdii qaadi doontaa tallaabooyin adag oo jawaab ah si ay u difaacdo qarannimadeeda iyo madax-banaan ieeda dhuleed. Marka ay noqoto waxa ay noq on karaan tallaabooyinkaas, haddii ay ku dhiirr ato inay tagto, markaas aan sugno oo aragno,” ayuu yiri Zhao.
Kenya oo afar maalin gudaheed dhoofin ta Qaadka ka faa'iday ku dhawaad labo milyan oo dollar
Kenya ayaa dib u soo celinta dhoofinta Qaadka Mirowga ee Soomaaliya, waxay afar maalmood gudahood ka faa'iday 221 Milyan oo ah lacagta dalkeeda, taas oo u dhiganta $1,861,836.56.
Waa lacag u dhiganta ku dhawaad labo malyan oo dollar oo ay Kenya ka faa'iday ganacsigeeda Qaadka ee Soomaaliya, sida ay sheegtay madaxa Jaadka Mirowga iyo dalagya da kale ee Kenya.
Felix Mutwir, ayaa shaacisay in Kenya ay Muqdisho u dhoofisay 81.4 tan oo Miirow ah afar maalmood, kadib markii suuqa dib loo furay.
"Waxaan ilaa hadda dhoofinay 81.4 tan afartii maalmood ee la soo dhaafay, waxaanan filaynaa in xajmigu uu kordho maalmaha soo socda iyadoo dad badan loo fasaxay si ay badeecaddahooda dhoofiyaan," ayay tidhi.
Ganacsatada Kenya waxay halkii kiilo oo Jaad ah ku iibinayaan 2,734 oo ah lacagta dalk aas ah, taasoo ku dhawaad Sh238 ka yar qiim ihii lagu iibin jiray ka hor inta aysan dowladda Soomaaliya xirin ganacsiga Miirowga.
Kenya ayaa loolan dhanka suuqa ah kala kul maysa Itoobiya oo ahayd suuqa Qaadka Soo maaliya tan iyo markii suuqa Nayroobi uu xirnaa.
CAYDIID: JENERAALKA AY KA QUUS TEEN CIIDANKII HALISTA AHAA EE DI LAY USAAMA BIN LAADIN.
Markii uu dhintay Alle ha u naxaristee janar aal Maxamed Faarax Ceydiid waxaa Dorraad laga joogaa 26 sano.
Wuxuu ka mid ah hogaamiye-kooxeedyadii Soomaaliya ee kaalinta weyn ku lahaa ololihii xukunka looga tuuray madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Siyaad Barre. Wuxuu ku dhintay magaalada Muqdisho 1-dii Agoosto sanadkii 1996.
KUMUU AHAA CEYDIID
Janaraal Maxamed Faarax Ceydiid waxaa uu bishii December ee sanaddii 1934 ku dha shay magaalada Beledweyne.
Janaraal Ceydiid waxaa uu wax ku soo bar tay dalka Taliyaaniga iyo Ruushka.
Waxaa uu xilligii gumeysiga la soo shaqeeyay booliiskii Taliyaaniga oo uu ku biiray sanaddi 1952.
Janaraal Ceydiid ayaa markii dambe ku bii ray ciidammada qalabka side ee Soomaaliya oo u ka gaaray ilaa darajada Janaraal.
Kuliyadda militariga ee Furunzi oo ku taallla ma gaalada Moscow ee dalka Ruushka ayuu sidoo kale culuum dheeraad ah oo dhanka militariga ah ku soo qaatay.
Sanaddii 1969, waxaa uu ka mid ahaa sara akiishii ka soo horjeeday afgembigii militari ee dalkaka dhacay.
Janaraal ayaa waxaa xabsiga u taxaabay do wlaaddii kacaanka ee uu hogaaminayay
(AHU) MAXAMED SIYAAD BARE
Ceydiid ayaa xabsiga laga soo daayay san addii 1975.
Dagaalkii dhexmaray Soomaaliya iyo Itobiya sanaddii 1977 ilaa 1978 waxaa uu ka mid ahaa saraakiishii ka qeyb gashay.
Janaraal Maxmed Faarax Ceydiid ayaa waxa uu sidoo kale mar noqday danjirihii Soomaaliya u fadhiyay dalka Hindiya.
Dagaalkii Jabhadaha
Janaraal Maxamed Faarax Ceydiid waxaa ka mid ahaa hogaamiyayaashii ka qeyb qaatay dumintii dowladda dhexe ee uu hogaaminayay Maxamed Siyaad Barre.
Waxaa uu sanadii 1991 noqday hogaamiyiihii jabhaddii USC. Jabhadaasi ayaa cidamadii dowladda kula dagaalamay magaalada Muqd isho ugu dambeyntiina halkaasi ka saaray.
Dagalkii Cali Mahdi iyo Caydiid
Dabayaaqadii bishii January ee sanadkii 1991, Cali Mahdi waxaa madaxweyne ku meel gaar ah u doortay dad u badan xubnaha Jabh addii United So mali Congress (USC) oo ka mid ahayd xoogag gii xukunka ka tuuray Maxamed Siyaad Bare.
Arintaas ayaa khilaaf ka dhex dhali say jab ha dda gudaheeda, oo waxaa madaxtinnima da Cali Mahdi diiday Jen Maxamed Faarax Cayd iid oo isu arkayay hogaamiyaha garabka milateri ee USC.khilaafka ayaa isu rogey dagaal kumanaaan shacab ah ay ku dhinteen kumannaan kale -na ay ku barakaceen.Cilmi Faarax Webi waxa uu kamid ahaa xukuumaddii uu xilligaa dhisay Cali Mahdi, waxaana uu BBC-da uga warramay waxyaabihii dhaliyay khilaafkii Cali iyo Ceydiid.
"Dabkan khilaafka waxa keenay waa in Jenera al Caydiid uusan ku qanacsaneyn qaabka wax loo dhigay, raggii kale ee siyaasiyiinta ahaana waxay u arkeen dalku inuusan gali karin xilli uusan xil Madaxweyne jirin oo ay khasab tahay in la sameeyo nin madax ah kaddibna wadahad al dib loo galo. Arrintaas waa la isku fahmi way aay, Caydiidna ma uusan aqoonsanin dowlad da waxaana billaabatay in Ciidamo la aruur sado oo la kala shakiyo,” ayuu yidhi.
Caydiid waxa uu u arkayay in uu xaq u leey ahay hoggaanka maadaama uu ahaa nin askari ah oo soo dagaallamay, sida uu sheegay Webi.
Dagaal xooggan oo bilooyin socday ayaa ciid amo kala taabacsan Cali Mahdi iyo Ceydiid ku dhexmaray magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro ballaaran, iyo burbur baaxad leh.
Black Hawk Down waa filin laga sameeyay dagaalkii Maraykanka iyo dabley taabacsanayd Gen Maxamad Faarax Caydiid Black Hawk Down waa filin laga sameeyay dagaalkii Mara ykanka iyo dabley taabacsanayd Gen Maxa mad Faarax Caydiid.
Dagaalkii Ceydiid iyo Mareykanka Sanddii 1992 – Golaha ammaanka ee Qaram ada Mido obey ayaa go’aamiyey in Soomaaliya loo diro ciidammo nabad ilaalin ah oo uu hogaaminayo Maraykanka.
Dabyaaqadii sanaddii, 1992 – Ciidamada Badda ee Maraykanka ayaa soo gaaray magaa lada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya .Howlgalkaasi uu Mareykanka hogaaminayay waxaa loogu magac daray "Hawlgalkii Rejo soo celinta”.
Sanaddii 1993 – waxaa dowladda Maraykan ka ay hoggaaminta ciidamadii hawl galka ka wa dey Soomaaliya ku wareejiyey Qaramada Mid oobey.
Wax badanba kama soo wareegan markii khilaaf uu soo kala dhexgalay Janaraal ceydiid iyo ciidamadii shisheeye ee 35,000 ahaa ee dal ka u tagay in ay nabadeeyaan.
Ceydiid wuxuu xilligaas haystay qaar ka mid ah goobihii muhiimka ahaa ee Muqdisho. Ka dib dhowr goobood oo uu Radiyow Muqd isho ka mid yahay ayey Mareylanku duqee yeen.
Caradii ka dhalatay waxay sababtay in bi shii June 1993, Taageerayaashii janeraal Cayd id ay dagaal hubeysan kala hortagaan ciidanka Qaramada Midoobay. Weerar lagu qaaday ciid amadii Pakistan ee howlgalka qeybta ka ahaa, waxaa lagu dilay 24 askeri, illaa 60 kale ayaa la dhaawacay.
Qaramada Midoobay waxay ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Janeraal Caydiid. Ciidanka Mareykanka ayaa gulufkaa colaadeed hoggaan ka u qabtay.
3-dii October 1993, ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Mareykanka ayaa howlgal militari ka fuliyay bartamaha koofurta Muqdisho. Xilli gaas waxa ay heleen xog sheegaysay in jener aal Caydiid uu madax sare kulan kula leeyahay hoteel Olombik ee waddada Howlwadaag.
Waxaa howlgalkaa ka qeyb qaatay 19 diyaarad ood, 12 gaari, 160 askari oo xaruntooda uga ba xay in ay howlgalka muddo 90 daqiiqo ah ku soo fuliyaan.
Waxayse soo noqdeen 17 saacadoo kad dib. 50 daqiiqo markii uu howlgalka socay, diy aaraddii ugu horraysay ee blackHawk ayaa la soo riday. 20 daqiiqdo kaddibnaa diyaaraddii labaad ayaa dhulka la soo dhigay.
Ciidanka howlgalka galay ayaa la hareereeyay, ciidaan dheeraad ah ayaa loo diray si loo soo badbaadiyo.
Wuxuu ahaa dagaal daba dheeraaday, oo habeenkii oo dhan socday, (illaa 06:30am xilli ga Muqdisho).
Boqollaal Soomaali ah iyo 18 askeri oo Mar eykan ah ayaa ku nafwaayay dagaalkaas. Qaar ayaa jidadka Muqdisho lagu jiidjiiday.
Dhacdada oo fajac ku noqotay Mareykanka waxay soo dedejisay in ay gebi ahaanba isaga baxeen dalka. Gargaarkii Bini’aadannimana gaabis ayaa ku yimi.
Cabdi Ismaaciil Samatar oo wax ka dhiga Jaamacadda Minnesota wuxuu yiri: "In Soom aaliya oo dhibaato ay ku jirta dunidana ka jeesa to, maxaa lagu macneyn karaa? Sow aragtida la yiraahdo, masuuliyad ayaa dunida ka saaran in ay dadka badbaadiso, mana beenoobeyso.”
Markii dambe dagaalkii muqdisho waxaa laga sameeyay filim la baxay "Black Hawk Down”.
Mareykanka waxay ku guuldareysteen in ay ga canta ku soo dhigaan janaraaal Maxamed Faa rax Ceydiid.
Bishii March, 1994 – waxaa si rasmi ah loo soo afjaray hawlgalkii Maraykanku ka wadey Soomaaliya .
Dhacdada oo fajac ku noqotay Mareykanka waxay soo dedejisay in ay gebi ahaanba isaga baxeen dalka. Gargaarkii Bini’aadannimana gaabis ayaa ku yimi.
Cabdi Ismaaciil Samatar oo wax ka dhiga Jaamacadda Minnesota wuxuu yiri: "In Soom aaliya oo dhibaato ay ku jirta dunidana ka jees ato, maxaa lagu macneyn karaa? Sow aragti da la yiraahdo, masuuliyad ayaa dunida ka sa aran in ay dadka badbaadiso, mana beenoobe yso.”
Markii dambe dagaalkii muqdisho waxaa la ga sameeyay filim la baxay "Black Hawk Do wn”. Mareykanka waxay ku guuldareysteen in ay gacanta ku soo dhigaan janaraaal Maxa med Faarax Ceydiid.
Bishii March, 1994 – waxaa si rasmi ah loo soo afjaray hawlgalkii Maraykanku ka wadey Soomaaliya .
1 bishii August , 1996 – Maxamed Faarax Cay diid ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaaray, dagaal dhexmaray isaga iyo Cusmaan Caato.
Xigasho:-BBCSomal
HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH TALAADO 2-DA AGOSTO 2022-KA
,,