HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH ISNIIN 1-DA AGOSTO 2022-KA

0
Monday August 01, 2022 - 08:44:34 in Wararka by
  • Visits: 391
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA M. TIMES EE MAANTA OO AH ISNIIN 1-DA AGOSTO 2022-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Taba bbar Usoo Xiray Saraakiil Iyo Saraakiil Xigeenno

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamu ud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad ee Layli Sarkaal iyo Dufcadda 5-aad ee Layli Saraakiil Xige en ee ka baxa Dug si ga Tababbarka Ciida ma da Soomaaliyeed ee TurkSom.

Madaxweynaha oo uga mahadceliyey dowladda Turkiga hirgelinta dugsigan oo la dhisay sanadkii 2015-kii ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay ka go’an tahay dib u dhiska, qalabaynta iyo tayeynta Ciid anka Xoogga Dalka, si loo helo ciidan So omaaliyeed oo si buuxda ula wareega sugi dda amniga dalka.

"Hirgelintii dugsigan waxa ay billow u tah ay in wakhti dhow aan gaarno in aan si buu xda, gudaha dalkeenna, ugu tababbaranno ciidankeenna. Waxaan u hamablyeynayaa waalidiinta, walaalaha iyo qoysaska ay ka soo jeedaan Saraakiishan iyo kuwii ka hor reeyeyba ee halkan ka bixi jiray in ay u ogg olaadaan ubadkooda ku biiridda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.”

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku soo bandhigay khudb adda uu u jeediyay Saraakiisha iyo Saraa kiil Xigeennada, ahmiyadda uu siinayo in dadka Soomaaliyeed laga dulqaado dhibaa tada waxa loogu yeero argagixisada.

Dhankooda, Saraakiisha iyo Saraakiil-xigeennada ayaa soo bandhigay dhoollat us ay ku muujinayaan cududda iyo tayada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iya goo gutay dhaarta dastuuriga ah ee la xir iirta in ay difaacayaan dalka, dadka, diinta iyo calanka Soomaaliyeed.

Munaasabaddan waxaa goobjoog ka ah aa Safiirka dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Mehmet Yilmaz, Guddo omiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cum ar Maxamed Maxamuud, Wasiirka Gaa shaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Taliyeha Ciidanka Xoogga Dalka Sar eeye Guuto Odawaa Yuusuf Raagge, Tal iyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xij aar iyo Saraakiil kale oo ka tirsan Ciida mada Qalabka Sida.

Wararkii ugu dambeeyey ee dhismaha xukuumadda Xamza

Waxaa heer gabogebo ah maraya wa da-halladii ugu dambeeyay ee madaxda sa re ee dalka ay ka yeelanayaan dhismaha xukuumadda cusub ee ra’iisul wasaare Xa mza Cabdi Barre.

Ra’iisul wasaaraha ayaa muddooyinkii u dambeeyay kulamo la qaadanayay waxga radka, siyaasiyiinta, dhalinyarada, haween ka iyo qaybaha kale duwan ee bulshada oo uu kala hadlayey xukuumadda cusub ee lagu wado in la soo dhiso toddob aadka an gudahiisa.

Xamza Cabdi Barre oo ay horay uga dhamaatay muddadii xeer hoos taadka golaha shacabka xaqa u siinayay in ra’iisul wasaaraha uu kusoo magaacabo xukuum addiisa, ayaa hadda haysta 4 ma alin kadib markii loogu daray 10 cisho oo dheeri ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaaraha dalka Xamza Cabdi Barre ayaa ku jira ha dda kulamadii ugu dambeeyay ee lagu soo dhisi lahaa xukuumadda cusub ee la war egeysa talada dalka.

Sidoo kale, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bilaabay kulamo gaar-gaar ah oo uu la yeelanayo xil dhibaanada Golaha Shacabka ee laga soo doorto dowlad goboleedyada, wuxuuna u qaabilayaa qeyb-qeyb.

Ujeedka kulamadaan ayaa ah sidii xil dhibaanada loogu qanci lahaa Golaha Was iirada lasoo magacaabayo oo codkooda ka lsoonida ay u sii lahaayeen.

Wararka ayaa sheegaya in kulankii Hab een hore ee Madaxweynaha iyo Xildhiba anada laga soo doorto Galmudug aysan ka soo qeyb gelin Xildhibaanada Golaha Shac abka ku metela Beesha Murusade.

Sida ay sheegeyso xogtaan xildhibaana da beesha Murusade ayaa saluugsan xula shada Madaxweynaha ee xubinta golaha wasiirrada ku meteli doona beeshaas, oo sida ay sheegeen aan lagala tashan.

Wasiirka beesha Murusade ayaa la fila yaa in la siiyo xildhibaan hore Xasan Mac allin oo ka mid ah shaqsiyaadka sida aad ka ah ugu dhow madaxweynaha, qeybna ka ahaa ololihii lagu doortay madaxweyna ha.

Afarta maalin ee soo socota ayaa lagu wadaa in ra’iisu lwasaaraha uu ku soo ma gacaabo xukuumad la wareegta talada si looga baxo xilgaarsiinta.

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Bilaa bay Kulamo Uu Ku Qancinayo Xildhib aanada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federa alka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamu ud ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la yeelanayo Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee la ga soo doorto dowlad Goboleedyada dal ka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Hab een hore kulan la qaatay Xildhibaannada laga soo doortay Galm udug, waxaa na uu kala hadlay sidii Xildhibaanna da u gu qancin lah aa Golaha Wasiira da la soo magacaa ba yo iyo sidii ay u taageeri lahaaye en.

Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriya dda ayaa Xildhibaanada ka dalbaday inay taageero siiyaan Golaha Wasiirada cusub ee uu maalmaha soo socda soo magacaab ayo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo wada latashiyadii ugu danbeeyay.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wa xaa la filayaa in kulamo kale uu la yeesho Xildhibaanada kasoo jeeda maamulada Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle iyo Ko onfur Galbeed, wuxuuna kala arrinsan doo naa sidii ay u taageeri lahaayeen Golaha Wasiirada.

Ra’iisul Wasaare Xamse Barre ayaa wa xaa maalmo kahor Xidlhibaanada Golaha Shacabka u kordhiyeen waqtiga uu kusoo dhisayo Xukuumaddiisa, waxaana la siiyey 10-maalmood oo oo ku eg aakhirka todoba adkaan.

Deni oo laamaha Amniga ugu baaqay fe ejignaan kadib weerarkii Al-Shabaab ee DDS

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wa laac xoogan ka muuujiyay xaaladda Amni ee xilligaan Soomaaliya,

isaga oo sheegay in dalka uu ku sugan yahay xaalad aad u daran oo dhanka Amn iga ah.

Waxaa uu sheegay in laam aha Amniga iyo Sha cabka Puntl and looga b aa han yahay inay muujiy aan feejignaan dha nka Amniga ah maadaama dagaalo ay ka soc daan meelo kamid ah Soomaaliya iyo Ito obiya, kuwaas oo ay qeyb ka yihiin Al-Shabaab.

Waxaa hadalkiisa uu intaasi kudaray Madaxweynaha Puntland in dadka Reer Puntland inay yihiin dad mideysan oo iska celiya cadawgooda, wuxuuna markale ugu baaqay Shacabka iyo laamaha Amniga in ay sii xoojiyaan feejignaan tooda dhanka Amniga, isla markaana ay ilaashadaan ma amulkooda.

Hadalkan kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay we erar ku qaadeen Maamulka dowlad dega anka Soomaalida ,Isla markaana Puntland oo xaduud la leh Maamulka dowlad dega anka ay la saxiixdeen iskaashi dhinaca Amniga ah.

Qorshaha ka dambeeya mushaarka loo kordhiyay ciidanka iyo shaqaalaha NISA

Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa kordhi say mushaaraadka ciidanka iyo shaqaala ha rayidka ee hay’adda, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay hey’adaas oo lagu faaf iyey warbaahinta dowladda Soomaaliya.

Hannaanka mushaar kordhinta ee hay ’adda NISA waxaa la waafajiyey, sida qor aalka lagu sheegay, kala sareynta daraj ada, tirada mushaaraadkii hore ee qof wa lba iyo cabirka aqoonta.

Waxay tallaabadaan imaneysaa laba bil ood kadib markii Mahad Maxamed Salaad loo magacaabay taliyaha hay’adda sirdoon ka iyo Nabad-Sugidda Qaranka.

Sida wararku sheegayaan, labadii bilo od ee lasoo dhaafay hoggaanka cusub ee hay’adda NISA wuxuu jaray lacag kumana an kun oo dollar ah oo laga bixin jiray xisa abaadka hay’adda, taasi oo lasiin jiray dhin acyo siyaasadeed, saaxiibo iyo xubno mad axtooyada kusoo wareejisay hay’adda si loo hayo,

Lacagahaas la jaray iyo kab hay’adda sameysay ayaa la sheegay inuu sahlay mushaar kordhinta lagu dhawaaqay laba berri ka hor.

Ciidanka hubeysan ee NISA iyo shaq aalaha rayidka ah labaduba waa ka mush aar yaraayeen ciidanka iyo shaqaalaha ha y’adaha kale ee dowladda Soomaaliya. Tan waxaa loo arkaa sababta uu Mahad Salaad u doortay dalacsiinta mushaarka.

Haddaba maxaa laga faa’idi doonaa mu shaar kordhinta?

Dardargelin shaqo

Mushaar kordhinta lagu dhawaaqay ee hay’adda NISA waxaa la aaminsan yahay inay sare u qaadi doonto heeganka howla ha cusub, hoggaansanaanta iyo horumar inta shaqada hay’adda oo ay howl-wadeen ada ka qaadi doonaa firfircooni dardar gel isa howlaha hey’adda.

Hoos u dhaca laaluushka iyo musuq-maasuqa

NISA, gar ahaan xabsiyada ay hay’ adda maamusho, waxaa sanado badan ka jiray eedo la xiiray laaluush iyo wax is-daba marin lagula kaco maxaabiista.

Dhaqaale yariddu qeyb ayey ka aheyd arrimahaas. Isbadalka lagu sameeyey mu shaaraadka hay’adda waxaa la aaminsan yahay inuu xal u noqon karo tixanaha wax isdabamarinta.

Kalsoonida nidaamka cusub

Tallaabada loo qaaday kordhinta xaqsiinta ciidanka iyo shaqaalaha hay’adda NISA, ayaa dad badan qabaan, inay dhalineyso rajo cusub oo ku wajahan nidaamka cusub ee madaxweyne Xasan Sheekh.

Hay’adaha kale ee dowladda inay qaadaan tallaabooyin noocaan ah, ayaa la aamins an yahay, inay sii xoojin karto kalsoonida lagu qabi karo dowladda cusub.

Mahad Maxamed Salaad

Taliyaha cusub ee NISA Mahad Max amed Salaad wuxuu ku af bilowday dhac do loo wada riyaaqay. Mushaaar kordhinta uu sameeyey waxay dad badan qabaan in ay u sahli doonto wada-shaqeyn mug leh iyo inay dhabaha u xaarto inuu ku guule ysto mashruuciisa NISA. XIGASHO:CAASIMADA.NET

Al-Shabaab oo dishay wiil iyo gabar wal aalo ahaa kadibna sheegtay sabab yaab leh

Kooxda Al-Shabaab ayaa Shalay fagaa re ku yalla degaan hoos taga magaalada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, waxay ku dile en wiil iyo garab walaalo ahaa, kuwaas oo ay ku eedeeyeen basaasnimo.

Al-Shabaab ayaa Cabdisalaan Cusmaan Buraash iyo Aamino Cusmaan Buraash oo walaalo ahaa Shalay ku toogtay degaanka Girileey oo hoos taga degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Walaalaha ay toogteen Al-Shabaab waxay ku eedeeyeen inay u basaasayeen dow ladda Kenya, waxayna goobtii toogashadu ka dhacday isugu keeneen dhamaan da dkii ku noolaa deegaanka oo ehellada lab ada marxuum ay ku jiraan.

Bayaan ka soo baxay kooxda oo lagu baahiyey warbaahinta taageerta ayaa lagu sheegay in dadka la dilay ay u shaqeynay een sirdoonka Kenya, deegaanka Giriley ee walaalahaas lagu toogtay ayaa aad ugu dhow xuduud beenaadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya.

Kooxda Al-Shabaab ayaa Dorraad gel inkii dambe, sidaan oo kale fagaare ku yaa lla deegaanka Buulaay ee gobolka Bay, wa xay ku dishay 7 nin, kuwaas oo ay ku eede eyeen inay u basaasayeen dowladda Soo maaliya, Mareykanka iyo maamulka Koon fur Galbeed.

Dhinaca kale kooxda Al-Shabaab ayaa Shalay weerar ku qaaday ciidamo Kenya an oo ilaalo u ahaa shaqaale ajaanib ah oo ka howlgala mashruuc dhisme ah oo ka socda gobolka Lamu, gaar ahaan degaa nada Boday iyo Ijaara.

War ay weerarkaas ka soo saareen Al-Shabaab waxay ku sheegteen in askar ay ka dileen ciidamada Kenya oo goobta isa ga firxaday, sidoo kale labo gaari ayey she egeen inay goobta uga carareen

. Xigasho:-caasimadda.net

Ciidanka Kumaandooska DANAB Oo Howlgal Ka Sameeyay Degaanka Tooratoorow

Ciidamada kumaandooska DANAB gaar ahaan ururka 4-aad, guutada 16-aad, ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaanka Tooratoorow ee Gobolka Shab eellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Wakaaladda Wararka dowladda ee SO NNA ayaa qortay in howlgalka Ciidanka DANAB ka sameeyeen Tooratoorow uu ujeedkiisa ahaa mid lagu doonayey in lagu xaqiijiyo ammaanka deegaanka, isla markaana Ciidanka gacanta ay ku dhigeen qori AK47

Howlgalkan Ciidamada kumaandooska DANBA ay fuliyeen ayaa daba socda, ho wgalo is-daba joog ah oo maalmihii u dam beeyay ay wadeen ciidamada xoogga dalka, kuwaasi oo ka dhan ahaa Al-Shab aab, sida lagu sheegay Qoraal lagu daab acay Wakaaladda SONNA.

Maalmo kahor ayey aheyd markii diya arado aan duuliye laheyn ay duqeyn diya aradeed ka fuliyeen deegaanka Toorato orow ee Gobolka Shabeellaha Hoose, isla markaana la sheegay in lala beegsaday Saldhig Shabaabka ay lahaayeen, sidoo kalena Ciidanka DANBA ay gudaha u gal een degaanka, ayna ka fuliyeen howlgalo.

TacsiTiiraanyo leh

Maamulka Wareyska Mogadishu Times iyo Howladeennadiisa waxay ka Tacsiyad eynayaan geeridii ku timid Faadumo Muxu ddiin Maxamed oo 31-ka July Muqdisho ku geeriyootay, waxayna Tacsidaas u dira yaan Caasho Sh.Maxamed,oo ahyed She ekh Mukhtaar Sh.Muxuddin Celi, Carruuta marxuumadda oo kala ah:-Muxyaddiin Sh.Muqtaar, Seynab C/haahi, Jamiilo Sh. Muqtaar & Mako Sh.Muqtaar iyo dhamm aan ehelka iyo qarabada waxayna leeyihiin Samir iyo Iimaan alle ha idinka wada siiyo Marxuumaddana Janatul Fardowza Alle haka waraabiyo


Aamiin Aamiin Aamiin.

James Swan Iyo Wafdi La Socday Oo Tagay Baydhabo, Lana Kulmay Madax weyne Lafta-Gareen

Wafdi uu hogaaminayay Wakiilka Qar amada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan oo ay qeyb ka ahaayeen Madaxa IOM ee Soomaaliya iyo ku xigeenka Wakiilka UNHCR ayaa Shalay gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Gal beed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laft agareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada Mag aalada Baydhabo ku qaabilay wafdiga uu hoggaaminayeyWakiil James Swan, iya goona ka wada hadlay arrimo kala duwan.

Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen iyo danjire James Swan ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin xoojinta Aminiga, Ab aaraha, la dagaalanka waxa loogu yeero Argigixisada iyo hirgelinta Masha ariic hor marineed.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirada iyo Agaasimaha guud Madaxtooyada, waxaana Madaxwey ne Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gare en uu u mahadceliyay Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan.

Wasiir James Swan ayaa Dorraad booq asho ku tegay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug, isla markaana kulan la qaatay Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo uu kala hadlay amniga iyo gurmadka Abaaraha.

Howlgal Laga Fuliyey Degmo Ka Tirsan G/Banaadir Oo Lagu Soo Qabtay Ciyaal Weero Badan

Ciidanka Booliska dowladda Federaa lka Soomaaliya ayaa howlgalo saacado badan qaatay waxaa ay ka sameeyeen Ha been hore xaafaddaha degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir oo muddooyinkii dam be kusoo bateen falal amni darro baahsan.

Ciidamada Booliska ayaa inta uu socday howlgalka kusoo qab-qabtay rag farabadan oo isugu jiray kooxo burcad hubeysan iyo dhallinyarada Ciyaal weerada burcada ah ee dhibaatada ku haaya shacabka kunool Kaaraan, kuwaasi oo cabasho laga muuj iyey. Ciidamada amniga ayaa meel isugu geeyay kooxaha burcada hubeysan iyo ciyaalka weerarada ay soo qabteen, waxa ayna sheegeen saraakiisha Booliska dowla dda Federaalka in kooxahan tallaabo adag laga qaadi doono.

Sidoo kale Ciidanka Booliska ayaa soo bandhigay hub ay wateen ragga gacanta lagu dhigay, waxaana hubka uu isugu jiray tooreeyo, Baangado iyo qoryo, sidoo kal en Ciidanka ayaa soo bandhigay Moobeelo iyo agabyo kale oo dad laga soo dhacay.

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa waxaa muddooyinkan kusoo badanayay kooxaha burcada ee dadka dhaca iyo dilalka u geysta iyo sidoo kale kooxaha ciyaal weerarada oo isku bedelay iyana in ay dadka dilaan sidoo kale dhacaan.

Mustafe Cagjar: Waxaan aaminsan na hay in 600 oo Alshabaab ah lagu dilay howlgalladii maalmahan socday

Madaxweynaha dowlad deegaanka So omaalida, Mustafe Muxumed Cagjar, ayaa sheegay in 600 oo askari oo katirsan Al shabaab lagu dilay dagaaladii ugu da mbeeyay ee xadka Soomaaliya.

Madaxweynaha do wlad deegaanka, a yaa hadalkaan she egay, xilli uu la ha dlayay barlamaanka deegaanka Soomaal ida, kuwaas oo su’aallo ka weydiinayay khasaaraha dagaalka.

Madaxweyne Cagjar waxa uu sheegay inay halis xooggan ka hortageen, kadib tob an cishe oo ay dagaal adag kula jireen koo xda Alshabaab. Wuxuu sheegay inay mu uqato ififaalo ku aadan inay ka guulays anayaan Alshabaab.

"Waxaan aaminsannahay in 600 Alshab aab ah lagu dilay howlgalladii maalmahan socday, illaa kuwii Dorraad. Adna waxbaa kaa dhimanaya dabcan. Aan ku dilo oo wa xbana iga dhiman maayaan socon mayso. Waa in la ogaado inaan dagaal ku jirno,” ayuu yiri madaxweynuhu.

Mustafe Cagjar wuxuu sheegay inay ka go’an tahay in ay ka guulaystaan Alshab aab islamarkaana ay ka hortagaan inay farriisin ka sameystaan gudaha deegaanka Soomaalida.

"Ujeedadoodu waxay ahayd inay dee gaanka soo galaan, ciidan fara badan soo galiyaan, oo halkaas ay ka jabhadeeyaan. Laakiin, fursadaas lama siin. Waa howl ay ku fashilmeen si weynna loogu jebiyay,” ayuu yiri madaxweyne Cagjar.

Madaxweynuhu wuxuu qiray duulaanka Alshabaab inay sabab u tahay dayac bad an oo uu kusoo arkay xuduudaha. Wuxuu se sheegay in la qaadidoono tallaabooyin dib wax loogu saxayo

Al-Shabaab oo fagaare ku toogtay 7 Ruux

Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ay aa fagaaro kuyaalla degaanka Buulaay ee Gobolka Baay waxaa ay ku tooogteen 7 rag ah oo ay ku eedeeyeen inay basaas u ahaayeen dowladda Federaalka ah ee Soo maaliya, dowladda Mareykanka iyo Maamulka Koonfur Galbeed.

Fagaaraha oo ay ku sugnaayeen Boq olaal Ruux oo ay ku amreen inay kasoo qeyb galaan daawashada toogashada rag gaas ayaa sidoo kale waxaa ku sugnaa sar aakiil katirsan Al-Shabaab, waxaana ragga la toogtay ay Magacyadooda kala ahaay een.

1:- Ceymooy Geedi Aadan oo Al-Shabaab ku eedeeyeen in uu la Shaqeeynayay Ma amulka Koonfur Galbeed uuna kusoo hog gaamiyay rag katirsan Al-Shabaab oo la dilay.

2: Cadaawe Cabdullaahi Dhicisow oo lagu eedeeyay in uu la Shaqeeynayay Sir doonka Mareykanka, Isla markaana uu u gudbiyay Mareykanka warbixino kusaa bsan saraakiil katirsan Al-Shabaab.

3-: Cali Maxamed Madoowe oo Al-Sha baab ku eedeeyeen in uu katirsanaa Maa mulka Koonfur Galbeed, Isla markaana uu kala Shaqeeyay weerar Maamulka Koonfur Galbeed ay kudileen Saraakiil katirsan Al-Shabaab.

4: Colaad Cabdiraxmaan Maxamed oo ay Al-Shabaab ku eedeeyeen in uu la Sha qeeynayay Sirdoonka Mareykanka, Isla markaana uu qeyb ka ahaa duqeyn lagu dilay Sarkaal katirsan Al-Shabaab.

5:- Cabdiraxmaan Isaaq Ibraahim oo Al-Shabaab ku eedeeyeen in uu la Shaq eeynayay Sirdoonka, Isla markaana uu ka qeyb qaatay duqeyn lagu dilay Saraakiil katirsan Ururka Al-Shabaab.

6: Towfiiq Jinow Aadan oo sidoo kale Al-Shabaab ku eedeeyeen in uu la Sha qeeynay Sirdoonka, Isla markaana uu ka qeyb qaatay duqeyn lagu dilay Sarkaal kat irsan Al-Shabaab.

7:- Mayow Maxamed Yarow oo Al-Sha baab ku eedeeyeen in uu katirsan tahay Cii damada Koonfur Galbeed ee ka Shaqeey nayay degmada Diinsoor, kaas oo dhowr jeer la dagaalamay Al-Shabaab.

Al-Shabaab ayaa dhwr jeer sidaan oo kale Fagaarayaal kuyaalla degaannada ay maamulaan waxaa ay ku toogteen rag ay ku eedeeyeen inay la Shaqeeynayeen dow ladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maa mul Goboleedyada iyo dowladaha Caa a miga ah ee taageera Soomaaliya.

Diyaarado dagaal oo Shalay duqeymo culus ka geystay deegaanka Coomaad ee gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya deegaanka Co omaad oo ka mid ah deegaanada hoosta ga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Barqanima dii Shalay ay halkaasi duqeymo ka geysteen diyaarado dagaal.

Diyaaradaha dagaalka ayaa lasoo wari naya iney Shalay duqeynta la beegsadeen xarun ay ku sugnayeen xubno ka tirsana Al-shabaab, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay afhayeen ka maamulka gobol ka Hiiraan oo sheeg ay in duqeynta lagu laayay Al-shabaab bad an inkastoo uusan carabaanin tirada lagu dilay duqeynta.

Lama oga khasaaraha rsmiga ah ee dhimashada iyo dhaawaca ee ka dhashay duqeynta Shalay diyaaradaha dagaalka ka geysteen Coomaad oo marka laga soo tago Al-shabaab ay ku nool yihiin dad u ba dan Xoolo dhaqato oo xiligaan la daalaan dhacaayo abaaraha daran ee ka jira deeg aanada gobolka Hiiraan.

Warar dheeraad ah oo soo baxaya si doo kale sheegaya in xilliga duqeynta ay dhaceysay ay dagaalyahanada Shabaab halkaasi ka wadeen dhaqdhaqaaqyo ciid an, waxaana duqeyntaani ay kusoo beeg meysa xili todobaadkii lasoo dhaafay askar ka tirsan dagaalamayaasha Shabaab ay ka gudbeen xad beenaadka uu gobolka Hiira an la wadaago dowlad deegaanka Sooma ali Galbeed Itoobiya, islamarkaana ay ka dhex dagaalameen gudaha deegaanada dowlad deegaanka.

Diyaaradaha duqeymaha culus Shalay ka geystay deegaanka Coomaad ayaanan la ogeyn cida iska leh, hayeeshee waxaa duqeymaha noocaan oo kale ah inta badan Al-shabaab la beegsata dowladda Marey kanka, waxaana soo labeeysa dowla dda Kenya oo iyana diyaaradaheda duqeymo khasaare u geystay dad shacab ah iyo Al-shabaab ka fuliyeen deegaanada maamu lka Jubbaland.

Uganda oo beenisay in ciidamo looga dilay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee degmada Marka ka dhacay

Taliska ciidamada milatariga dalka Uga nda ayaa beeniyay in ciida mo looga dilay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee dhawaan ka dhacay magaalada Marka.

Alshabaab ayaa she egtay inay 12 as kari oo katirsan ciidamada Ug anda lagu di lay qaraxii magaalada Marka ee uu ku geer iyooday guddoomiyihii deg mada Marka. Alshabaab waxay sidoo kale sheegtay in askar kale oo ku dhaawacmay qaraxaas loo duuliyay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya si halkaasi loogu daaweeyo.

Afhayeenka ciidamada Uganda, Brig Gen Felix Kulayigye, ayaa sheegay in dha m maan askarta Uganda ee ku sugan Soomaali ya ay bad qabaan, isla markaana aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay qaraxa as. Si ka staba ha ahaatee, Milatariga Ugan da wux uu sheegashada Alshabaab ku tilmaamay mid aan waxba ka jirin oo marin habaabin ah

TACSI TIIRAANYO LEH


Dr.Cismaan Axmed Jimcaale Dr. {Jimmy} , Muxyaddiin Axmed Jimcaale, {Tusbax}, Salaado Axmed Jimcaale, Madiino Axmed Jimcaale, Xabiibo Axmed Jimcale {Biibto},Yuusuf Ismaaciil Axmed {Carrabeey}, Max amed Xasan Xuseen {Anaa leh}, Qadro Ca badullaahi Cali Hagareey, Xamdi Cumar Xasan,Raxmo Maxamed Maxamuud {Laj ecel} Farxiyo C/Casiis C/lhi,Maxamed Xus een Ow Axmed {Suufi}, Cismaan Xuseen Aw Axmed {Waryeel}, Maxamuud Axmed Xasan Xuurshe, Cabdi Cali Xasan {Yuub ane}, Shiino Axmed Rooble, Nuur Maxa med Cali {Nuur Qamadi}, Macallin Xasan, Salaado Maxmuud Axmed {S.Seef}, ,Farx iyo Maxamuud Axmed Seef,Nuurto Cali Cu mar,Naasir Cali Cumar,Nasro Cali Cumar, Najiib Cali Cumar, Nuuraddiin Cali Cumar, Nimco Cali Cumar, Maxamed Cismaan Ax med ,Xannaan Cismaan Axmed, Warddo Cismaan Axmed, Munasar Cismaan Axm ed,Maahir Cismaan Axmed, Muuno Cisma an Axmed,Qaalid Cismaan Axmed iyo Xa askisa Naciimo C/Qaadir, Ayaan Cismaan, Faadumo Xasan, Kunciil Maxamuud Jii haa, Mahad C/Casiis C/hi, Cabdullaahi C/ casis C/hi, Axmed Nuur C/Casiis C/hi {Nuu noow}, iyo dhammaan Ganacsatada Suu qa Sanca iyo xaadadda Sanca ee M/Muqdi sho waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan qoyska ay ka geeriyootay Faadumo Muxud diin Maxamed, oo 31-ka July 2022-ka ku geeriyootay M/Muqdisho waxaayn leeyih iin Samir iyo iimaan saadaq ah alle ha idin ka siiyo Marxuumaddan jannada allle ha u gu bishaareeyo

Aamiin Aamiin Aamiin.

Madaxweynaha Ruushka oo ku hanja bay inay Mareykanka kula tartamayaan badaha

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Put in ayaa maanta sheegay in dalkiisu uu qor sheynayo inuu noqdo awood weyn oo dha nka badda ah, oo la tartami doona Mare ykanka, saamayn ahaan. Madaxweynaha oo Magaalada Saint Petersburg kaga qaybgelayay munaasab adda sanadlaha ah ee lagu xuso maalinta Ciidanka Badda Ruushka ayaa ka digay waxa uu ugu yeeray damaca Mareykanka ee ah inuu xukumo badaha caalamka iyo is ballaarinta Gaashaanbuurta NATO, isla-ma rkaana ay ka dhigan tahay mid ka mida khataraha ugu waaweyn ee Ruushka uu wajahayo.

"Xaaladaha Haantan taagan waxay u baahan yihiin inaan qaadno tallaabo waafi oo degdeg ah, go’aan qaadashana leh, wa xa an hubaa in jiilka hadda jira ee badmaa x iinta iyo saraakiishu ay yihiin garab istaag ga la isku halayn karo ee aabayaasheena.

Dhammaanteen, dalka hooyo fekrad ahaan waa muqadas ilaalintiisa, waa waaj ibaadka iyo nuxurka nolosha, mid kasta oo inaga mid ah.” Ayuu yiri Madaxweynuhu.

Madaxweynaha ayaa wacad ku maray in dhawaan ay soo saari doonaan, isla-mar kaana ay si buuxdo u adeegsan doonaan gantaalka Tsirkon hypersonic, kaas oo loo diyaariyay inuu ka jawaabo wax kasta oo ka dhan ah madaxbannaanida iyo qarani mada dalkaasi.

Madaxweyne Putin ayaa saxiixay dok umenti ka kooban 55 bog, kaasoo la xiriira amarro fulineed oo qeexaya siyaasadda cusub ee xeerarka Ciidanka Badda Ruush ka, xuduudaha iyo meelaha danaha qaran ka ee dalkaasi.

Putin oo ka hadlayay ayaana yiri "Tan u gu muhiimsan waa awoodda Ciidankeena Badda, waxayna si degdeg ah uga horta ggi doonaan damac kasta oo lagu doonayo in lagu soo galo badaheena, iyagoo si sha raf leh u difaaci doona xuduudaha dalkay aga, dhinac kasta oo ay uga yaallaan biy aha caalamka.”

Moscow ayaa dib u habayn iyo tayeyn ba ku sameynaysa qalabka ay adeegsad aan Ciidamada Badda.

Madaxweyne Joe Biden Oo Mar Kale La Shaaciyey In Laga Helay Cudurka COVID-19

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa lagu khasbay in uu galo karantiil ka dib markii labaada muddo 10 maalmood ah laga helay cudurka Covid-19.

Farriin uu soo diray madax weynaha wuxuu sheegay in xaaladdiisa caafimaad ay wanaagsan tahay.

Maamulka Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa hakiyay dhammaan booqashooyi nkii u qorsheys naa Madaxweynaha, wux uuna maalmaha soo socda ka shaqeyn do ona guriga.

Sagaal maalmood ka hor ayay aheyd markii feyraskan laga helay, waxaana mad axweynaha lagu daweeyay dawada ka hor togta feyraska ee Paxlovid.

Dhakhaatiirta ayaa rumeysan in Biden uu la il-darnaa xaalad naadir ah xaalad naa dir ah oo dib u soo kabasha ah oo lagu ar kay bukanada qaar ee k u dhacay Covid19

Caro ka dhalatay nin madow ah oo lagu dilay Talyaaniga.

Caro ayaa ka dhalatay nin soo galooti ah oo Afrikaan ah oo dharaar cad lagu dil ay gudaha dalka Talyaaniga. Muuqaal ay duu been dad goobta ku sugn aa oo

aan xitaa isku dayin inay kala qabtaan ra gga, ayaa muujinaya ninka soo galootiga ah ee Nigeria u dhashay oo uu madaxa dhulka ugu hayo nin caddaan ah.

32 jir u dhashay Talyaaniga ayay boolis ka u qabteen falkaas, waxaana lagu eede eyay inuu geystay dil iyo dhac.

Muuqaalka oo si weyn ugu baahay Talyaaniga ayaa waxaa ka carooday dad badan oo tilmaamay in dadka meesha joogay looga baahnaa inay naxariis u muu jiyaan qofka madow.

Lama sheegin waxa dhaliyay in ninka caddaanka ah uu weerarro ninka madow.

Ninka la dilay ayaa magaciisa lagu sheeg ay Alika Ogorchukwu, waxaana uu ahaa aabbe dhalay laba carruur ah.

Boqolaal kamid ah jaaliyadda Nigeria ee ku nool magaalada Civitanova Marche ayaa dhigay mudaharaad ay uga soo horje edaan dilka ayna ku dalbanayaan cadaa llad.

Qaar kamid ah siyaasiyiinta Talyaaniga ayaa sidoo kale cambaareeyay dilka.

Enrico Letta ooo hogaamiya xisbiga Demo cratic-ga ayaa sheegay inuu ka naxay falka as, iyo damiir la’aanta dadka daawanayay dilka.

Matteo Salvini oo lagu yaqaano afkaarti isa soogalooti diidka ah ayaa isna sheegay in falkaas uu ahaa mid aan la aqbali karin.

Ciidanka Nabadsugida gobolka Banaadir oo ku biiray howlgalada Booliiska Soomaa liya ay ka wadaan Muqdisho

Ciidamo ka tirsan Nabadsugida gobo lka Banaadir ayaa ku biiray howlgalada ma almahii dambe ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ay kula dagaalamayeen Ciyaal weeradda dhibaatada ku haaya shacabka ku nool magaalada Muqdisho.

Ciidamada iskaashanaya ayaa Habeen hore howlgalo si wadajir ah waxay uga sa meeyeen xaafadaha degmada Kaaraan oo maalmahii lasoo dhafay ay si aad ah ugu kordheen falalka la xariira amni daradda loo geysanayo dadka ku dhaqan degma daasi.

Howlgaladii Habeen hore ciidanku ka sameeyeen xaafadaha Kaaraan ayaa lagu soo qabqabtay Kooxo Burcad ah iyo hubkii ay wax ku dhici jireen iyo waliba waxyaa baha maanka dooriya sida, Qamri farab adan oo ah kan dalka dibaddiisa laga kee no, Calaqdalka lagu farsameeyo iyo Xashiish.

Howlgalka ciidamada Booliiska iyo Nab adsugida sida wadajirka ah Habeen hore uga sameeyeen degmada Kaaraan, waxaa horkacayay Taliyaha Nabad sugida gobol ka Banaadir Muxidiin Warbac, Taliyaha qeybta guud ee Booliska gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole, iyo taliyaha qeybta Bari ee Booliiska gobolka Banaadir Cali Calasow Goofjooge.

Saraakiisha ciidanka Habeen hore how lgalada ka sameeyay kaaraan ayaa dig niino adag u diray waalidiinta ka daba yima ada caruurta lagu soo qabqabto howlgal ada ee dhibaatada u geysta shacabka ku dhaqan xaafadaha Kaaraan, iyagoona ka dalbaday waalidiinta in caruurtooda marka hore ay xakameeyaan oo ay ka reebtaan falalka ay ku jiraan.

Si kastaba ha ahaatee ciidamada dowla da Soomaaliya ayaa haatan u muuqda ku wa xooga saaraya wax ka qabashada dhib aatada ay Ciyaal weerada iyo kooxaha bur cada ah ku hayaan shacabka ku nool degmooyinka gobolka Banaadir.

32 qof oo ku dhintay dab si ula kac ah loo kiciyay dalka Madagascar

Ugu yaraan 32 qof ayaa lagu dilay Waqo oyiga caasimadda Madagascar, kadib mar kii burcadda loo yaqaan "Dahalo” ay dab qabadsiiyeen guryo, sida ay sheegtay xog ta wasaaradda gaashaandhigga, waxaana dilka ka dhacay degmada Ankazopi oo 75 kiilo mitir dhanka waqooyi kaga beegan caasimadda Antananarivo, habeen hore ilaa Jimcihii.

"Dadka halkan jooga wa xa ay la kulmeen mu siibo dhab ah. 32 qof ayaa dhin tay, waada mbi ay geysteen arxanlaaway aal burcad da Dahalo oo nolosha ku gubay dumar iyo ca rruur,” ayuu wasiirka gaasha andhigga Jen eral Richard Rakotonirina ku sheegay mu uqaal la soo galiyay bogga Facebook-ga wasaaradda goor dambe oo Sabtidii ah.

"Dahalo” ayaa ah kooxo dambiilayaal ah oo abaabulan oo ka jira qaybo ka mid ah Madagascar, kuwaas oo xoolaha ka dhaca bulshada, soona abaabula noocya da kale duwan ee burcad-badeednimada.

"Waan ugaarsan doonnaa kuwii dambiya daas geystay iyo kuwa ku lug lahaa,” ayuu yiri Rakotonirina, isagoo intaas ku daray in ciidamada ammaanka la geeyay goobaha ay ka baadi goobayaan kooxdan. Waxa uu intaa ku daray in weerarka la gu soo qaaday deegaanka uu u badan yah ay mid ay "Dahlo” ugu aargudaneyso xub no ka tirsan bulshada oo xogaha u soo gud bin jiray rag ka tirsan laamaha ammaanka oo howlgalo ka dhan ah horay ugu samee yay.

Wararkii Ugu Danbeeyay Dad Ku Dhin tay Dibadbaxyo Looga Soo Horjeeday Ciidamada UN-Ka

Dad ku dhintay dibadbaxyo looga soo horjeeday ciidamada UN oo ka dhacay Ja mhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay dib adbaxyadii ugu dambeeyay ee looga soo horjeedo ciidamada nabad ilaalinta Qar amada Midoobay ee ku sugan bariga Jam huuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo.

Booliiska ayaa kala eryay dad badan oo isugu soo baxay magaalada Butembo hal kaas oo lagu waday in lagu aaso qaar ka mid ah 20 qof oo lagu dilay dibadbaxyada dhowrka maalmood ka socday halkaas.

Ugu yaraan afar magaalo oo ku yaal bar iga Congo, dibad baxayaasha ayaa barti lmaameedsaday xarumaha Qaramada Mid oobay ka dib markii ay ku eedeeyeen ciida mada caalamiga ah inay ka gaabiyeen inay dadka rayidka ah ka ilaaliyaan weerarrada kooxaha hubaysan.

Booliska ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku kala eryay dadka isugu soo baxay magaalada Butembo iyadoo naxashyada dadka dhintay ay kusoo bandhigeen wad dooyinka.

Wafdi Ka Socda Mareykanka Oo Socd aalo Ku Tegaya Dalal Ku Yaalla Afrika

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Ma raykanka Antony Blinken ayaa lagu wadaa in todobaadyada soo socda uu u safro dal alka Koonfur Afrika, Ja mhuuriyadda Dimuqr aadiga ah ee Congo iyo Rwanda.

Safarka oo bilaabanaya 7-da bisha soo soc ota ayaa ujeedku yahay in Washington ay kor u qaado diblomaasiyadda Afrika si lo oga hortagto weerarka soo jiidashada leh ee Ruushka.

Warka ayaa waxa uu intaa ku darayaain Safiirka Mareykanka ee Qaramada Midoob ay Linda Thomas-Greenfield, ay sidoo kale tagi doonta bisha Ogosto dalalka Ghana iyo Uganda.

Safarada madaxda Mareykanka ayaa la xiriira,si dii wax looga qaban lahaa saame ynta isbeddelka cimilada, cunto yarida iyo masiibooyinka caalamiga ah

Dhaqdhaqaaqyadaan diblomaasi ayaa yimid, ka dib markii wasiirka arrimaha dib adda ee Ruushka Sergei Lavrov uu safar ku tagay dalal kamid ah Afrika.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip