Dad ku dhintay toogasho wadareed ka dhacday magaalada ugu nabdoon adduunka

0
Monday July 04, 2022 - 08:02:28 in Wararka by
  • Visits: 179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad ku dhintay toogasho wadareed ka dhacday magaalada ugu nabdoon adduunka

    Dhowr qof ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday xarun laga dukaameysto oo ku taal caasimadda Denmark ee Copenhagen, sida ay booliisku sheegeen. Taliyaha booliska Soeren Thomassen oo ku dhawaaqay dhimashada ayaa sheegay in nin 22 jir ah oo reer Denma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhowr qof ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday xarun laga dukaameysto oo ku taal caasimadda Denmark ee Copenhagen, sida ay booliisku sheegeen. Taliyaha booliska Soeren Thomassen oo ku dhawaaqay dhimashada ayaa sheegay in nin 22 jir ah oo reer Denmark ah loo xiray weerarka. Mr Thomassen waxa uu sheegay in ujeedku aanu caddayn, balse aanu meesha ka saari karin inuu yahay "fal argagixiso" Goob joogayaal ayaa ka hadlay cabsi soo wajahday dadkii wax ka iibsanayay, iyadoo rasaas ay ka dhacaysay gudaha Suuqa oo ku yaalla Koonfurta magaalada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip