Turkiga oo qabtay markab siday qamadi laga soo xaday Ukraine

0
Monday July 04, 2022 - 08:00:35 in Wararka by
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Turkiga oo qabtay markab siday qamadi laga soo xaday Ukraine

    Safiirka xukuumadda Kyiv ee Ankara ayaa sheegay in Turkiga uu la wareegay markab Ruushka laga leeyahay oo siday qamadi laga soo xaday Ukraine Dacwad-oogaha Guud ee Ukraine ayaa Ankara ka codsaday inay qabato markabkan oo lagu magacaabo Zhebek Zhul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka xukuumadda Kyiv ee Ankara ayaa sheegay in Turkiga uu la wareegay markab Ruushka laga leeyahay oo siday qamadi laga soo xaday Ukraine Dacwad-oogaha Guud ee Ukraine ayaa Ankara ka codsaday inay qabato markabkan oo lagu magacaabo Zhebek Zhuly, kaas oo ku soo xirtay dekadda Turkiga. Aqalka Kremlin ayaa sheegay in dhoofinta qamadiga aanan loo aqoonsan karin xatooyo. Ukraine ayaa sheegtay in baaritaanno socda ay caddeyn doonaan in qamadiga laga soo xaday dalkeeda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip