HALKAN KA AQRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER 04/07/2022
Madaxweyne
Xasan Sheekh oo la kulmaya dhiggiisa dalka Turkiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fede raalka
Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Xalay gaaray dalka Turkiga ayaa
waxaa lagu wadaa in Maanta oo Isniin ah uu la kulmo dhiggiisa dalkaasi Turkiga
Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo casuummad
rasmi ah ka helay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa wadahadalladooda xoogga
ku saari doona adkeynta xiriirka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya labada
dowladood, amniga, ga nacsiga iyo iskaashiga miro-dhalka ah ee ay labada dal
wadaagaan.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda inta uu ku
guda jiro booqashada waxa uu la kulmi doonaa Bulshada kala duwan ee Soomaa liyeed
sida Jaaliyadda iyo ganacsatada si uu uga xog-wareysto xaaladdooda guud iyo
horumarrada ay sameeyeen.
Sidoo kale, Madaxweynuhu waxa uu booqan doonaa
Dugsiga Tababbarada Ku maandoosta ee Isparta l, halkaas oo ay tab abbar ku
qaataan qaar ka mid ah Ciidama da Xoogga Soomaaliyeed.
Dowladda
Somalia Oo Shatiyo Siisay Laba Banki Caalami Ah, Kana Shaqo Bilaabaya Dalka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa
shatiyo siisay laba Banki oo caalami ah, lagana leeyahay dalalka Turkiga iyo Masar, sida lagu shaaciyay Qoraal uu soo
saaray Maamulka Bangiga Dhexe ee dowl adda Soomaaliya.
Qoraalka Guddiga Bankiga Dhexe ay aa
waxaa lagu sheegay in Bakiyada kala ah Banque Misr iyo Ziraat Katilim ee laga
kala leeyahay Turkiga iyo Masar ay mare en hanaan qoto dheer oo socday
bilooyin, isla markaana lagu eegayey codsigooda o o ugu dambeyn la ansixiyey.
Maamulka Bankiga Dhexe ayaa cad deeyay
in labada Banki ay soo buuxiyeen dhammaan shuruudihii looga baahnaa ee
shityada, lana ansixiyey codsiyadooda, ku waasi oo haatan Xarumo ka furan kara
gud aha dalka Soomaaliya, kana howlgeli ka raan.
"Guddiga Bankiga Dhexe wuxuu go’ aamiyey in
labada Banki ay buuxiyeen dha mmaan shuruudihii looga baahnaa ee shit yada,
waxanaa la ansixiyey codsiyadooda. Labada Banki waxay hadda laamo ka furan
karaan kana howlgali karaan Soomaaliya,” ayaa lagu yiri Qoraalka kasoo baxay
Banki ga.
Bankiga Dhexe ee dowladda Soomaa liya
ayaa sheegay in labadan Banki ay yi hiin kuwa xooggan oo qiimo ku dari doo naa
horumarka qeybaha maaliyadda dowl adda Soomaaliya, kana qeyb qaadan kara an
kobaca dhaqaalaha dalka.
Ziraat Katilim (Turkey) iyo Banque Misr
(Masar) ayaa noqon doona labadii Banki ee ugu horreeyey ee caalami ah ee ka how
lgali doonaan Soomaaliya, taasi oo astaan u ah guulaha isbeddellada qeybta
maaliy adda Soomaaliya, sid uu sheegay Bankiga Dhexe.
Xamza
oo magacaabay la-taliyeyaal iyo agaasimayaal
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda feder aalka
ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo ku howlan dhismaha xukuumaddii sa ayaa dorraad
sameeyey magacaabis cu sub.
Ra’iisul Waaaraha ayaa magacaabay
Agaasimayaal gaaraya illaa seddex
iyo afar la-taliyayaal, sida lagu shaaciyey qora al kasoo baxay xafiiskiisa
waxaana xubna ha la magacaabay ay ka yihiin:
1- Farxaan Maxamed Jimcaale ayaa loo
magacaabay afhayeenka ra’iisul wasaa raha iyo agaasimaha warbaahinta iyo xiriir
ka bulshada ee xafiiska ra’iisul wasaaraha. Farxaan ayaa ah suxufi rug caddaa
ah, oo horey uga soo shaqeeyey BBC Somali.
2- Cabdullaahi Shariif Cabdi ayaa
loo mag acaabay agaasimaha hab maamuuska xa fiiska ra’iisul wasaaraha. Ninkaan
dhalinya rada ah ayaa sidoo kale horey ula soo sha qeeyey ra’iisul wasaarihii
hore ee dalka, Xasan Cali Khayre.
3- Haashim Maxamed Cali ayaa loo
maga caabay agaasimaha maamulka iyo maaliya dda ee xafiiska ra’iisul wasaaraha
4- Cali Cabdi Waare ayaa loo
magacaabay la-taliyaha arrimaha dib u heshiisiinta ee ra’iisul wasaaraha
5- Kamaal Guutaale ayaa loo
magacaabay la taliyaha amniga ee ra’iisul wasaaraha. Kamaal ayaa horey usoo
noqday agaasi maha Villa Somalia ee muddo xileedkii koo waad ee madaxweyne
Xasan Sheekh
Maxamuud.
6- Dr. Axbdinuur Maxamed Cabdi
ayaa loo magacaabay la taliyahasarre ee dhanka ar rimaha siyaasadda iyo
iskuduwaha barnaa mijyada ee xafiiska ra’iisul wasaaraha
7- Drs. Hodan Cusmaan ayaa loo
magaca abay la-taliyaha ra’iisul wasaaraha ee xiriir ka caalamiga ah.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa goor sii horey say
magacaabay xoghayaha joogtada ah ee xafiiska ra’iisul wasaaraha, kaasi oo loo
magacaabay Maxamed Abuukar Zubeyr oo horey usoo noqday agaasimaha guud ee
wasaaradda dastuurka Soomaaliya.
Sidoo kale wuxuu taliyaha amniga ee
xafiiska ra’iisul wasaaraha u magacaabay Gaashaanle Dhexe Akram Maslax.
Magacaabistan ayaa kusoo aadeyso, iya da oo
haatan ra’iisul wasaaruhu wado wa da-tashiyadii u dambeysay ee ku aadan
magacaabidda golihiisa wasiirada cusub.
Xamza oo todobaadkii hore codka
kalsooni da ka helay baarlamaanka Soomaaliya ay aa ballan-qaaday inuu soo dhisi
doono xu kuumad tayo leh oo dalka samata bixin kar ta.
Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacay is beddel
siyaasadeed, kadib doorashadii 15-kii bishii May, taas oo uu kusoo baxay Ma daxweyne
Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweyne
Axmed Madoobe Oo Kulan La Yeeshay Saraakiisha Amniga Dhoobleey
Madaxweynaha dowlad Goboleedka
Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axme d Madoobe oo maalmahan safar shaqo ku jooga
degmada Dhoobleey ayaa dorraad la kulmay saraakiisha ciidanka Amniga.
Kulanka
ayaa waxaa Madaxweynaha ku weheliyey wasiirka Amniga Gen: Yuusuf Xuseen Cusmaan
Dhuumaal, Guddoomiy aha maxkamadda sare Cabdishakur She ikh Maxamed Rashiid,
Xeer ilaaliyaha guud Maxamed Sheekh
Cusmaan, Guddoomi yaha degmada Dhoobley Siyaad Muxumed Xassan, Taliyaha guutada
11-aad qaybta 43-aad ee ciidanka xoogga dalka iyo saraa kiisha ciidanka
Jubbaland ee ka howlgala degmada Dhoobley.
Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sarakiisha ka dhagaystay warbixinta
xaala da amniga Degmada iyo howlgalada ka so cda deegaanada degmadaas.
Ugu danbayntii Madaxweynaha ayaa
dara jada labo xidigle u dalacsiiyay sargaa lad Miski Maxamed Cali oo katirsan
Ciidam a da booliska Degmada kadib shaqo wanaa geeda iyo Sida hufan ee ay ugu
adeegto bulshada.
Boqoradii
codka Khadra Daahir Cige oo Hargaysa lagu aasay
Maydka fannaanadii waynayd ee Soom aaliyeed Khadra Daahir Cige, oo habeen hore ku geeriyootay
magaalada Hargaysa ee caasi mada Somaliland, ayaa saaka lagu aasay xabaalaha
Halleeya ee bariga Hargaysa.
Aaska fannaanada ayaa waxaa kasoo qa ybgalay boqollaal qof oo iskugu
jira masuul iyiinta xukuumada Somaliland iyo axsaabta mucaaradka, fannaaniin,
abwaano, saxafi yiin iyo dadwayne kale, kuwaasi oo si qiiro leh uga hadlay
shakhsiyadii Khadra Daa hir.
"Walashay Alle ha u naxariisto,
inantay dii Alle ha u naxariisto, qof qaaliya ayay ahayd, marwo ayay ahayd
fanka iyo uma daba waxay ku lahayd magac aan gaboob ayn, Ilahay waxan ka
baryayaa magicii iyo sharaftii ay ku lahayd iftiinka, inay akhirana ku
hesho" Abwaan Xasan Cabdillaahi Xas an Ganay, ayaa sida yidhi isaga oo
ilmay naya.
Wasiirka Waxbarashada Somaliland Axmed
Maxamed Diiriye Toorno ayaa isna fannaanada ku sifeeyay in ay ahayd qof cib aado
badan, isaga oo geerideeda ka tacsiy eeyey shacabka Somaliland iyo umada Soomaaliyeedba.
"Iyada oo ehelu cibaado ah ayay
dhim atay, ehelkeedii iyo asxaabta iyo bahda warbaahinta iyo warfaafinta iyo
Somaliland iyo umada Af-Soomaliga ku hadasha oo dhan Alle samir iyo iimaan haka
siiyo" ayuu yidhi Wasiir Toorno.
Wariye Xasan Maxamed Yuusuf, ay aa
sheegay in Khadra anay 20 kii sanno ee u danbeeyay fanka shaqo ku lahayn, isla
markaana ay cibaadada awooda saartay, isaga oo Alle naxariis uga baryay.
"Khadri 2004 wixii ka danbeeyay
fanka shaqo kumay lahayn, waxay ahayd qof xa ga cibaadada u leexatay, way soo
xajisay intaan ogahay 3 jeer, Ilahay naxariistii jano haka waraabiyo" ayuu
yidhi Wariye Xasan.
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland
Cab diraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici oo ka wakiilka madaxweynaha
Somaliland, ay aa Alle naxariis uga baryay fannaanad Kha dra Daahir, isaga oo
sheegay in ay isku fil ahaayeen caruurnimadii.
"Nin ba in ayay u joogtaaye aniga
Cabdi raxmaan ahaan waxaanu ahayn jiilkii isku da'ada dhawaa, ee isku beegnaa
iskuulka lakiinse iyadu iyada oo fasalka 7aad ku jir ta ayay ka baxday oo ay
fanka gashay. Al le ha u narariisto" ayuu yidhi Saylici.
Dhamaan fannaaniinta, wariyayaasha iyo
dadwaynaha kale ee kasoo qayb galay aaska Khadra Daahir Cige, ayaa Alle uga
baryay in uu janooyinkiisa ku casuumo, iya ga oo sheegay in ay ahayd shakhsiyad
qii mo leh.
Ciidanka
Danab iyo Alshabaab oo guulo ka kala sheegtay dagaallo ka kala dhacay Hiiraan
iyo Shabeellada dhexe
Ciidamada
xoogga dalka ee Danab ay aa dorraad oo axad ah sheegay in ay dil een ku dhawaad
40 ka tirsan dagaalama yaasha Al-Shabaab, kadib howlgalo ay ka sameeyeen
deegaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe.
Qoraal lagu daabacay warbaahinta do wladda
oo kasoo baxay Danab, ayaa lagu sheegay intii uu socday howlgalka in ilaa 40
dagaalyahanno ah, oo ay ku jiraan sara aakiil sare sare lagu dilay, baabuurna
la gu bay.
Warkan kasoo baxay taliska Danab, ayaa
kusoo beegmaya, xilli isla dorraad Al-shabaab ay shaaciyeen khasaaraha ka
dhashay weerar ay ku qaadeen kolonyo uu hoggaaminayay guddoomiyaha gobolka Hii
-raan.
Alshabab ayaa sheegay inay guddoom iyaha
gobolka Hiiraan ku weerareen dulee dka degmada Matabaan ee gobolka Hii raan,
halkaas oo khasaare xoogan lagu ga arsiiyey ciidankii uu watay guddoomiye Jey te,
sida Alshabaab ay sheegeen.
Alshabaab ayaa gacanta ku haysa dee gaano
badan oo miyi ah oo ku yaala Shab eeladda dhexe iyo Hiiraan, halkaas oo la
aaminsan yahay inay kasoo abaabulaan weerarada ka dhanka ah Hirshabeelle.
JUBBALAND
oo baareyso 'xasuuq ay ciidankeeda ka geysteen' tuulada Qudus
Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland,
Maxamuud Sayid Aadan ayaa si kulul uga hadlay wararka sheegaya in ciidamada Jub
ba land iyo kuwa Danab ay xasuuq ka gey s teen deegaan hoostaga magaalada Kism aayo
oo lagu magacaabo Qudus.
Sayid Aadan oo kulan la yeeshay xil dhibaano
ka tirsan Jubaland ayaa sheegay inay cabasho kasoo gaartay howlgal ciida nka
Danab iyo kuwa Jubbaland ka samee yeen deegaanka Qudus oo qiyaastii 65 KM u
jira magaalada Kismaayo ee xarunta gob olka Jubbada Hoose.
Madaxweyne ku xigeenka koowaad
ee Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in baa ris agu sameeynayo dhacdadaas oo
sabab tay dhimasho iyo dhaawac la gaarsiiyey da d shacab ah.
Sidoo kale wuxuu ballan-qaaday in da bagal,
kadib uu maamulku qaadi doono tal laabo adag oo sharciga waafaqsan, si loola
xisaabtamo ciidamadii geystay falkaaso
Odayaasha dhaqanka ee tuulada Qud us ayaa
horey warbaahinta ugu sheegay sheegay in ciidamada dowlad goboleedka Jubbaland
ay tuuladaas gubeen, sidoo ka le ay ka geysteen dhimasho, dhaawacyo I yo burbur
hanti dadweyne.
"Waxaan ka cabaneynaa dhibkii nagu
dhacay, dad iyo duunyo ayey tuuladaan ku laayeen ciidamada Jubbaland, naf iyo
maal wax noo ceynta malaha, gaadiid, guryo iyo duunyo ayaa la gubay,” ayuu yiri
mid ka mi d ah odayaashii warbaahinta la hadlay xilli gaasi.,
Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in tuulada aysan horay u joogin wax
ciidan ah, isla markaana ay soo weerareen ciida mada Jubbaland oo ka geystay
gabood fal lo aan loo meel deyin, sida ay sheegeen odayaashii hadlay.
Ciidamadaas waxay ka soo gudbeen dhowr
deegaan oo aysan waxaba ka gey san, laakiin waxay weerareen tuulada Qu dus oo
cid hubeysan aysan joogin, dhima sho, dhaawac iyo burbur hanti ayey geys teen,
waxaan ka canabeynaa ciidanka Jub baland,” ayuu raaciyey.
Hadalka Sayid Aadan ayaa kusoo aa dayo,
iyada oo haatan adka deegaanka ay dalbanayaan inay cadaalad helaan, si loo
maxkamadeeyo askartii ka dambeysay fal kaasi.
Meydka
Haweeneey la baadi goobayay oo laga
helay Wabiga Beledweyne
Muddo laba maalin ah ayaa laga baadi
goobayayay meydka Haweeneey lagu mag acaabi jiray Madoow Yuusuf Axmed Wabi ga
Magaalada Beledweyne oo maalmo ka hor ay ku dhacday, balse ugu dambeyn saaka la
helay.
Qaar kamid a h dadweynaha Magaal ada
Beledweyne iyo ehelladeeda ayaa raa dinayay maalmihii la soo dhaafay kadib
markii Wabiga ay ku dhacday Jimcihii la soo dhaafay markii laga baxay Salaadii
jim caha.
Qaar kamid ah ehellada Hooyo Ma doow
yuusuf ayaa waxaa ay sheegeen inay aheyd 60 sano jir siweyn looga yaqaa nay
Suuqa Magaalada Beledweyne dadka na wax badan ka caawi jirtay.
Khilaaf xoogaan ayaa ka dhashay xil ka
qaadis la sheegay in lagu sameeyay Gu doomiyaha Degmada Howl-Wadaag mustaf Cali
Kheyre.
Wixii intaa ka da nbeeyay Gudoomi yaha
Degmada Ho wl-Wadaag ayaa si cad u naq diyay Xil ka qaadista aan sharciga
aheeyn ee lagu sameeyay taas oo sida la sheegay uu gadaal ka riixayo xildhi baan
mustaf dhu xuloow iyo xildhibaano kale oo ka tirsan Go llaha Shacabka.
Gudoomiyaha Degmada Howl-Wadaag mustaf
Cali Kheyre ayaa sheegay in aan xi lka laga qaadin, sidoo kalana aan xitaa la
shaacin xil ka qaadistiisa, arintaanuna ta hay mid ay gadaal ka riixayaan
xildhibaano ka tirs gollaha shacabka oo uu ugu horee yo xildhibaan mustaf
Dhuxulow.
Dhanka kale Ciidamo katirsan Milate
riga Soomaaliya islamarkaana u abaabulan qaab beeleed ayaa la wareegay gacan ku
haynta xarunta degmada Howl-wadaag ee gobalka Banaadir oo ay ku sugnaayeen as
kar katirsan booliska Soomaaliya.
Ciidankaan oo wata gaadiid dagaal aya a
isku balaariyay gudaha iyo banaanka de gmada, waxaana la sheegay in ay diidan
yi hiin xil ka qaadis lagu sameeyay guddoomi yihii degmadaas Mustaf Cali
Kheyrre.
Somaliland
oo sheegtay in dadka xajka sannadkan tagay ay xadgudub ku kaceen
Xukuumada Somaliland, ayaa sheeg tay in
dadka reer Somaliland ee sannad kan xajka tagay xili xukuumadu joojisay tag
ista xajka ay ku xadgud been qaranimada.
"Waxan shacbiga Somaliland la socod
siinaynaa, cidii meelo kale ka dhooftay ama u baryo tagtay in ay meel kaga dha
ceen qaranka Jamhuuriyada Somaliland ee go'aanka qaatay" ayuu yidhi
Saylici.
Saylici ayaa dhanka kale sheegay in aa nu
jirin wax gorgortan ah oo Somaliland arr imaha xajka kala yeelatay xukuumada
Soo maaliya, isaga oo beeniyay hadal uu Wasii rka Diinta iyo Awqaafta
Soomaaliya Cumar Cali Rooble ku sheegay in arrinta xajka uu kala hadlay
madaxweyne ku xigeen Sayli ci.
"Waxan doonayaa in aan ka hadlo ha
dal kasoo yeedhay wasiirka diinta iyo awqa afta ee Muqdisho, oo yidhi waxan ka
wada hadalnay madaxweyne ku xigeenka arrima ha xajka, waxan umada Somaliland
halkan uga caddaynayaa in anan wax wadahadal ka ama xidhiidha anan la yeelan
wasiirkaa" ayuu yidhi Saylici.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa hadal ka
wasiirka ku tilmaamay mid meel ka dhac ku ah Somaliland, isaga oo sheegay in
Somaliland anay mudo 30 sanno ah ka mid ahayn qaran Soomaaliyeed.
Madaxweyne ku xigeenka ayaa dhanka kale
dowlada Sacuudiga ka codsaday in ay hoos u eegto khilaafka taagan, "Xukuuma
da Somaliland waxay uga fadhidaa Boqort ooyada Sacuudi Carabiya xuquuqdeeda is
laamiga ah, iyada oo dhowrkii sanno ee u danbeeyayba indhaha ka lalisay".
Wasiir Cumar Cali Rooble oo waraysi
siiyay idaacada BBC Somali, ayaa shee gay in ay wadahadleen madaxweyne ku xi
geenka Somaliland, isla markaana uu u sheegay in aanay jirin qoondo gaar ah oo
ay dowlada Soomaaliya u ogoshahay Som aaliland.
Dowladda
lubnaan oo baaq deg deg ah u dirtay dalalka Jaamacadda Carabta
Ra’iisul wasaaraha dalka Lubnaan Najib
Mikati ayaa ugu baaqay dalalka Carabta in ay taageero u fidiyaan dalkiisa oo ay
ka jir to dhaqaale xumo baahsan.
Waxa uu ugu baaqay "Wadamada Cara bta,
gaar ahaan dalalka Golaha Iskaa shiga Khaliijka (GCC) inay taageeraan Lub naan
xil ligan xasaasiga ah .”
Mikati waxa uu ku celiyay sida ay Lubn aan
uga go’an tahay in ay fuliso dham maan Golaha Ammaanka ee Qaramada Mi doobay
iyo qaraarada Jaamacadda Carab ta "hab lagu xoojinayo siyaasadda ka go’ ida
khilaaf kasta oo Carab ah”.
Beirut ayaa martigelinaysa shir ay ye elanayaan
wasiirada arrimaha dibadda Ca rabta sabtidii si ay uga wada hadlaan ajan dayaasha
shir madaxeedka Carbeed ee ka dhici doona Algeria bisha November.
Tan iyo dabayaaqadii 2019, Lubn aan
waxa ay la daalaa dhacaysay dhibaato dhaqaale oo aad u daran, oo ay ku jirto
qii mo dhac weyn oo lacagta ah iyo sidoo kale shidaal iyo gabaabsi dhanka
adeegyadda caafimaadka ah.
Mareykanka
oo beeniyay inay aqoonsi Caalami ah u raadinayaan Somaliland
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya,
Larry Andre, ayaa mar kale sheegay in Mar eykanku uu hal siyaasad ka haysto
Soom aaliya, uuna aqoonsan yahay xuduudka la sameeyay xilligii xorriyad da.
"Siyaasaddeenu waa mid la mid ah 62-kii
sannadood ee u dambeeyay, oo ah Soo maaliya taariikhi ah, xuduudaheeda taarii khiga
ah, tan iyo markii ay isku biireen wa xii loo aqoon jiray British Somaliland
iyo Ita lian Somaliland oo ay hal dal wada dhistee n,” ayuu yiri safiirka
Maraykanka ee Sooma aliya.
Danjire Andre waxa uu sheegay in aq oonsiga
wada-hadallada maqaamka mada x-bannaanida
ay tahay inay si gaar ah u go ’aamiyaan Soomaaliya iyo Somaliland.
Wuxuu intaas ku daray in Mareykan ka
uu wax ka bedeli doono siyaasaddiisa Soomaaliya oo hal ah haddii labada dhinac
ay ku heshiiyaan in xaalad isbedel ah la sa meeyo.
Hadalka Safiirka Maraykanka ayaa yi mid,
xilli Somaliland ay dowladda Marayka nka u gudbisay in loo ixtiraamo gooni isku
taaggooda ay ku doonayaan in kaga go’ aan Soomaali inteeda kale.
Mudaharaado xiriir ah
oo ka dhacay dalka sudan
Mudaaharaadyo
xiriir ah ayaa ka dha cay dalka Suudaan kuwaas oo lagu dalbana yo in la beddelo
awoodda milateri ee sannadkii hore xukunka la wareegtay iyo in dib loogu soo
celiyo xukunka rayidka ah.
Dibad-
ayaa isu soo bax ka dhigay xaaf adda Eldaim ee magaalada Khartoum iyo tiro ka
mid ah degmooyinka ku yaalla magaa looyinka Bahri iyo Omdurman ee is ku xira,
si da uu sheegay wariye ka tirsan wakaaladda wararka ee Anadolu.
Mudaaharaadyadan
ayaa imaanaya iya doo guddiga loogu yeero wax iska caabi nta oo hormuud ka ah
dibadbaxyada looga soo horjeedo milateriga, ay ku baaqeen ba yaan ku aaddan
kacdoonka shacabka ee guud ah aan Suudaan si loo rido nidaamka militariga.
Guddiga
ayaa sidoo kale ugu baaqay taageerayaasha in ay sabtida dambe isugu soo baxaan
bannaanbaxyo ku wajahan qa sriga madaxtooyada ee bartamaha magaa lada Khartoum.
Ugu
yaraan toban qof oo mudaaharaa dayaal ah ayaa lagu dilay tobanaan kalena waa
la
HALKAN KA AQRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWSPAPER 04/07/2022
.