HALKAAN KA KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 23- JUUN 2022
Imaaraatka carabta oo $20 million ugu deeq ay gurmadka abaaraha Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan She ekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Madaxwe ynaha dalka Imaaraadka Carabta Sheekh Max amed Binu Saayid.
Kulanka Labada Madaxweyne ayaa lagu lafa guray hagaajinta xiriirka iyo iskaashiga lab ada dal, fududeynta dhaq-dhaqaaqa ganacsi ga, isu-socdka muwaadiniinta iyo bixinta dal ku galka.
Madaxweynaha dowladda Imaaraatka ayaa kulankan kaga dhawaaqay inay Soomaaliya u gu deeqeen $20 million oo ay ugu talo galeen in dowla ddiisu uga qeyb qaadato gu rmadka ab aaraha Soomaa liya.Wuxuu sidoo kale balla nqaaday in ay Muqdi sho dib uga furidoonto isb itaalkii Sheikh Sayid, in shirkaddaha duulimaa dyada dalkiisa ay dib u bilaabi doonaan duuli maadyadii tooska ahaa ee magaalada Muqdi sho iyo in dadka Soomaaliye ed loo fududeeyo fiisaha dal ku galka dalkaas.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay aa uga mahadceliyey dowladda iyo shacabka Imaaraatka, garab istaagga ay u muujiyeen Shacabka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saam eeyeen, isagoo sheegay in dowladdiisu ay ahm iyad gaar ah siineyso xoojinta xiriirka 2da dal.
Madaxweyne Xasan Sh. ayaa safarkiisii u gu horreeyay ku tagay dalka Imaaraatka oo ka mid ah waddamada saamaynta ku leh Somalia
Kulankii codka kalsoonida loogu qaadi lah aa R/W Xamza oo dib u dhacay + Sababta
Kulankii la filayey inay Shalay yeeshaan ba arlamaanka Federaalka ee codka kalsoonida lo ogu qaadi lahaa ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa dib u dhac ku yimid, iyadoo ay saameyn ku yeesheen laba arrimood.
Ra’iisal wasaare Xaza Cabdi Barre ayaa kulamo kala gaara la yeeshay xil dhibaannada Baarlamaan ka, isagoo ka codsad ay inay kalso onidooda siiy aan, wuxuuna heys taa ballanqa adyo badan, ba lse waxaa kulanka dib u dhigay arrimo farsamo.
Arrimaha ee kulanka dib u dhigay ayaa wa xaa ka mid ah madaxweyne Xasan Sheekh oo safar ugu maqan dalka Imaaraadka Carabta oo socdaalkiisa oo laba maalmood loogu talo-ga lay uu hadda gaaray maalintii 3aad, iyadoo aan la ogeyn xilliga uu dhammaan doono.
Waxaa sidoo kale safar ku maqnaa guddoo miyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Madoobe, inkastoo uu Shalay dib ugu soo laabtay dalka.
Caasimada Online ayaa sheegtay in ay ogaat ay inaysan jirin wax walaacyo kale ah oo dib u dhigay kulanka, mana jiraan wararka sheegaya inay jirto cabsi la xiriirta in ra’iisul wasaaraha magacaaban uusan taageero haysan.
Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa taageero bu uxda ka haysta xildhibaanada labada aqal, wax aana la filayaa in cod aqlabiyad leh lagu ansix iyo, sida ay sheegtay in ay xog ku heshay Caas imada Online. Si kastaba, maalmaha soo soc da ayaa wa xaa la filayaa in codka kalsoonida loo qaado ra’ iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo kadib soo dhisi doono xukuumaddiisa cus ub.Xigasho:caasimadda.net
Xamza oo Habeen hore la kulmay Farmaajo iyo Sheekh Shariif
Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee dalka Xamse Cabdi Barre, ayaa Habeen hore booqasho u gu tagay madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo degan ag agaarka garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Farmaajo ayaa u rajeeyay Ra’ Iisul wasaaraha in uu Rabbi u fududeeyo masu uliyadda Qaran ee uu dalka iyo dadkaba u qab tay. Waxuuna la wadaagay talooyin ku aadd an sidii dalka horay loogu wadi lahaa.
Dhinaca kale Ra’iisul Wasaare Xamse Barre ayaa isla Habeen hore salaan ugu tagay Madaxweyn ihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed oo Ra’ iisul Wasaaraha u rajeeyay in uu Eebbe ku gu uleeyo mas’uuliyadda qaran.
Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa Madaxweyne Shariif ka dhageysay talooyin iyo tusaalooyin ku aaddan howlaha horyaalla marka uu helo kalsoonida golaha shacabka.
Arbacadii Shalay ayuu qorshuhu ahaa in Ra’iisul Wasaare Xamse Barre la hor geeyo ba arlamaanka, si loogu qaado codka kalsoonida, balse waxaa qorshahaas dib u dhigay safarka dheeraaday ee Madaxweyne Xasan Sheekh uu dalka uga maqan yahay.
Aadan Madoobe oo ka digay heshiis qaad oo aan lasoo marsiin golaha shacabka
Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaa liya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Ma doobe) ayaa ka digay heshiisyo caalami ah oo ay dowladda la gasho dowla do kale oo aan baa rlamaan ka la soo marsiinin.
Sheekh Aadan Madoobe ayaa digniintan soo saaray, xilli haatan la hadal hayo hes hiiska qaadka ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, oo Nairobi ay sheegtay in dhowaan la saxiixayo.
Aadan Madoobe, oo wareysi gaar ah siiyay BBC-da, ayaa sheegay in marka hore ay xu ku umadda soo gasho heshiisyada caalamiga ah ka dibna baarlamaanka loo soo gudbiyo si ay u ansixiyaan.
"Marka ay xukuumadda ay soo gasho he shiis caalami ah baarlamaanka ayay u soo gud bineysaa oo ansixinaya, wax ka baddalaya amaba diidaya,” ayuu yiri Sheekh Aadan Max amed Nuur (Aadan Madoobe).
Aadan Madoobe oo wax laga weydiiyey wa xa uga qorsheeysan heshiiska qaadka ee lagu wado in 5-ta bisha July lagu saxiixo magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa yiriu
"Arrimaha diblomaasiyadda Kenya iyo Soom aaliya waa inaga horreyeen oo sida lagu kalat agay ma naqaan sidaa darteed dib u eegis ay aan ku sameyn doonnaa oo hadda kuma deg degyno laakin mabdi’iyan waxaan kuu sheege yaa haddii heshiis caalami la galo waa in baa rlamanka uu ansixiyaa.”
Kenya ayaa qarka u saaran inay dib u furto suuqa jaadka ee Soomaaliya iyadoo la filayo in heshiiska la saxiixo horraanta bisha Luulyo.
Wasiirka beeraha Peter Munya ayaa dhama adkii toddobaadkan shaaca ka qaaday in wada hadalada u dhexeeya labada dal ay galeen qey btii ugu dambeeysay iyadoo heshiis la filayo la ba toddobaad gudahood.
"5-ta bisha Luulyo ee soo socota, heshiiska waxaa lagu saxiixi doonaa halkan Nairobi,” ay uu yiri Munya xilli lagu gudajiray ololaha doora shada Kenya ee lagu inay dhacdo bilowga bi sha August.
Munya ayaa markii uu hadalkan sheegayay waxa uu ku sugnaa Ismaamulka Meru oo ay ku yaallaan beeraha qaadka.
Soomaaliya ayaa hakisay qaadkii laga dhoo fini jiray Kenya labo sannadood ka hor oo ay ta ariikhda ku beegnayd 19-kii Maarso, ee 2020, iyadoo sabab looga dhigayo xayiraadaha Cov id-19. Hakinta ayaa si kastaba ha ahaatee, aan marna la qaadin kadib markii uu soo shaac ba xay khilaaf diblumaasiyadeed oo u dhexeeya labada dal.
Mamnuuciddaasi ayaa horseedday in suuqa maalinlaha ah ee qaadka uu lumiyo in ka bad an 50 tan oo qaad ah oo markaas lagu qiimee yay in ka badan 20 Milyan oo shilinka Kenya ah oo dhiganta ku dhowaad 200 oo kun doolar.
Xasan Sheekh Iyo Kooxdiisa Oo Qaaday Dhaqan Looga Bartay Maamulkii Hore Ee Farmaajo.
Qaar ka mid ah wafdiga Madaxweyne Xas an Sheekh oo ku sugan dalka Imaaraadka ay aa la soo warrinayaa in laga helay Corona Vir us taasi oo maal mo dheeraad ah ku dartay saf arka oo qorshihiisa hore ahaa laba maalmo od.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa qarisay inay sheegto sababta waqtiga dheeraad ka loogu kordhiyey safarka Madaxweynaha. Maamulkii hore ee Madaxwey ne Farmaajo ayaa lagu yaq aanay dhaqanka qarinta waxyaabaha dabiiciga ah.
Inkastoo Madaxweyne Xasan Sheekh uusan ku dhicin Coronavirus, haddana Madaxda Addu unka ma qariyaan marka uu asiibo cudurkan, waana wax caadi ka ah Adduunka oo aanay ceeb aheyn qofka uu ku dhaco Corona Mad axda iyo wafdigooda.
Heerka fayraska ee Imaaraadka ayaa kor u ga kacay 200% maalintii ilaa in ka badan 1,400 oo tiro maalinla ah uu gaaro toddobaadkan, la akiin dhakhaatiirtu waxay sheegeen in dad yar ay u baahdeen daawaynta isbitaalka, tiro yar oo bukaanna ahna ay qabeen burukiito ama qa bow
Faysal Cali Waraabe Oo Nairobi Kula Kulm ay Gaas Iyo Cumar C/Rashiid + Hadal Heyn Ka Dhashay .
Gudoomiyaba xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa la kulmay Ma daxweynihii hore ee Puntland C/weli Gaas, Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar C/ra shiid & Ra’iisalwasaare ku xigeenkii hore ee Soom aaliya Ridwaan M. Xirsi oo kamid ahaa musharraxiintii Madaxweyne ee Soomaaliya. Illaa hadda Xisbiga UCID faahfa ahin kama bixin ujeedada kulankan oo Kenya ka dhacay sida caadiga ahna Faysal markasta ayuu la kulma Madaxda dawladda Soomaaliya balse cidna uma sheego natiijada kulamadiisa.
Dadka ku dhaqan Somaliland ayaa si aada u hadal haya kulankan oo ku soo aaday xili xas aasi ah, maadaama muran ka dhashay daaha doorashada uu ka taagan yahay Hargeysa, iya doo Hargeysa iyo magaalooyinka kale lagu xiro dhalinyarafa Somaliland ee isku soo sawirta mas’uuliyiinta iyo siyaasiyiinta Soomaalida.
Somaliland oo sheegtay inay Soomaaliya in teeda kale ka go’day sanadkii 1991 ayaa si isk eed ah isu xukumeysay 30-kii sano ee la soo dhaafay, majirto aqoonsi heer caalami ah iyo gobolka oo ay adduunka ka heshay, maadaa ma loo aqoonsanyahay dowlad goboleed ka tir san Soomaaliya.
faysal cali waraabe oo nairobi kula kulmay gaas iyo cumar c/rashiid + hadal heyn ka dha shay .sawirro: faysal cali waraabe oo nairobi ku la kulmay gaas iyo cumar c/rashiid + hadal he yn ka dhashay .sawirro: faysal cali waraabe oo nairobi kula kulmay gaas iyo cumar c/rashiid +
Sheekh Aadan Madoobe oo shaaciyey sida laga yeelayo kursiga loo diiday FAHAD
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaal iya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Ma doobe) ayaa markii ugu horreysay ka hadlay si da laga yeelayo kursiga HOP#086 ee uu horey ugu soo baxay Fahad Yaasiin, balse la hakiyey.
Guddoomiyaha ayaa shaaca ka qaaday in kursigan go’aan looga gaari doono kalfadhiga hadda socda ee baarlamaanka Soomaaliya, si loo soo buuxiyo.
"Haddii Ilaah yiraahdo kalfadhigan hadda socdo waa iclaamin doonaa si loo soo buuxiyo arrin dastuuri ah waaye,” ayuu yiri Sheekh Aad an Maxamed Nuur (Aadan Madoobe).
Sidoo kale wuxuu inta asi ku daray in mar laba ad lagu celin doono do orashada kursigan, isla-markaana loo mari doono qaab sharci ah, sida uu hadalka u dhigay.
"Koley waxaan sameyn doonaa doorasho sharcigeeda dhammeystiran yahay-baa loo icla amin doonaa, doorasho in lagu celiyo waayey,” ayuu markale yiri Aadan Madoobe.
Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday kurs iga uu banneeyey xildhibaan Mahad Salaad oo loo magacaabay hay’adda NISA, wuxuuna she egay in si dastuuriyan ah uu bannaanaaday, isla-markaana isagana la qaban doono doora shadiisa, si loo buuxiyo xubnimada kursigaasi.
"Weli waxaa jira kursi kale oo bannaanaaday dastuurkeena waxa uu qabaa xildhibaanka, haddii uu ogolaado ama loo dhaariyo xil aan wa siir aheyn xildhibaanimadiisii waa weynayaa. Xildhibaan aad muhiim u ahaa oo haddane sha qo muhiim ah loo magacaabay oo la yiraahdo Mahad Salaad kursigiisii dastuuriyan ayuu u bannaanaaday,” ayuu sii raaciyey.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada horey guddiga doorashooyinka dadban ee la kala dir ay ay u hakiyeen natiijada kursiga Fahad oo xii sad xoogan abuuray, balse ugu dambeyn ka ha ray doorashooyinkii ka dhacay dalka gaar aha an middii madaxweynaha ee 15-kii May.
Carruur Macluul ugu Geeriyootay Magaala da Beledweyne
Waxaa Magaalada Beledweyne iyo degaan nada hoostaga iyo Guud ahaan Gobolka Hiira an xilligaan kajirta Abaar daran iyo xaalad macl uul oo saameeysay dadka barakacayaasha ah, taas oo keentay in Carruur farabadan ay nafa qa darro u geeriyoodaan.
Qoysas kasoo barakacay degaannada kale ee Gobolka Hiiraan ayaa ku sugan Magaalada Bedweyne, waxaana mid kamid ah Xerooyinka ay kunool yihiin ay Carruur ugu geeriyoodeen nafaqa darro.
Hooyo Caamilo Ibraahim Cusmaan oo ka mid ah dadka kunool Xerooyinka barakacayaa sha Beledweyne ayaa sheegtay in mid kamid ah lix Carruur ah oo ay dhashay uu nafaqo darro u geeriyooday, iyada oo dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Hir-Shabeelle ugu baaqday in loo soo gurmado.
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka, maareyn ta iyo musiibooyinka Maamulka Hir-Shabeelle Cabdi Mahad Qoorgaab ayaa dhankiisa sheeg ay in dadka kujira ilaa lix Kaam oo kuyaalla M/ Beledweyne ay isugu jiraan dad kasoo baraka cay, Abaaraha, Coolaad Beeleedyada iyo dag aalada u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab.
wuxuu ugu baaqay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hay’adaha Caalamiga ah in ay gurmad deg deg ah la soo gaaraan dadka asi Barakacayaasha ah oo xilligaan ay heyst aan dhibaatooyin kala duean.
7aadkii hore ayay aheyd markii ilaa lix Carru ur ah ay xaaladdo nafaqa darro ugu geeriyoode en xerooyin kuyaalla degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan..
Xildhibaan Cali Xaaji Daahir oo si cajiib ah u ga hadlay arrinta Qatar iyo Imaaraadka
Xildhibaan Cali Xaaji Daahir oo ka mid ah xil dhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ay aa wareysi uu siiyey Telefishinka Soomaali Cab le ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dal ka, gaar ahaan howlaha horyaalla dow ladda cusub.
Cali Xaaji oo baarlamaanka 11-aad ee dalka ka soo galay dhanka Puntland ayaa si gaar ah uga hadlay arrimaha diblomaasiyadda, gaar ah aan arrinta Qatar iyo Imaaraadka Carabta.
Xildhibaanka ayaa shaaca ka qaaday in aysan jirin karinba kala eexasho labada dal ah oo ay sameyn karto dowladda Soomaaliya, loona ba ahan yahay Qatar inay la shaqeyso madaxwey naha cusub, si la mid ah madaxweynihii hore ee looga guuleystay doorashada.
"Dowladdaa, dowladdiinii hore saaxibka la aheyd dee dowlad ahaan ayey saaxib ula ha yed ee shaqsi ahaan saaxib ula ma aheyn ma daxweynihii meesha ayuu ka baxay madax weyne cusub ayaa yimid,” ayuu yiri Xildhibaan Cali Xaaji Daahir oo ka tirsan Golaha Shacab ka. Waxa kale oo yiri "Haddii ay iyagu maslxad Soomaaliyeed wadeen waa inay la shaqeeyaan madaxweynaha yimid way ku qasban yihiin, ha ddii ay wax gaar ah wateen iyagaa og”
Dhinaca kale wuxuu soo hadal qaaday saf arka madaxweyne Xasan iyo waxa keenay inuu booqashadiisii ugu horreysay ku bilaabo mag aalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka.
"Madaxweynaha la doortay wuxuu xaq u lee yahay in la daayo oo fursad la siiyo cidda uu bo oqanayo isaga ayey ka go’daa, la-talin buu leey ahay nidaam ayuu ku socdaa. Cidda uu dib dhi ganayo isaga ayey ka go’daa, cidda uu ku horeysiinaya isaga ayey ka go’daa”. Maalmihii u dambeeyey ayaa waxaa sii xoogeysanayey loolanka ay Soomaaliya ugu jiraan Imaaraadka iyo Qatar oo 5 sano ee lasoo dhaafay aheyd ta ageeraha 1aad ee Md.Maxamed Farmaajo, wa xayse hadda u muuqataa in Abu Dhabi ay ku adkaatay loolanka iyo u dhawaashaha dowla da, maadaama madaxweynuhu ku bilaabay saf arkiisa Imaaraadka.
Faahfaahino kasoo baxaya dagaalo ka kala dhacay Afgooye iyo Bariire
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya da gaalo khasaare kala duwan geystay oo Al-shabaab iyo ciidamada dowladda ku dhexma ray degmada Afgooye iyo deegaanka Bariire oo ka wada tirsan gobolka Sh/hoose.
Dagaalka Bariire ka dhacay ayaa la tilmaam ay inuu ahaa mid xoogan, kadib markii dagaal yahanada Al-shabaab ay deegaankaasi weerar een ilaa tiro sadax jeer ah Habeen hore oo qura.
Dagaalka Bariire ayaa la sheegaya inuu gey stay khasaare dhimasho iyo dhaa wacba leh, hayeeshee lama oga khasaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerarada rogaal celiska ahaa ee Habeen hore tirada sadaxda je er ah Al-shabaab ku qaadeen gudaha deega anka Bariire.
Waxaa sidoo kale dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay Habeen hore weerar ku qaa deen ciid amo ka tirsan kuwa dowladda Soo maaliya oo ku sugna Buundada yar ee degm ada Afgooye, waxaana la soo warinayaa iney jiraan khasaaro dhim asho iyo dhaawac leh oo labada dhinac ku kala gaaray dagaalkaasi.
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa inta badan ku dagaalama de eg aanada iyo degmooyinka gobolka Sh/hoo se, kuwaas oo ku loolamaya gacan ku heynta deegaanada iyo degmooyinka gobolkaasi Sh/ hoose.
Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Asluubta
Madaxweynaha Dowlad goboleed ka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shalay kulan gaar ah la qaatay saraakiisha ciidanka Asluubta ee Maamulka Puntland.
Madaxweynaha ayaa ka dhegaystay Saraakiisha warbixin ku saabsan shaqada socota, gaar ahaan xaaladda Xabsiyada, iyo maxaabiista, wuxuuna faray in ay sii dardargeliyaan shaqada ay bulshada u hayaan.
Cabdullaahi Carab oo ka hadlay shaqa aqadii dhex martay boliska iyo ardada
Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliin ta sare ee Soomaaliya Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Cabdullaahi Carab), Wasiiru-dowlaha Wasaara dda Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud ee wasaarada waxbara shada Maxamed Caabi Xasan ayaa Shalay soo xiray imtixaanka Fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare.
Wasaaradda Waxbarashada ayaa sanad walba qaada Imtixaanka Sha haadiga ee Fasalka 4-aad ee Dus iga Sare, kaasi oo ay sanadkaan u fadhiisteen in ka badan 35,000 oo arday, oo ku sugan dowlad goboleedyada; Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo gobolka Banaadir.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare Cabdullaahi Abukar oo soo xiray Imtixaanka ayaa yiri "Waxa aan ku guuleysanay in sanadkaan uu Imtixaanku si nabad ah inoogu soo gaba-gaboobo, waxaana uu ahaa mid ka du wanaa kuwii hore, waalidiinta dhalay ardada, waa sadaha maamulada, ciidamada booliska iyo bar ayaashii ka qeyb qaatayne waa u mahad-celi neynaa”.
Dhanka kale, Wasiirka Waxbarashada oo wax laga weydiiyay shaqaaqo dhacday inta uu Imtixa anka socday ayaa yiri; ”Arday dhaawacmay ama wax noqday ma jiro, Mobile iyo qish lagu qabtay bay ka buuqeen wixiina Booliskaa xalliyey, Waal idiinta waxa aan fareynaa imtixaanada soo socda in ay Mobile-da kasoo reebaan.”
Maalintii 3-aad ee Imtixaanka ayey aheyd ma rkii ay soo baxday in Arday kamid ah kuwa u farii stay imtixaanka iyo ciidamada ilaalada ka ahaa banaanka hore ay isku gacan qaadeen, taasi oo la shee gay inay keentay in rasaas furaan ciidama da, taasi oo uu ka dhashay dhaawac.
Si kastaba, Wasaaradda Waxbarasha da, Hi ddaha iyo Tacliinta Sare Xukuuma dda Federa alka Soomaaliya ayaa sanad walba qaada Imtixaanka shahaadiga ee Fasalka 12-aad, waxaana imtixaanka qeyb galin ardeyda ku dhaqan deegaanada Punt land iyo Somaliland, oo ayagu iskooda uga qaada ardeydooda.
Wareysi: Qorshihii fashilmay ee lagu heshiisiin lahaa Rooble iyo Fahad Yaasiin
Professor Maxamed Xaaji Ingiriis ayaa wareysi uu bixiyey wuxuu ku shaaciyey in hadda ka hor uu isku deyey inuu dhexdhexaadiyo Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin.
Prof. Ingiriis oo wareysi siiyey TV-ga SMS ayaa ka sheekeeyey kulamo uu Fahad iyo Rooble la ye eshay maalmihii uu soo bilowday khilaafkooda, isagoo sheegay inuu ku guul dareystay in heshiis uu dhex-dhigo labadaas nin.
Wuxuu sheegay in Ikraan Tahliil oo sii maqane ed mudo todobaad ah uu fursad u helay in Mu qdisho uu kula kulmo Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Agaasime Fahad Yaasiin, balse labaduba ay ka diideen inuu dhexdhexaadiyo.
Sidoo kale Ingiriis ayaa sheegay in gardarada uu saarayo Fahad Yaasiin oo sida uu sheegay xili gaas heystay awood ku filan, diidayna inuu la he shiiyo Rooble, inkastoo sida uu sheegay Rooble xitaa uu ka cago jiiday wadahadal dhex mara isa ga iyo Fahad.
Dhinaca kale kiiska Ikraan Tahliil oo markaas la weysnaa mudo todobaad ah ayuu sheegay inuu kala dooday Fahad, Yaasiin Farey iyo Shuute, iya goo ka balan qaaday in baaritaan deg deg ah ay ku sameynayaan kiiskaas.
Professor Maxamed Xaaji Ingiriis ayaa sheegay in cabsi uu ka qabay xukuumadii Xasan Cali Khe yri uu Muqdisho u imaa waayey sanadihii hore ee dowladii Farmaajo, isagoo farta ku goday Kheyre, Saadaq Joon iyo Sanbaloolshe oo sida uu shee gay caburin badan ku hayey dadka reer Muqdi sho.Xigasho:caasimadda.net
Qaramada Midoobay oo ku baaqday da daal dheeri ah oo lagu baajinayo khatar ta ka dhalan karta macluusha Soomaaliya
Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in sare loo qaado gargaarka bini'aadinimo si looga horta go macluusha ka jirta Soomaaliya xilli qeybo ka mid ah dalka ay ka jiraan abaaro iyo biyo la’aan aad u daran.
Bayaan uu soo saaray, Adam Abdelmoula, oo ah isku duwaha arrimaha bini'aadantinimada ee Soomaaliya, ayuu kaga digay in nafaqo-xumada ba'an ay sii kordheyso haddii aan qorshaha wax-ka-qabashada abaaraha si weyn kor loogu qaa din.
"Xaaladda bini'aadantinimo ee Soomaaliya si degdeg ah ayay uga sii xumaanaysaa. Durba 1.5 Milyan oo carruur ah oo da’doodu ka yar tahay shan sano ayaa la il daran nafaqo-xumo, waxaa na fileynaa in 356,000 oo carruur tan ka mid ah aysan sii noolaan il aa dhammaadka bisha Sebtem bar ee sanadkan,” ayuu Abdelmo ula ku yiri bayaan uu ka soo saaray Muqdisho.
Sarkaalkan ka tirsan Qaramada Midoobay ay aa hadalkan ka sheegay degmada Doolow ee ko onfurta Soomaaliya, isagoo indhihiisa ku soo ar kay dhibaatada ka dhalatay abaarta, xilli ay si wada jir ah u booqdeen ergayga gaarka ah ee So omaaliya u qaabilsan ka hortagga abaaraha Cabd iraxmaan Cabdishakuur.
"Waxaan aragnay in dadku ay u yimaadeen Do olow si ay gargaar u raadsadaan sababtoo ah hal kan waxay ka heli karaan hay'ado gargaar," ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishakuur intii uu ku guda jiray booqashada xerada barakacayaasha Ka basa.
Puntland iyo Galmudug oo yeelanaya iskaa shi amni oo ka dhan ah Alshabaab
Mas’uuliyiin katirsan Galmudug iyo Puntland ayaa yeeshay kulan ay kagaga hadlayeen amniga iyo iskaashiga ka dhanka ah kooxda Alshabaab.
Labada maamul ayaa isku raacay in boorka laga jafo wada shaqayntii laamaha amniga, islamarka ana la qaado howgallo ka dhan ah Alshabaab.
Kulankooda ayaa ka dambeeyay kadib markii dhowaan magaalada Gaalkacyo uu ka dhacay dil loo geystay mid kamid ah nabadoonada Puntland.
Guddoomiye ku xigeenka go bolka Mudug ee Galmudug Axmed Shire Qoodaar ayaa sheegay in loo baahan yahay in lasoo afjaro Alsh abaab oo aan laga dhigin mashruuc.
Muddo sanad ka badan oo ay Gaalkacyo ka nasatay dilalkii iyo qaraxyadii Alshabaab ay ka geysan jirtay, ayaa hadda laamiga amnigu waxay aaminsan yihiin inay Alshabaab maleegayaan qa tar ka dhan ah amniga.
Waxay sheegeen inay Alshabaab xubno cusub magaalada Gaalkacyo soo galiyeen, si ay u fuliyaan weeraro isugu jira qaraxyo iyo dilal qor shaysan oo ka dhan ah masuuliyiinta labada ma amul.
Agaasimaha guud ee wasaaradda Gana csiga oo furay shir wadatashi ah oo looga hadlaayey Wadahadalka ..
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aada, ayaa Shalay furay kulan wada-tashi ah oo loogga hadlaayey Wada-hadalka Dawladda iyo Ganacsiyada Gaarka ah ee iskaashatooyinka iyo Qeybaha Ururada Ganacsiga kaas oo ka qabsoomay magaalada Baydhabo ee xarunta u ah Dawlad Goballeedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Waxaana halkaas lagu soo bandhigay xor uruurin hore loogga sameeyey ganacsiyada yar-yar ee ka shaqeeya gudaha Baydhabo kuwaas oo diirada lagu saaray siyaabaha loo horumarin karo, caqabadaha jira iyo siddii ay u la jaan-qaadi lahaayeen iskaashatooyinka iyo ganacsiyada yar-yar ee ka jira caalamka.
Barnaamijkan oo ay ka wada-shaqeynayaan Was aaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya iyo hay’adda DAI sidoo kalena uu maal-gelinaayo Midowga Yurub, ayaa ujeedkiisu yahay siddii kor looggu qaadi lahaa iskaashiga u dhaxeeya dhin acyada dawladda iyo ganacsiyada gaarka ah taas oo ahmiyad weyn u leh horumarka dhaqaale ee dalka iyo siddii ganacsatadu ay uga faa ’Idaysan lahayd awoodo oda wax-soo-saar isla-mar-ahaant aana ay qeyb uga noqon lah aayeen suuqy ada ganacsi ee caalamka.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsi ga iyo Warshadaha XFS Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan oo kulanka furay, ayaa waxaa uu si faah-faahsan uga xog waramay ahmiyadda uu lee yahay barnamaijkani iyo weli ba sidoo kale sida ay ka dawlad ahaan mudnaanta u siinayaan dawladaha xubnaha ka ah dawladda dhexe si loo heli siyaasado iyo shuruuc lagu horumarin karo iskaashatooyinka iyo guud ahaan ganacsiyada gaarka ah si ganacs atadu ay qeyb uga noqon karaan suuqyada caalamka.
Dhaxal-Sugaha Sacuudiga Sannado Ka dib Tagay Turkiga, Lana Kulmay Madaxweyne Erdogan
Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan, ayaa markii ugu horreysay muddo sannado ah booqasho ku tagay dalka Turkiga Shalay oo Arbaca ah, si uu wadahadallo ula yeesho Madaxweyne Tayyip Erdogan, kaas oo ujeeddadiisu ahayd in si buuxda loo cusboonaysiiyo xiriirka burburay, kadib dilkii Jamal Khashoggi.
Booqashadan ayaa waxay ka dhigan tahay tallaabo uu Amiir Maxamed ku doonayo inuu dib ugu soo nooleeyo muuqaalkiisa meel ka baxsan gobolka Khaliijka, waxayna kusoo beegantay iyadoo Erdogan uu raadinayo taageero dhaqaale oo gacan ka geysan karta fududeynta dhaqaalaha Turkiga ee hoos u dhacay ka hor doorashooyinka adag ee madaxweynaha.
Bishii April, Erdogan ayaa wadaha dallo toos ah kula yeeshay Boqorto oyada Sacuudiga Amiir Mohammed kadib dadaal dheer oo lagu hagaajinayo xiriirka ka dhexeeya awoodaha gobolka, oo ay ku jirto in la laalo dacwaddii Turkiga ee dilkii Khashoggi ee sanadkii 2018 ka dhacay Istanbul.Erdogan ayaa sheegay toddobaadkii hore in isaga iyo hoggaamiyaha dhabta ah ee Riyadh ay ka wadahadli doonaan "intee in le’eg” ay xiriir la yeelan karaan inta lagu guda jiro wadahadalka Ankara.
Danab oo soo qabatay xubno Shabaab ah, hub iyo gaadiid, kuwo kalena dishay
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha Al-Shabaab lagu gaarsiiyey howlag allo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano dhaca galbeedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose.
Sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen saraakiisha ururka 5-aad ee guutada Danab, ugu yaraan labo xubnood oo ka tirsanaa koo xda Al-Shabaab ayaa la dilay, halka afar kalena nolosha lag u qabtay.
Sidoo kale ciidanka ayaa Al-Shabaab ka furtay labo qori oo AK47 ah iyo hal gaari oo nooca raa xada ah, halka labo gaari oo kalena ay gubeen, sida uu wa rbaahinta ciidamada qalabka sida u sheegay Carab Dheeg Axmed oo ah Taliyaha ururka 5-aad, guutada 16-aad ee kumaandooska Danab.
Taliyaha ayaa sheegay in howlagalladaas ay Shalay ku gubeen fariimo ay la haayeen Al-Sha baab, waxayna soo bandhigeen qaraxyo ay diyaa risay kooxdu oo la fashiliyey, sidoo kale ragga la qabtay ayaa dadka deegaanadaas ka uruuri jiray xoolaha ay ugu yeeraan sekawaadka.
Deegaanada kala ah Beerxaani, Qudus, Dhar keyn-urur iyo Barjella oo galbeed ka xiga magaal ada Kismaayo ayaa laga fuliyey howlgalladaan oo ay ka qeyb qaateen ciidanka Nabad sugidda Jub baland.
Al-shabaab oo qaraxyo ku burburisay xarun Isgaarsiineed oo ku taala gudaha
Wararka ka imaanaya degmada Rhamu ee ismaamulka Mandhera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in dagaa lyahano ka tirsan Al-shabaab weerar ay ku qaadeen degmada asi ay ku burburiyeen xarun Is gaarsii need oo ku ta ala degm adaasi Saraakiil ka tirsan laama ha am niga dalka Kenya ayaa sheegay iney maqleen jug xoogan oo ka dhaceysay deegaanka Kawaanka, hayeeshee ma rkii dambe ay ogaadeen in jugta ay aheyd mid la gu bu rburinaa yay xarun Isgaarsiineed oo ay leed ahay Shirka da Safaric om oo ku taalay deega ankaasi.
Wararka waxay inta asi ku darayaan in iska hor imaad kooban uu dhexmaray Al-shabaab iyo xubno ka mid ahaa ilaaladii xarunta la wee raray, hayeeshee aanan la ogeyn khasaaraha ka dhashay iska hor imaa dka dhexmaray. Taliyaha Booliska Waqo oyi bari Kenya George Seda oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay diya ari yeen ciidamo badan oo Boolis ah si ay uga daba tagaan ragga weerarka geysatay oo u baxs aday dhanka xuduudka Soom aaliya iyo Kenya.
Al-shabaab ayaa inta badan weeraro noocaan oo kale ah ku qaada deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Waqooyi bari Kenya, kuwaas oo mararka qaar geysta khasaare kala duwan.
DIINTA ISLAAMKA OO LA FILAYO INAY NOQOTO TAN LABAAD EE UGU WEYN DAL KA MAREYKANKA
Muslimiinta ayaa la saadaalinayaa in ay noqd aan dadka haysta diinta labaad ee ugu weyn dal ka Mareykanka marka la gaaro 2040-ka, xilli ay sii baahayso tirada dhalmada Muslimiinta iyo socd aalkooda ay ku tagayaan dalkaas,
sida ay ku warramayso cilmi-baaris ay kal hore sameysay Xaru nta Cilmi Baarista ee Pew.
Warbixinta ay samaysay hay’add an, ayaa ku sala ysan isku-darka sahan iyo xog laga helay Xafiiska Tirakoobka Maraykanka xilli hore, kaas oo aan ha dda uruurin maclu um aad ka ku saab san xiriirka diima ha.
Pew ayaa sahaminteedii ugu horreysay ku sa meysay Muslimiinta Mar eykanka sanadkii 2007-dii, xilligaasi oo lagu qiyaa say 2.35 milyan gudaha Mareykanka, sida ay sheegtay hay’addu. Sahan keedii saddexaad iyo kii u dambeeyay, ee la daa bacay 2017, ayaa lagu qiyaasay in tiradu ay ahayd 3.45 milyan.
Marka la gaaro 2050, Muslimiinta waxaa la filayaa in ay noqdaan 2.1 boqol kiiba wadarta dadweynaha Mareykan ka – ilaa 8.1 milyan oo qof, sida ay sheegtay Pew.
" Marka ay sii kordhayaan tirada dadka Muslimiin ta ah, Mareykanku waa inu u ku baraarugaa xaqi iqada ah in Islaamku yahay qayb muhiim ah oo ka mid ah dhismaha dalka,” ayuu yiri Ihsan Bagby, oo ah barafasoor ku-xigeenka da raasaadka Isl aamka ee Jaamacadda Kentucky, xubinna ka ah aa guddigii la-talinta ee sahanka Pews 2017 ee Muslimiinta-Mareykanka.
Tobankii sano ee la soo dhaafay, Pakistan, Ir an, Hindiya iyo Afghanistan ayaa ka mid ahaa dal alkii tirada ugu badan ee Muslimiinta ay ka soo galeen dalka Mareykanka, sida uu sheegay Be shiir Maxamed oo ah cilmi-baare sare oo ka tirsan Pew.
Laakiin, sida laga soo xigtay Bagby, ma ahan dalalkii mas’uulka ka ahaa kobacan dhow ee deg degga ah.
"Waxaa jira horumar degdeg ah oo ay samay nayaan dadka soo-galootiga ah, kuwaas oo u heellan inay horumariyaan xaaladdooda dhaqaale iyo waxb arasho, laakiin waxaa sidoo kale jira mo wjado dad ah oo ka aag beddela naya diimahoodii hore,” ayuu yiri.
Bagby ayaa filaya in ay kordhi doonto tirada Muslimiinta ka soo haajiray sa dalal kale oo ay ku jiraan Yemen iyo Suuriya, oo labaduba ay colaa do ka socdeen tan iyo 2011-kii.
"Mar kasta oo ay badato dhibaatada ka jirta dunida Muslimka, waxaa sii badanaysa dhiirige linta socdaalka,” ayuu raaciyay.
"Muslimiintu waxay u muuqdaan inay yihiin dad da ‘yar hadday tahay kuwoo da jooga caalamka ka le iyo Maraykankaba, sidaa daraadeed, inta bad an haweenka waxay weli haystaan sanado badan oo dhalmo ah,” axamed ayaa yiri. Bagby waxa ay rajaynaysaa in kobaca Muslim iinta Maraykanku ay si togan u saamayn doonto aragtida guud ee dadka oo dhan.
Muslimiintu waxay ka kooban yihiin boqolkiiba hal wadarta guud ee dad ka Mareykanka, waxay na si filiqsan ugu fidsan yihiin dalka oo dhan, iya goo ku badan magaalooyinka, sida uu sheegay Bagby. "Korodhka tirada Musl imiinta waxay dhab ah aantii siin doontaa fursad dheeraad ah oo ay kula kulmaan dad kale. Inta badan Muslimiintu marka ay yimaadaan waxa ay ku baahaan gobollada Mareykanka,” ayuu yiri, isagoo in taa ku daray "ta as oo hoos u dhigaysa aragtida xun ee dadka qaar ay ka aamineen Islaamka iyo Muslim-nac aybka beri hore faafay.”
Sida lagu sheegay warbixin 2015 ka soo bax day Machadka Cilmi-baadhi sta Diinta Dadweyna ha, 83 boqolkiiba dadka Mareykanku waxay she egaan inay wax yar ka og yihiin caqiidada iyo dha qamada diinta ee Muslimiinta.
Dhowrkii sano ee la soo dhaafay, bulshada Muslimiinta Maraykanku wa xay u bislaadeen ku lug-lahaanshiyaha siyaasadda iyo qaadashada aqoonsigooda, ayuu xusay Bagby. Wuxuu aaminsan yahay in kororkooda dadweynuhu ay ka dhigan tahay kobaca awoodda iyo waxtarka Musl imiinta Mareykanka. "Waxay ila tahay in tir ada badan ee laxaadka weyn ay la macno tahay kor u qaadidda codkooda bulsho ahaan,” ayuu yiri
Isha: BBC
Ciidamada Kenya oo dhaq-dhaqaaq ciidan ka bilaabay xuduuda Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa boqolaal ka tirsan ciidamadeeda soo dhoobtay xuduudka Soomaaliya kadib markii dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen tuulo ka tirsan degmada Mandheera.
Xubno ka tirs an kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar ku burburisay xarun isgaarsiineed oo ku taal magaalada Rhamu kadib markii ay xoog ku galeen xarunta.
Sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan booliska, waxaa la maqlay jug xooggan taasoo markii dambe la ogaaday inay Al-shabaab bom ku qarxisay xarun isgaarsiineed oo ay leed ahay shirkadda isgaarsiinta Kenya ee Safaari.
Ciidamo ka tirsan kuwii ilaalinayey xarunta ayaa iska caabiyey kooxihii ka tirsanaa Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday, waxaana la xaqiijiyey inay markii dambe ka baxsadeen markii ay gubeen.
Dowladda Kenya oo ka jawaabaysay weerarkii dhacay , waxay ciidamade eda ammaanka u dirtay inay ugaarsadaan raggii falkan ka dambeeyay, kuwaas oo u baxsaday aagga xuduudda Soomaaliya.
George Seda oo ah taliyaha booliska waqooyi bari ayaa sheegay in ay diyaariyeen ciidamo badan oo booliis ah si ay uga daba tagaan kooxda weer arka geysatay oo u baxsaday dhanka xadka.
Al-Shabaab ayaa inta badan weeraro qorsheysan ka fuliso gudaha dalka
Kenya, waxayna saldhigyo ka sameysteen deegaano buuraley ah oo dalkaas ku yaalo.
Kooxdaan ayaa ku hanjabtay inay sii wadi doonto weerarada ay ka fuliya an gudaha Kenya inta ay ciidamada Kenya isaga baxayaan gudaha Sooma aliya, gaar ahaan howlgalka midowga Africa ee AMISOM.
Kenya aya dhankeeda wacad ku martay in aysan ka baxeen Sooma aliya illaa laga ciribtiro kooxda Al-Shabaab taasoo aan weli suuragelin 15 sano kadib
dhul-gariir ay dad badan ku dhinteen oo ka dhacay afgaanistaan
ugu yaraan 155 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 200 oo kalena waa ay ku dhaawacm een ka dib markii dhulgariir xo oggan uu ku dhuftay koonfur bari ee Afgaanistaan, sida laga soo xigtay maamulka masiibooyinka ee dalka Afgaanistaan.
Gobolada Khost iyo Nangarhar, ayaa ugu badan meelaha uu Dhul-gariirka sida aadka ah u sameeyay, wararka ayaa intaa ku daraya in ay socdaan baaritaanno lagu ogaanayo jiritaanka khasaare intaas ka badan.
IMF oo war cusub kasoo saaray deyn cafinta Soomaaliya
Guddiga Sare ee Sanduuqa Lacagta Adduun ka (IMF) ayaa 17-kii Juun dhameystiray dib-u-eeg istii labaad iyo saddexaad ee hannaanka ama ahda ee la dheereeyay (E CF) ee Soomaaliya.
Go’aanka guddiga ayaa awood u siinaya in si deg deg ah loo bixiyo SDR 14 Milyan (qiyaastii US$ 18.8 milyan), taasi oo ka dhi gaysa wadarta kharashka Soomaaliya ee hoos yi maada (ECF) iyo (EFF) ilaa SDR 271.4 milyan (qiyaastii US$ 384.3 milyan).
Hababka ECF ee Soomaaliya waxaa markii ho re ansixiyay Guddiga Fulinta 25-kii Maarso, 2020 taasoo qayb ka ah hannaan saddex sano ah oo isku dhaf ah oo hoos yimaada ECF iyo EFF, kaas oo ku lug lahaa SDR 252.86 milyan (155 boqol kiiba kootada) ee hoos yimaada ECF iyo SDR 39.57 milyan (24 boqolkiiba kootada) ee hoos tim aada EFF.
Maaddaama qaddarka buuxa ee habaynta EFF lagu helay oggolaanshaha oo la sawiray iibkii u gu horreeyay, habbaynta EFF isla markiiba way dhacday.
Habaynta ECF waxa ay taageertaa hirgelinta Qorshaha Horumarinta Qaranka ee masuuliyiinta waxana ay ku qotontaa dib-u-habaynta u dhaxay sa Go’aanka HIPC iyo Qodobbada Dhamaystirka.
"Maamulka Soomaaliya waxa ay ilaaliyeen xa siloonida dhaqaalaha guud waxayna sii wadaan dardargelinta dib-u-habaynta, in kasta oo ay jiraan shoog badan. Marka laga soo tago caqabadaha ka imanaya Covid-19 iyo geeddi-socodka doora shooyinka daba-dheeraaday, haqab-beelka cu ntada iyo dhaq-dhaqaaqa dhaqaalaha ayaa culays ku haya sababtoo ah xaaladaha abaareed ee daran, oo ay u sii dheer tahay kor u kaca qiima ha cuntada iyo tamarta adduunka. Mas’uuliyiintu waxay sameeyeen dadaallo xirfad leh si ay u ma areeyaan caqabadahan, oo ay taageerto beesha caalamka, oo ay ku jirto qoondaynta guud ee SDR 2021,” ayey tidhi Ms. Antoinette Sayeh, ku-xi geenka agaasimaha maamulka iyo ku-simaha guddoomiyaha kadib dooddii guddiga fulinta
"Masuuliyiinta waxa ay si joogta ah uga go’an tahay ajendaha dib-u-habaynta ee barnaamijka ay taageerto ECF iyo geeddi-socodka HIPC, kaas oo muhiim u ah dhisidda adkeysiga, kor u qaadista korriinka loo dhan yahay, iyo dhimista faqriga. Dadaalka joogtada ah ee mas’uuliyiinta ee lagu xoojinayo abaabulka dakhliga gudaha iyo maare ynta maaliyadda dadweynaha waa mid ammaan mudan. Horumarka joogtada ah ee lagu samayn ayo tayada hay’adeed ee Bangiga Dhexe ee Soo maaliya waa la soo dhawaynayaa. Waxay noqon doontaa muhiim in la sii wado horumarinta dib-u-habaynta si loo hagaajiyo AML/CFT iyo maamu lka. Dadaal joogto ah ayaa loo baahan yahay si loo dhamaystiro HIPC qodobbada dhammaystirka kiciya iyo in la gaadho heshiisyada cafinta deynta dhammaan deyman bixiyayaasha.”
"Taageerada ka imaanaya la-hawlgalay aasha horumarinta, labadaba maalgelinta iyo kob cinta awoodda, ayaa muhiim u ah hirgelinta guu sha leh ee istaraatiijiyadda dib-u-habaynta maa mulka. Qaaraanka ka imaanaya saaxiibada Soo maaliya ee Sanduuqa Dalka Soomaaliya ayaa si doo kale loo baahan yahay si loo hubiyo in si hab sami leh loo gaarsiiyo kaalmada farsamo ee IMF si loo taageero yoolalka barnaamijka ay taageerto ECF iyo Hindisaha HIPC,” ayey ugu dambeyntiina tiri Antoinette Sayeh.
Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia oo Safaar adda JFS ee Addis Ababa ku Casumay Daah furka mashruuca Dhir Beerista Geeska Africa
Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Ethiopia Dr. Abiy Ahmed ayaa si rasmi ah ugu casumay sa faaradda JFS ee Addis Ababa munaasabad lagu daah-furayey ama lagu soo bandhigayey mashr uuca Dhir Beerista dalalka Geeska Africa, oo sidoo kalena lagu casumay diplomaasiyiinta safaa rada ha caalamka ee degan caasimad da Addis Ababa, mashruucaas oo socon doona muddo 4sano ah oo ka bilaa ba naya sanadkan 2022, ku na ekaan doona 2026.
Munaasabaddan waxaa Safaaradda JFS ee Addis Ababa uga qayb galay qunsulka ahna ku simaha safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Ethio pia Md. Cali Maxamed Xuseen "Cali Atam”, isa goo bandhigaas ku metelayay Dawladda Soom aaliya.
Ambasaador Cali Atam ayaa warbaahinta Qar anka uga waramay faa’iidooyinka laga dhaxli karo mashruucan, isagoo hoosta ka xariiqay in barn aamijkan uu fududayn doono beeritaanka 6 Bilyan oo geed, sidoo kale wuxuu caddeeyey in ay mu hiim tahay in Soomaaliya ay mashruucan oo kale qaadato si aan uga hortagno dhibaatooy inka ka dhasha cimilada, deegaanka iyo dhirta.
Mashruucan ayaa la qor sheeyey inuu gaaro dalalka Geeska Africa, si looga hor ta go dhibaatooyin ka ka dhasha isbeddelka cim ilada, waxaa dhab ah haddii si rasmi ah loo hirgeliyo mashruu can inuu noqon ka ro mid wax weyn ka tara bed-qabka deegaan ka iyo ka hortagga khataraha ka dhasha isbedde lka cimilada.
Ethiopia oo ku dhawaaqday howl-gal milateri oo cusub
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday inay bilowday howl-gal cusub oo dhanka amm aanka ah kadib dhacdo dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday Galbeedka Itoobiya.
Bilowgii toddobaadkan ayaa aheyd markii dadka deegaanka Wellega ee magaalada Gimbi ee galbeedka Oromia ay la kulmeen weerar aan loo meel dayin, sida ay sheegayaan dadka deegaan ka.
In ka badan 300 oo meyd ah ayaa ilaa hadda la soo saaray, waxaana weerark an lala beegsaday dad Rayid ah.
Dowladda federaalka Itoobiya iyo dowlad deeg aanka Oromada ayaa bayaankooda ku eedeeyay ciidanka Xoreynta Oromada (OLA) inay fuliyeen weerarka.
Kooxda hubeysan ee lagu eedeyay weerarka an ayaa sanado badan ka howl-galaysay gobolka Oromia, hase yeeshe bayaan ay soo saa rtay OLA waxay ku beenisay weerarka ayada oo dusha u saartay Gachana Sirna, oo ah malee shi yo ay dawladdu taageerto.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa Shalay ku dhawaaqay in tallaabo laga qaaday dadkii ku lu gta lahaa dhacdadii Wellega, waxayna u muuqa taa in dowladda Itoobiya ay go’aansatay in ay qaa do howl-gal cusub oo milatari oo ka dhan ah OLA.
Arrintaan ayaa imaneysa ayada oo bishii April ee sanadkaan ay ciidamada federaalka Itoobiya iyo kuwa dowlad goboleedyada ay qaadeen howl-gal milateri oo ka dhan ah OLA.
Inkasta oo si dhab ah loo ogeyn khasaaraha, haddana waxay dowladdu ka sheeganaysa guulo, ayada oo OLA ay sii wado dagaalada ay kula jirto ciidamada dowladda.
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Mareykanka oo booq day Ukraine si uu u taageero dacwadaha dam biyada dagaalka
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Mareykanka Merr ick Garland ayaa Talaadadii booqasho ku tagay dalka Ukraine, si uu u muujiyo taageerada Marey kanka uu u fidinayo dacwadda ay Ukra ine kusoo oogeyso ciidamada Ruu shka ee lagu eedeeyay dam biyo dagaal iyo gabood fallo kale.
Garland ayaa la kulmay dac wadoogaha guud ee Ukr aine Irina Venediktova, oo hoggaamineysa baaritaan ka lagu hayo waxa Kyiv ay ku sheegtay in ay yihiin 16,000 oo dambi yo da gaal ah oo la diiwaan geliyay tan iyo markii uu Ru ushka soo galay dalkaasi ku dhawaad afar bilood ka hor.
Ruushka ayaa beeniyay inuu bartilmaameed saday dadka rayidka ah ee ku sugan Ukraine.
"Waxaan halkan u joogaa in aan caddeeyo ta ageerada hagar la’aanta ah ee uu Mar aykanku u hayo dadka reer Ukraine ee ku dhex jira duull aanka xaq-darrada ah ee Ruushku ku hayo,” ayuu Garland u sheegay warfidiyeenka.
Waxa uu Garland intaas ku daray "Maraykan ku waxa uu dirayaa farriin aan mugdi ku jirin, ma jirto meel lagu dhuuman karo, innaga iyo saaxii bada caalamku waxa aanu raadin doonnaa wax kasta oo la heli karo si aan u hubino in lala xis aabtamo kuwii ka dambeeyay falkan waxashni mada ah”.
Waaxda caddaaladda ee Maraykanka oo uu madax ka yahay Garland oo ah sarkaalka ugu sar eeya ee fulinta sharciga dalka, ayaa bilawday haw lgal u gaar ah oo loogu magac daray "Klepto Capture,” kuwaas oo diiradda saaraya sidii ay ula war eegi lahaayeen doonyaha raaxada iyo hant ida kale ee maal-qabeenka Ruushka ee taagee ray duullaanka madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ee Ukraine.
Dad Somali Ah Oo Lagu Dilay Webi Mara Deg aanka Canfarta Iyo Faah Faahin Laga Hel ay
Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in ugu yaraan toddoba qof oo Soomaali xoolo dhaqata ah lagu laayay deegaan la yirahdo hilada Qoorka oo ku dhow Webiga Awash ee mara deegaanka Canfarta halka dhawr kalena la gu dhaawacay
Maleeshiyaad ka soo jeeda qowmiyadda Canf arta ayaa we erar ku qaaday xoolo dhaqato Soo maali ah oo u arooray tegay webiga mara de eg aanka Canfarta, halkaa oo sidoo kale la sheeg ay in lagu qaaday xoolo gaaraya ilaa afar kun oo neef.
Weerarkan ayaa imaanaya maalmo xilli isbuuc yadii la soo dhaafay ay socdeen deldaallo lagu dhex-dhexaadinayo colaad da labadani qowmiyad ood ee dirirtoodu soo jiitameysa in muddo ah.
Dad farabadan oo xoolo dhaqato ah kuna no olaa deegaanka Canfarta ayaa marar kala duwan waxaa lagu qaaday weeraro sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac, sidoo kalena ay dhaceen dagaal beeleedyo.
HALKAAN KA KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 23- JUUN 2022
....