HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 22-KA JUUN 2022-
Rooble Oo Shalay Guddoomiyey Shir kii Ugu Dambeeyay Ee Golaha Wasiirada Xilgaarsiinta
Ra’iisul Wasaaraha XFS ee shaqada ka sii tagaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Shalay guddoomiyay shirkii ugu dambe eyy Golaha Wasiirrada, kaas oo dib loogu ee gay howlihii u qabsoom ay Xukuumaddiisa mud dadii ay shaqeyneysay.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa xubnaha Golaha Wasiirrada ugu mahadceliyay sidii wanaags aneyd ee ay ula soo shaqeeyeen, isagoo ku la dardaarmay sii wadista howlaha qaranka iyo gacan siinta Ra’iisul Wasaaraha magaca abaniyo dowladda cusub.
Md.Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wa saraha Xilka kasii degaya ee Soomaaliya, ayaa dhawaan Xafiiska bannayn doono, wax aana la filayaa in si toos ah uu Xilka ula war eeggo Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee la mag acaabay Xamse Cabdi Barre.
Maxay ka dhigan tahay in madaxweyne Xas an uu safarkiisi u horeeyo ku tago Imaaraadka?
Madaxweynaha Somaliya,Md.Xasan Sh. Maxamuud ayaa Axadii toddo ba adkan safa rkiisii ugu horreeyey ugu ambabaxay dalka Is u-Tagga Imaaraadka Car abta, xili uu isbedel ka dhacay dalka.
Madaxweynaha iyo wa fdigiisa uu hoggaamina yo ayaa waxaa dalkaas ku soo dhoweeyey masuuliy iin sare oo ka tirsan dowladda Ima araadka Carabta, oo uu ka mid yahay wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Sheikh Shakhbo ot bin Nahyan bin Mubarak Al Nahyan.
Safarkaan ayaa imanaya kadib markii uu madaxweynaha casuumaad rasmi ah ka hel ay dowladda Isu-Tegga Imaaraadka Carabta oo maalmihii u dambeeyey dadaal xoogan ku bixineysay siyaasadda Soomaaliya, si ay ugu dhawaato dowladda cusub.
Sidoo kale waxa Madaxweynaha horey ca suumaad rasmi ah ugu fidiyey dalal ay ka mid yihiin Sacuudiga, Turkiga, Kenya iyo Jab uuti oo la filayo inuu mar uun safaro ku tegi doono.
Haddaba, Maxay ka dhigan tahay in ma daxweyne Xasan uu safarkiisi u horeeyo ku tago dalka Isu-Tagga Imaaraadka Carabta?
Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo 15-kii sa no ee lasoo dhaafay ku jiray baaralamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in safarka Imaara adka uu ku tagay madaxweyne Xasan uu ya hay ka dhabeynta hal-ku-dhigiisa siyaasade ed ee dalka, kaasi oo ahaa Soomaali Heshiis ah oo Dunida Heshiis la ah.
Dalxa ayaa xusay in Imaaraadka uu ka mid ahaa dalal xiriirkooda Soomaaliya uu mu gdi badan ku gadaamna sanadihii lasoo dhaa fay, sidaas darteedna uu madaxweynaha mu hiimad gaar ah u siyay, taasi oo ka dhigtay in safarkiisa u horeeya uu ku tago Imaaraad ka.
"Imaaraadka 5-tii sano ee dalka madaxwey naha ka ahaa Farmaajo xiriirkooda ma waa ngsaneyn, marka waxa uu ka turjumaya (saf arkiisu) in madaxweyne Xasan uu ka dhabe ynayo ballan-qaadkiisi oo uu doonayo in uu ka dhabeeyo hagaajinta xiriirka dalalka dibe dda,” ayuu yiri.
Waxa uu intaas kusii daray hadalkiisa "Madaxweynaha tallaabada uu qaaday wax ay ka turjumaysa dad heshiis ah oo adduun kana heshiis la ah.”
Dalxa ayaa ku bogaadiyay madaxweyne Xasan Sh.Maxamuud siyaasadda uu ku waja hayo arrimaha dibedda iyo in xiriir wanaag san lala yeesho dalalka caalamka, oo sanadi hii dambe la kala soo dhaweystay.
Maxay tahay sababta diideysa in xildhiba annada lagu cadaadiyo kulamada BF?
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaal iya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madobe) ayaa ka hadlay waxy aabaha soo cel-celi yey in kulamada baa rlamaanka ay u baa qdaan kooram la’a an, ama in xildhibaanadu ay soo xaadiri wa ayaan.
Aadan Madoobe ayaa sababta u diideysa in xildhibaanadu ay ku cadaadiyaan fadhiy ada Golaha Shacabka ay tahay in aysan laheyn gunno ay qaataan, si loola xisaabta mo.
Afhayeenka baarlamaanka ayaa xusay in arr intaasi ay ka shaqeyn doonaan, isla-mark aana ay ku dadaali doonaan in xubnuhu ay helaan gunnooyin, sida uu dhigayo xeer hoo saadka.
Sidoo kale waxa uu sheegay in kadib xil dhibaanka lagula xisaabtamu doono, hadii uu fasax la’aan ka maqnaado kulamada caadiga ee Golaha Shacabka Soomaaliya.
"Xildhibaannadu malaha gunno fadhi, gu nno gaadiid & Caafimaad oo xeer hoosaadka ugu qoran, Baarlamaanka cusub waan kaw ada hadalnay in la dedaallo inta la awoodo si loo helo inkasta oo uu waddanka uu yahay dal dhaqaalihiisa iska burburay balse waa lag ama maarnaan in la helo si shaqadooda u gutaan Xildhibaannada” ayuu yiri Aadan Mad oobe.
Waxa kale oo uu intaas guddoomiyuhu sii raaciyey "Sida Mushaarka caadiga ah loo he lo ayaa lagu helayaa lacagta, badnaan shardi ma aha, xildhibaannada sababta uu gunnada ugu baahanayo ayaa ah in marka uu safar ca afimaad galo ama deegaankiisa dib ugu laab to, mana aha in haddii la waayo in fadhiyada u baaqanayaan, meelaha ay ka imaanayaan lacagahaas waa dakhliga Dowladda soo galo iyo Kaalmada la siiyo”.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo iyadoo 7yadii lasoo dhaafay dhowr kulan ay u baa qdeen, sababo la xiriira kooram la’aanta fa dhiyada baarlamaanka Soomaaliya.
DALKA XIGA EE UU XASAN SHEEKH KU WAJ AH AN YAHAY KADIB IMAARAADKA CARABTA
Sida ay sheegtay in ay ilo xog ogaal ay ah u xaqiijiyeen Caasimada Online Madaxw eyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda bo oqasho ku jooga dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa safarkiisa xiga ku tegi doona dalka Kenya.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa safarka Abu Dhabi kadib, waxaa la sheegay inuu ka degi doono Nairobi, wuxuuna casuumaada helay madaxda dowladda Kenya. Socdaalka Xasan Sheekh ayaa ku aaddan maalmaha soo so cda ee dhammaadka 7baadkan ama horaan ta toddobaadka xiga.
Madaxweynaha Soomaaliya wuxuu Nair obi kula kulmi doonaa dhigiisa Kenya Uhuru Keyatta, waxaana la qorsheynayaa in kulama dooda ay meesha uga saaraan madmadow badan oo mudo ku soo jiray xiriirka labada dalka.
Soomaaliya iyo Kenya, hadda waxay hey staan fursad weyn oo ay uga gudbi karaan sooyaalka xiisado daba-dheeraaday oo sa ameeyey shucuubta labada wadan.
2daan dal ee dhacda Geeska Afrika, wa xaa si weyn isugu milan danaha shacabkoo da, waxayna faa’iido weyn ka heli karaan isk aashi iyo is aaminaad dhex-marta, sida ay qa baan quburada ka faalloota arrimaha gbolka.
Inta badan xiisadihii dhex maray Soomaal iya iyo Kenya waxay salka ku hayeen kiiskii go’aanka caalamiga ah laga qaatay ee bad da dhacda xuduuda labada dal, kaas oo had da Kenya aysan u fureyn wado ay ku sii wa do murankiisa.
Soomaaliya iyo Kenya waxay si weyn isu gu xumaadeen intii uu xukunka joogay Mad axweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Fa rmaajo, balse madaxweynaha Kenya Uhuru ayaa Muqdisho uga soo qeyb galay caleemo saarkii madaxweyne Xasan Sheekh, taas oo muujineysa in Kenya ay diyaar u tahay wa naajinta xiriirkeeda Soomaaliya.
Xigasho:-caasimadda.net
Golaha Aqalka Sare oo meelmariyay xub na ha ku metelaya Guddiga Dastuurka
Senatorada Aqalka Sare ee Baarlamaan ka Somaliya ayaa Shalay ansixiyay Xubna ha Golaha Aqalka Sare ku metelaya Guddiga dib u eegista & la socod ka hirgelinta Dastuurka.
Senatorada Aqalka Sare ayaa qaab gacantaag ah ku meelmariyay xubnahan oo ka kooban 5 xu bnood oo dhammaantood rag ah.
Magacyada Xubnaha Aqalka Sare ku metelaya guddigaasi ayaa kala ah:-
1.Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)
2. Senator Iftiin Xasan Iimaan (Baasto)
3. Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag)
4. Senator Saalax Axmed Jaamac
5. Senator Xasan Xuseen Xaaji
Aadan Madoobe oo sheegay in Abuur Mansuur uu hadda heli doono caddaalad
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarl amaanka Somaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ka hadlay xarigga Mukhtaar Roobow Cali (Ab uu Mansu ur), oo u xiran Do wladda Federaal ka.
Mukhtaar Roob ow Cali ayaa xabsi guri ku ah Magaalada Mu qdisho, tan iyo 13-kii bishii December ee san adkii 2018, markaas oo Dowladdii Madaxwey ne M axamed Cabdullaahi Farmaajo ay ka soo xir tay Magaalada Baydhabo.
Dowladdii hore ayaa la fahamsan yahay in xilligaasi ay Abuu Mansuur u arkeysay nin ka keliya ee caqabadda ku noqon kara shakh sigii ay u waday jegada madaxtinimada ee Maamulka Koonfur Galbeed, isagoona Bay dhabo ka waday olole xoog leh oo uu ku do onayay inuu kula wareego xafiiska maam ulkaasi.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo BBC ay wax ka weydiisay waxa uu ka aaminsan yahay xarigga Abuu Mansuur ayaa ku jawaa bay "Markii la xirayay dadkii ka hadlay baan ka mid ahaa, oo markii hore si sharci darro ah ayaa lagu soo xiray.”
Isaga oo hadalkiisa sii wato ayuu yiri "Mu khtaar Roobow, horta asalkiisa waa la ogyah ay in nimankan Shabaab uu ka mid ahaa, la ma soo qabanin ee isagaa ka tanaasulay, do wladdana la soo xiriiray, isna soo dhiibay oo yimid. Dowladda waa cafisay, waxaa la siiyay basaboor diblomaasi ah, doorashuu codsad ay, waa loo ogolaaday, yacni waxaa la siiyay shahaadadii doorashada, markaas ka dib ayaa si siyaasi ah looga diiday inuu doora shadii ka qayb qaato.”
Waxa kaloo uu yiri "Marka aniga xiritaanki isa dadkii diidanaa baa ka mid ahaa, illaa mu ddadii uu xirnaana kuma qanacsanayn, inuu gardarro ku xiran yahay waan u jeeday. Had dana koley dadka markii hore gardarradaasi ku sameeyay oo awoodaas ku maquuniyay, Shalay ayagii xilka ma hayaan.”
Aadan Madoobe ayaa aaminsan in hadda wixii ka dambeeyo uu Abuu Mansuur heli doo no caddaalad, si lamid ah dadka kale ee Soo maaliyeed.
"Waxaan u maleynayaa hadda inuu heli do ono caddaalad oo ummadda Soomaaliyeed la mid noqon doono, oo ciqaabta la geliy ay inuu ka bixi doonnaa aaminsanahay.” Ayuu yiri Aadan Madoobe.
Abuu Mansuur oo horey u soo noqday Kuxigeenka Amiirka Al Shabaab ayaa sanad kii 2017 isu soo dhiibay Dowladda Federaal ka, isaga oo Warbaahinta ka sheegay in uu ka tanaasulay fekerka khalafsan ee Shaha abnim ada.
Hey’adda ICG oo soo jeedisay in wada-ha dal lala galo kooxda Al-Shabaab
Hay’adda caalamiga ah ee xasaradaha ca alamka ee ICG ayaa soo jeedisay in dowl adda Soomaaliya ay wadaxaajood la gasho kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanto guda ha Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah wadamada geeska Africa. Hay’addan oo ka faaloota xasaradaha du nida ayaa soo jeedi say in wadahadal lagu da yo ururka Al-Shab aab maadaama dagaal loo ga adkaan waa yey muddo 15 sano ah/
Warbixin ay hay’adda soo saartay ayey ka ga deyrisay dhibaatada iyo khasaaraha ka dhashay dagaalka daba dheeraaday ee u dhaxeeya dowladda Soomaaliya oo garab ka heleyso ciidamada midowga Africa ee AMIS OM iyo Al-Shabaab.
Al-shabab ayaa weeraro dad badan ay ku dhintaan ka fulisa gudaha Soomaaliya ga ar ahaan caasimadda, waxayna si cad u dii dan tahay jiritaanka Dowladda Soomaaliya.
Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo dhawaan wareysi bixiyey ayaa sheegay inaysan wax wada-hadal ah la galeyn dowladda Soomaa liya oo uu sheegay inaysan u aqoonsaneyn dowlad.
Saarkaalkaas ayaa sheegay inay qor she enayaan sidii ay ula wareegi lahaayeen So omaaliya. Dowladdii hore ee uu hoggaa min ayey madaxweyne Farmaajo ayaa la sheeg ay inay qorsheeneysay inay wada-hadal la fu rto kooxda Al-Shabaab inkastoo aan arri ntaas caddeyn rasmi ah loo heyn.
Kooxda Al-Shabaab ayaa gacanta ku hey so magaalooyin ku yaalo Soomaaliya, wax aana ka dhinac dagaalamo dagaalyahano ajaanib ah oo gabaad ka dhigtay Soomaliya.
Rooble oo kormeeray Dekedda Maga alada Muqdisho
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xil gaar siinta,M.Xuseen Rooble ayaa Shalay korme eray Dekedda Magaalada Muq disho.
Ra’iisal Wasaaraha ayaa u kuurgelayay ha bsami u socodka howlaha shaqo ee ka soc da dekedda weyn, sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay bogga Xafi iska Ra’iisal Wasaaraha.
"Ra’iisalWasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa booq day Dekedda Muqdisho, isagoo u kuurgelay ay habsami u socodka howlaha dekedda, wa xa uu warbixin ka dhageystay Wasiirka Deke daha & Gaadiidka Badda iyo masuuliyiinta de kedda, oo uga waramay sida ay u socdaan howlaha dekedda oo ka mid ah ilaha dhaqaal aha ee dalka ugu muhiimsan.” Ayaa lagu yiri qoraalka.
Rooble ayaa ku guda jira maalmihiisii ugu dambeeyay ee shaqada, waxaana xusid mud an in Shalay uu shir guddoomiyay kulan kii u gu dambeeyay ee Golaha Wasiirada.
Fiqi oo Rooble ka difaacay kiis afduub ah oo lagu eedeeyey
Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Axm ed Macalin Fiqi ayaa soo saaray qoraal uu ku difaacayo Ra’iisul Wasaare Ro oble oo horay Prof. Cabdiwah aab Sheekh Cabdisamad uu u gu eedeeyey inuu ka dambeey ey afduub lo ogu geystay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Fiqi ayaa sheegay in Rooble uu ku am aanan yahay in meel amm aan ah uu soo ga arsiiyey Soomaali ya oo soo martay marxalad hub anti la’aan ah, isagoo farta ku fii qay xub no uu sheegay inay ku howlan yihiin sidii ay u suurad xumey lahaayeen R/Wasaare M.X.Rooble.
"Ra’iisul wasaare Rooble wuxuu Shalay qabtay shirkii u danbeeyey ee golihiisa wasi irada. Shaqo wacan ayuu qaranka u qabtay oo la mahdiyey, wuxuuna dalka ka saaray xa alad hubanti la’aan ah, wuxuuna dalka gaars iiyey meel ammaan ah. Waana ku mahadsan yahay,” ayuu ku bilaabay qoraalkiisa.
Qoraalka Axmed M. Fiqi ayaa intaas ku sii daray, "Waxaan arkayaa shakhsiyaad raba in ay wasaqeeyaan magaciisa iyo maamuuska uu ku dhex leeyahay umadda, ayagoo wax aan jirin ku nabaya, kuwaas oo aad moodid in gacmo kale ay ku dhex jiraan ama laga soo dhex hadlayo afafkooda.”
Sidoo kale Fiqi ayaa su’aal geliyey aqoon ta uu sheeganayo qof ay aaminsan in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu Nairobi ku afdu uba karo qof shacab ah, iyadoo la ogyahay in dalkaas ay ka jiraan hey’ado amni oo adag iyo garsoor.
"Sidee Nin Weyn oo aqoon sheeganaya u gu eedeynayaa RW Rooble in uu Nairobi af duub ka geystay? Nairobi dawlad leh hey’ad aheeda garsoor iyo amni kama jirto miyaa? Aqoonta intaas tusin weysay maxay tahay fa a’idada laga sugayo qofkeeda? Waxaa habo on in waxyaalaha qaarkood laga xishoodo, dadkana wacyigoodu waa joogaaye aan caq liyadooda lagu cayaarin!” ayuu qoraalkii sa ku yiri Axmed Macalin Fiqi.
Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ah aqoonyahan degan Nairobi ayaa Ra’I isul wasaare Rooble ku eedeeyey inuu ka da mbeeyey afduub ay u geysteen hey’adaha si rdoonka Kenya oo maalmo uu u xiraa, waxa ana maalmahaan soo cusboonaatay hadal-heynta kiiskaan.
Professor-ka ayaa sheegay in Rooble uu dacweynayo, isagoo cadeeyey inuu qabsad ay qareeno u dooda, isla markaana uu hayo cadeymo muujinaya in afduubkiisa uu soo abaabulay R/wasaare Rooble.
Sidoo kale Prof. Cabdiwahaab ayaa war eysi uu bixiyey maalin ka hor wuxuu ku shee gay in Rooble uu iska cafinayo hadii uu u cad eeyo inuu ku lug lahaa kiiskaas ama uu ugu dhaarto in uusan soo maleegin qorshihii lagu afduubtay, xilli uu dhex marayey magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booq day Safaaradda Soomaaliya ee Kenya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jam huuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa Shalay booqd ay Safaarada Soom aaliya ee dalka Kenya.
Guddoomiyaha ay aa Safaarada waxaa ku soo dhoweeyey Safiirka dalkenna u jooga Kenya Amb. Max amed Axmeed Nuur Tar san, ku xigeenka Saf iirka iyo howl-wadee nnada Safaarada, waxaana uu bogaad iyey shaqada adag ee shacabka Soomaaliyeed ku nool Kenya ay u hayaan. waxaana uu ku dhiira-geliyey in aan marnaba laga caajisin u adeegida muwa adin iinta Soomaaliyeed.
Danjire Tarsan oo ka mahadceliyey booqa shada Guddoomiya ayaa sheegay in dhiira-g elin u tahay imaanshaha Guddoomiye Aadan Madoobe.
Madaxweynaha Somaliland oo la kulm ay Ergada dhex-dhexaadinta
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu Shalay la kulmay erg adii iskood isku xilqaamay ee ku howlanaa sidii ay isugu soo dhaweyn lahaayeen xuku umadda iyo asxaabta mucaaradka.
Ergadan ku howlan xal u heli dda arrimaha siyaasadeed ee cakiran ee Somaliland ayaa ho re waxa ay ula kulmeen mada xda mucaaradka.
Ergadan waxa ay sheegeen inay qaade en tallaaba muhiim ah oo ay dhinacyadu isu gu soo dhawaynayaan, hasayeeshee qoraal ka soo baxay madaxtooyada Somaliland ay aa lagu sheegay in Golaha Guurtida ay sha rci ahaan Somaliland u qaabilsayihiin xallinta khilaafka, iyagana ay tahay in laga war-sugo qaabka loo galayo hawsha.
Puntland: Wasiirka caafimaadka oo xaqi ijiyay in la lunsaday 300 kartoon oo ah Bu skutka nafaqaynta carruurta
Wasiirka caafimaadka maamulka Punt land, Jaamac Faarax Xasan aya a xaqiijiyay in la lunsaday 300 kartoon oo ay ku jireen Buskutk a Plumpy Nut, oo loo isticmaalo in lagu daweeyo nafaqo-xumada ba'an ee ca rruurta yaryar.
Lunsashada Buskutkan ayaa ku soo aa day xilli baahi weyn loo qabay isticmaalkiisa, iyadoo abaaro ba’ani ka jiraan Puntland ayna carru ur badan la ildaran yihiin nafaqo darro. Wasii rka caafimaadka ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay in shaqaale kamid ah kuwa waardi yayaasha wasaaradda caafim aadka xarunte eda dhexe ee Garowe, ay u dhaceen mid ka mid ah bakhaarada kaydka Buskutka.
Kiiskaan oo dhacay muddo labo bilood ka hor ayuu sheegay wasiirku inay horey ka oga adaan dadka falkaas ku lug leh. Wuxuu shee gay in kaamerooyinka wasaaradda laga hel ay macluumaadka ku saabsan cidda la baxd ay Buskutka.Wuxuu iska fogeeyay inay mas uuliyiintu ku lug leeyihiin arrintaan, isagoo sheegay inay haatan socoto baaris iyo sidii shaqaalaha dambigaas galay loogu qaadi lah aa maxkamad.
Faahfaahino kasoo baxaya qarax ka dhac ay goob Caafimaad oo ku taala duleedka magaalada Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Habeen hore ka dhacay Tabeelaha Sheekh Ibraahin ee duuleedka magaalada Muqdisho.
Qaraxa ayaa jugtiisa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, wax aana la sheegay inuu ka dhex dhacay Farmashi ku ya ala Tabeelaha Sheekh Ibraa hin ee duuleedka Muqdisho.
Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay warb aah inta ayaa shee gay in qaraxa uu ah aa miino nuuca dhul ka lagu aaso, taa soo lagu dhex qariyay Far mashiga gudahisa, waxaana ka dhashay qar axa burbur xoogan oo gaaray dhismaha Far mashiga iyo dhaawacyo fudud oo gaaray qa ar ka mid ah shaqaalihii Farma shiga.
Wararka soo baxayo ayaa shegaya in qar axa Farmashiga ka dhacay uu salka ku haa yo amar kasoo baxay Al-shabaab oo ay diid een maamulka Farmashga, kasoo la xariiray bixinta lacag sakawaad ah.
Qaraxa kadib waxaa goobta gaaray ciid ami ka tirsan Booliiska Soomaaliya, kuwas oo baaritaano ka sameeyay goobta qaraxa ka dhacay iyo nawaaxigeeda, hayeeshe maji rin wax natiijo ah oo kasoo baxay baarita an kooda.
Agasimaha Wasaaradda Gadiidka iyo Gu do miyaha Gudiga Shaqaalaha Rayid ka oo ka wada hadlay xoojinta shaqada
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Gadi idka iyo Duulista hawada ee XFS Cali Gacal Gaabow ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudom iyah a Gudiga Shaqaalaha (Rayidka) Dawla da Xa san Abshirow M/med.
Mas’uuliyiinta ayaa ka wada hadlay fulinta nidaamka shaqaalaha oo ay ugu horayso isla xisaabtan iyo dhamma an in shaqaaluhu soo xa adiraan wakhtiga loo qor sheeey sha qada sida subaxdii iyo Shalaykii ay maraan su ul saarka oo ah nidaam Electro nic ah oo la gu ogaanayo qofkii gutay wajibaa dkiisa sha qo iyo kii aan gudan intaba.
Agasime Cali Gacal Gaabow ayaa uga war bixiyey Gudomiye Abshirow inay dhammaan shaqalaha la socod siiyeen ku soo noqosha da Shaqada madaama uu dhamaaday xanu unkii Covid:19 oo isaga awgii ay shaqaale ba dan ugu maqnaayeen shaqada, Gudomiyaha ayaa dhankiisa uga mahad celeyey Madaxda Wasaaradda Ga diidka iyo shaqaalaha qaad ashada iyo ku dhaqanka awaamiirta Gudiga shaqaala ha.
Puntland oo xukun ku riday shabakad dil al iyo qaraxyo ka geysan jirtay Boosaaso
Maxkamadda darajada 1aad ee ciidama da qalabka sida ee Puntland ayaa Shalay soo gabagabeysay dhageysiga dawacwadda shabakad ka tirsan Al-Shabaab oo lagu qab tay magaalada Boos aaso ee xarunta gan acsiga maamulk aasi.
Ugu horreyn xeer ilaa linta ayaa Maxkamad da Ciidamada ka hor akhrisay gal-dacwadee dka laga diyaariyay eedeysanayaasha oo 4 ah iyo caddeymaha loo hayo kiiskooda.
Maxkamadda ayaa sidoo kale fursad siis ay, isla-markaana dhageysatay dooda qare ennada difaacaya eedeysanayaasha iyo falc elintooda ku aadan gal-dacwadeedka lasoo gudbiyey.
Intaasi kadib Puntland ayaa xukun dil too gasho ah ku ridday shabakaddan oo ka koo ban 4 nin, kuwaas oo ka tirsan Al-Shabaab, sida ay shaacisay maxkamaddu.
Afarta nin ee la xukumay ayaa kala ah:- Jaamac Aaden Tusbaxle, Ayuub Cumar Shi re, Cabdullaahi Salaad Boos, Maxamud Ab shir Muuse iyo Cabdiraxmaan Ciise Axmed Laahoor oo maqane ah.
Sida uu maxkamadda ka hor sheegay Dhame Cali Ibraahim Cismaan oo ku dhawa aqay go’aanka waxaa dil toogasho ah lagu xukumay afarta nin, wuxuuna shaaciyey in baaris dheer, kadib lagu helay dembiga lagu soo eedeeyey, kaas oo caddeymo sugan loo helay.
Raggan afarta ah ayaa lagu eedeeyey in qaraxyo iyo dilal qorsheysan ay k fuliyeen gu daha magaalada Boosaaso oo muddo fara badan ay ka howlgalayeen.
Sanduuqa Qaramada Midoobey Ee Dad wey naha Oo Somalia Wakiilka Cusub U Soo Magacaabay
Siihayaha xilka Wasiirka Arrimaha Diba dda ahna Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Mudane Balal Maxamed Cusma an , ayaa xafiiskiisa Wasaaradda kaga gudd oomay Waraaqaha aqoonsi ga Wakiilka cus ub ee Sa nduuqa Qaramada Mido obey ee Dadweynaha (UN FPA) u qaabilsan Soomaaliya,Md.NiyiOj uolape.
Intii lagu guda-jiray kulanka qaabilaadda, waxaa lagaga wada hadlay dhowr arrimood, oo ay ku jirto xoojinta wadashaqaynta u dhex eysa Soomaaliya iyo Sanduuqa QM ee Dadw eynaha iyo horumarinta xiriir adag oo togan iyadoo la kordhinayo wa xqabadka howlaha ay hay’adda UNFPA ka waddo dalka, taasoo qeyb ka qaadaneysa in la gaaro yoolalka ka baxsan gargaarka bani ’aadanimo oo ah ha gaajinta nolosha muwaadiniinta iyo joogtayn ta shaqada ee dhinacyada daryeelka caaf imaadka iyo taageerada bulshada. Kulanka qaabilaadda ee Wakiilka cusub ee UNFPA waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha guud ee habmaamuuska ee Wasaaradda, Avv. Xir si Xaaji Culusow iyo Agaasimaha Waaxda Urur rada Adunka, Md.Xasan Maxamed Cali.
Faysal Cali Waraabe: Madaxweynuhu wux uu jeclaa in guddida badankooda lasoo celiyo
Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Som aliland ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa madaxweyne Biixi ku eedeeyay in uu doona yay in golaha wakiila du diidaan xubnaha cusub ee guddida doo rashooyinka.
Guddoomiye Fays al oo wara ysi gaar ah siiyay idaacada BBC Somali, ayaa sheegay in uu jeclaan la haa in golaha wakiiladu ay wada anxsixiyaan dham aan 7-da xubnood ee guddida cusub ee doo rashooyonka.
"Mar hadii uu madaxweynuhu shuruudihii jabiyay oo uu soo magacaabay dad xisbiga musharixiin ka ahaa, waxaanu jeclayn in ay eegaan baarlamaanku qofka shakhsiyadiisa iyo damiir kiisa, iyo wuu dhaaranayaaye si ay inoogu dhamaato shaqadaasi in lasii daay aan jeclaa" ayuu yidhi Faysal.
Faysal oo wax laga waydiiyay in ay muujin ayso in goluhu madaxbannaanyahay madaa ma oo 2 kamid ah 3 dii xubnood ee madax weyne Biixi magacaabay uu goluhu diiday, ayaa madaxweynaha ku eedeeyay in uu jec laan lahaa in dhamaantood lasoo diido si uu shaqada doorashada dib ugu dhigo.
"Waxaanu sir ku haynaaba in madaxwey nuhu uu jeclaa in badan kooda lasoo celiyo, si ay dib ugu dhacdo oo ayna howshooda u gudan" ayuu yidhi Faysal, waxaanu raaciyay inuu sheegashadiisa caddayn u hayo.
Marka laga yimaado eedaynta guddoomi yaha, madaxweynaha Somaliland ayaa deg deg usoo magacaabay xubnaha cusub ee gu ddida doorashooyinka maalmo yar kadib mar kii guddidii hore is casishay, wuxuuna hay'a daha kale ee xubnaha ku leh ugu baaqay in ay deg deg xubnahooda u keenaaan, isla ma rkiibana golaha wakiilada ayuu u gudbiyay.
XASAN ma u eryi doonaa Qatar Imaara adka dartiis?
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa socdaalkiisii 1aad ee meel ka baxsan dalka wuxuu ku tag ay dowladda iskutaga Imaaraadka Carabta oo la aaminsan yahay inay kamid tahay dow ladihii taageeray dib u doorashadiisa.
Booqshada Xasan Shiikh ee Imaaraadka ayaa abuurtay tuhun la xiriira inuu sii socon doono kala xigsashada dalalka Carabta ee ka imaanaya Soomaaliya.
Dowladda Imaaraad ka waxaa la fahamsan yahay inay gacanteedu gaartay illaa seddex musharax habeenkii ugu dambeeyey ee olola ha doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Culeyskii ay imaaraadka ku dhex lahaaye en Soomaaliya ayaa la wiiqay intii ugu bad neyd muddo xileedkii madaxweyne Farma ajo, balse dagaal siyaasadeedkii dhexmaray Farmaajo iyo Rooble ayaa wax badan u taray Dowladda Imaaraadka kuwaas oo helay fur sad ay kula dagaalami karaan nidaamkii madaxweyne Farmaajo gacanna ku siin kar aan musharixiintii isbadal doonka ahaa.
In safarka koowaad ee madaxweyne Xa san Shiikh uu noqdo Imaaraadka Carabta waa farriin culus, si gaar ah dowladda Qatar waxay u tahay aqbaar aan farxad-gelin do onin.
Waxaa curan kara dagaal qabow oo dalal ka Khaliijka ah oo la xiriira kala xigsashada Soomaaliya. Inkastoo ay aad u kala fog yihiin danaha ay labadaas wadan ka leeyihiin Soo maaliya haddana Qatar ayaa Soomaaliya ka hirgelisay dhismaha waddooyin iyo mashaar iic muuqata shantii sano ee lasoo dhaafay oo ay si buuxda u taageerayeen dowladdii mad axweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Ganacsiga iyo deegaanka ay Soomaalida ku heysato Imaaraadka waa farriin aan la daf iri karin sida ay mashaariic askereyn ah uga dhex wadeyn Soomaaliya muddo xileedkii ho re ee madaxweyne Xasan Shiikh aad uma soo jiidan shacabka Soomaalida.
Farmaajo ayaa xiray xero ciidan oo Imaa raadka uga furneyd magaalada Muqdisho, ta asi oo shacabka qaarkis ay soo dhaweyeen.
Sida labadaan wadan loo wada heysan ka ro ayaa kamid ah su’aalaha ku maqan dhan ka madaxweyne Xasan Shiikh. Qatar weli waa u muhiim masharicdaka socota Somalia.
Caleema-saarkii madaxweyne Xasan Sh. Waxaa la xasuustaa in wasiirul dowladaha arrimaha dibadda ee dowladda Qatar inuu ahaa qofkii ugu khudbadda gaabnaa goobta.
Wax nuxur ah ma uusan sheegin mana mu ujin micnaha xiriirka mustaqbalka ee labada dal taasi oo lagu fasiray inay gadood ka qa baan Qatariyaanku natiijadii doorashada mad axweynaha Soomaaliya.
Madaxweyne Xasan Shiikh uma fududa in uu lumiyo dowladda Qatar oo waxay deg deg u noqon kartaa fadhi iyo kaalmo xooggan oo ay yeeshaan mucaaradkiisa hadda muuqda iyo kuwa dhallan doono bilaha soo aadan si dii lagu yaqaanay dhaqan siyaasadeedka Soomaaliya.
Iyadoo la fahamsan yahay in la guda galay sanadihii Imaaraadka ee Soomaaliya, hadd ana dad badan ayaa aaminsan inuu Xasan Sh.awoodo inuu labada dal cilaaqaad wan aagsan la sameysto.
Imaaraadka inay ku qanci doonaan la mac aamil siman oo loo sameeyo iyaga iyo Qatar lama hubo, laakiin Xasan Shiikh shacabku ka ma qaadan doonaan inuu furin cusub ku furo dalka xilli uu ololaha doorashada kusoo galay inuu hagaajinayo cilaaqaadka dalalkii la xum eeyey shantii sano ee lasoo dhaafay.
Xigasho:-caasimadda.net
AFRIKA oo la hayste u noqotay dagaal ka Ukraine iyo Ruushka
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelen sky ayaa markii u horeysay sheegay in Afrika "ay la-heyste” u tahay dagaal ay kula jiraan Ruushka, kaas oo sababay sare u kaca qiim aha cuntada ee qaaradda Afrika. Wada mada Afrika waxaa si weyn u saam eeyay dhibaatada sii kordheysa ee keentay in qiimaha raashinka, Saliidda, Shidaalka iyo Bacriminta ay sare u kacaan.
Ruushka iyo Ukr aine ayaa soo saa ra ku dhawaad sad dex meelood meel ka mid ah sa hayda qamadiga adduunka, halka Ruushku sidoo k ale yahay dalka adduunka ugu badan ee dho ofiya bacriminta iyadoo Ukraine ay ta hay dal ka dhoofinta ugu weyn ee saliidda galleyda.
Khudbad uu u jeediyay madaxda Midow ga Afrika ayuu Zelensky ku sheegay in qaar adda ay la soo gudboonaatay xaalad adag.
"(Anigu) waxaan idin kula hadlayaa xaalad degdeg ah, marka aan dagaal ku jirnno. Xaa lad degdeg ah oo adduunka oo dhan ah, si daa darteed Afrika dhab ahaantii waa la hay ste. Waxay u afduuban tahay kuwii bilaabay dagaalka ka dhanka ah dawladnimadeenna,” ayuu Zelenskiy ku yiri khudbad muuqaal ah oo uu u jeediyay Golaha Midowga Afrika.
"Dagaalkani waxa uu u ekaan karaa mid aad idin kaga fog adinka iyo wadamadaadaba. La akiin qiimaha cunnada ee si weyn u kacay ayaa mar horeba musiibada u keentay malaa yiin qoys oo Afrikan ah.” ayuu raaciyay Zelen skiy.
Moscow ayaa diidday eedaymaha loo soo jeediyay ee ahaa inay si ula kac ah u xannib ayso dhoofinta raashinka ee Ukraine waxay na sheegtay in qiimaha cuntada iyo shidaal ka ee caalamka uu sare u kacay ay sabab u tahay cunaqabataynta reer galbeedka ay ku soo rogeen Ruushka.
Horraantii bishii June, madaxweynaha Se negal Macky Sall ayaa sheegay in Vladimir Putin uu u sheegay inuu diyaar u yahay inuu awood u yeesho dhoofinta qamadiga Ukra ine, si loo yareeyo dhibaatada cuntada addu unka oo si adag u saamaysay Afrika.
Madaxweynaha Ukraine Oo La Hadlay Midowga Afrika
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zel ensky ayaa ku tilmaamay wadamada Afrika inay "la haystayaal” u yihiin duul aanaka Ruushka ee ka so cda Ukraine.
Hadalakan ayuu madaxw eynaha sheeg ay xi lli uu Dorraad khudb ad u jeedina yay Midow ga Afrika (AU).
Duullaanka Ruush ka, iyo xannibaadda uu ku hayo Dhoofinta Ha dhuudhka ee Ukraine, ayaa waxa uu sabab ay in malaayiin qof ay halis ugu jiraan ga ajo.Guddoomiyaha gudd iga Midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay wadahad al degdeg ah si loo soo celiyo xasilloonida caalamka.
C/Raxmaan C/Shakuur Oo Ka Hadlay Sababaha Soo Noqnoqoshada Abaaraha.
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gu rmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxm aan Cabdishakuur Warsame, ayaa maanta ka qeybgalay kulanka oo ay soo qabanqaabiyeen Golaha Dhaqaalaha Qar anka.
Shirka oo shaley fur may ayaa Shalay waxaa diiradda lagu saaray saameynta isbeddelka cim ilada, badqabka cun tada (food security) iyo xal u helidda dhibatooy inka soo noqnoqda ee aba araha iyo fatah aadaha.
Ergeyga oo shir guddoominayay mawduuca Isbeddelka cimilada iyo dhisidda dad u adkey san kara ayaa hadaljeedintiisii furitaanka si ko oban uga warramay socdaalladiisii uu degmo oynka abaaruhu saameeyeen ku tegay, Baaxa dda abaaraha iyo sida dhanka kele aysan dad ku war badan ugu heynin.Ergeyga oo ayaan da rro ku tilmaamay in doorasho kasta ka dib la qa bto shir abaaro taagan loogu gurmanayo ayaa sababaha ugu waaweyn soo noqnoqosha da abaaraha ku sheegay isbeddelka cimilada, na badgelyo darrada iyo xaalufinta dhirta isaga oo islamarkaas tilmaamay in baahi weyn loo qabo helidda xal waara.
U dhaqaaqa helidda xal waara ayaa waxaa cusleynaya sida uu sheegay ergeygu arrimaha kale ee kula loollamaya ajendaha siyaasadda sida nabadgelyada, qabyotirka dastuurka iyo dib u heshiisiinta, isaga oo taas ka duulayana waxa uu sheegay in uu kula talin doono madax da dalku in ay arrinkaan ku daraan barnaami shada hortebinta leh isaga oo ku rejo weynya hay in xafiiskiisu soo bandhigi doono talooyinkii ku saabsanaa.
Intaas kadib ayuu makarafoonka kusoo dha weeyay martisharafka barnaamijka ku casuun naa oo xog ballaaran kasoo bandhigay mowd uuca sida in isbeddelka cimiladu keenayo roob yari, koroka heer kulka iyo sidoo kale sare u ka ca heerka badda kuwaas oo saameyn weyn ku yeelansa dad, duunyo iyo deegaanba. Dhanka kale waxa ay martisharafku soo bandhigeen in adduunku u diyaargaroobay dhaqaalo ku bixi nta ka hor tagga wax ka qabashada dhibaatoo yinka la xiriira isbeddelka cimilada ha yeeshee mashruucyadiisu leeyihiin habraacyo shuruudo adag iyo baraacyo dhaadheer.
Fursad dadweynaha la siiyay oo ay faallo iyo weydiimo kusoo bandhigeen kadib ayaa ey mar tisharafka iyo Ergeygu soo xireen kulanka iya ga oo carrabka ku adkeeyay mudnaanta dhisid da hayado-dowladeed karti leh oo ka miro dha lin kara howshaas baahida weyn loo qabo.
Karaash oo aqbalay qodob xasaasi ah kadib wada-hadalladii Saciid Deni
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku xigeenka Axmed Cilmi Cisma an Karaash ayaa Habeen hore kulan gaar ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada caasimad da Garoowe.
Kulankan oo ahaa mid albaabadu u xiran yih iin ayaa looga hadlay xallinta khilaafkii dib uga dhex qarxay labada mas’uul kaas oo sa amayn ku yeeshay hay’adaha dowladda.
Siciid Deni ayaa sida wararku sheegay aan bilowgii kulanka ka sheegay in labad oodu isku doon saaran yihiin, islamarkaana ay mas’uuliy adeeda wadaagaan wixii ka khal dama dowladda.
Madaxweynuhu wuxu codsaday in khilaa fko oda ay si hoose u xallistaan isagoo xusay inuu mar kasta diyaar u yahay xalka si looga gudbo is-marin-waaga taagan.
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sida la xa qi ijjiyay dhankiisa aqbalay codsiga Madaxw ey naha ee ku aaddan in khilaafkooda ay iya gu xa llistaan waxaana markaas loo gudbay wada-ha dal garnaqsi ah.
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheega ya in qodobka ugu muhiimsan ee laga hadlay uu ahaa sida laga yeelayo saddexdii wasiir ee xil ka qaadista uu ku sameeyay Axmed Karaash.
Wada-hadal dheer kadib waxaa lagu he shiiyay in xilka qaadistii saddexda wasiir uu ka noqdo Madaxweyne ku xigeenka loona da ayo xilalkooda.
Kadib markii qodobkaas laga heshiiyay ay aa loo ballamay kulan kale oo ku saabsan arr in ta Agaasimayaashii uu xilka qaadista ku sa me eyay Madaxweyne ku xigeenka.
Kulanka danbe ayaa sidoo kale la filayaa in ay qayb ka noqdaan arrima kala duwan oo loo fulin doono Axmed Karaash.
Shiinaha Oo Caawinaad U Fidinaya Dalal Ay Ku Jirto Soomaaliya
Ergeyga gaarka ah ee dalka Shiinaha u qa abilsan gobolka Geeska Afrika, Xue Bing, ayaa sheegay in Beijing ay diya ar u tahay inay ka ca awiso dalalka gobolka Geeska Afr ika hawlaha nabadaynta iyo sidii meesha loo ga saari lahaa, waxa uu u gu yeedhay, faro-felinta lagu hayo dalalka go bolka.
Xue Bing ayaa hadalkan ka sheegay intii uu socday kulanka u dhexeeya dalka Shiinaha iyo wadamada gobolka Geeska Afrika ee ka dhac ay magaalada Addis Ababa oo ay ka qa ybg aleen illaa lix dal, kaas oo ah kulankii ugu horr eeyey ee ay labada dhinac kaga wada hadlaan arrimo la xidhiidha nabadda, maam ulka dawl iga ah iyo horumarinta.
Xue Bing ayaa sheegay in qalalaasaha iyo kala qayb-sanaanta gobolka ka taagani inay sii kordhayso, wuxuuna xusay inay haatan dib u soo cusboonaatay aragtidii dagaalka qa bow iyo loollaankii quwadaha caalamka ee ku aa ddan gobolkan, iyada oo ay arrintaasi caqabad ku noqotay in horumar laga gaadho nabadda iyo horumarinta gobolka.
Inkasta oo dalka Shiinuhu uu muddo dhe er saaxiib ganacsi la ahaa wadamada Afrika, had dana tallaabadan uu haatan qaaday waa tii ugu horraysay ee u muuqata in dalka Shii nuhu uu danaynayo inuu farogelin ku samee yo siyaas adaha ka socda wadamada Afrika, taas oo u muuqata in isbedel weyni ku yimi siyaasaddii arrimaha debedda ee Shiinaha.
Ergeyga Shiinaha u qaabilsan gobolka Ge eska Afrika ayaa sannadkii hore wuxuu she eg ay in siyaasadda arrimaha debedda ee dal kiisa ee ku aaddan arrimaha nabadda iyo hor umar inta gobolka Geeska Afrika inay diirad da saara yso xaqiiqada haatan jirta iyo waa yo-aragni madii hore, iyada oo ujeedaduna ay tahay in da lalka gobolka laga caawiyo sidii ay uga takh alusi lahaayeen farogelinta debe dda.
Xaladda Cunta La’aanta Ah Ee Ethopia Ka Jirta Oo War Laga Soo Saaray
Warbixintii ugu dambaysay ee ay ha’adda cuntada aduunka ee WFP xafiiskeeda Itoob iya ka soo saartay wax ka qabashada xaalad da abaaraha ee dalkaa ka taagan ayay ku shee gtay in dad ka badan todoba milyan oo qof ay halis ugu jiraan cunto la’aan.
Waxa ka mid ah dadkaas 3.3 milyan oo qof oo ku nool dawlad deegaanka Soomaal ida Itoobiya, kuwaas oo halis ugu jira in cunto ya rida soo food saartay noqon karto macal uul.
Hay’addu waxay sheegtay in ay wado gar gaar degdeg ah oo nolosha dadkaas lagu badb aadinayo oo deegaanka la gaarsiiyey cunto la gula tacaalayo nafaqa-darrada.
Ruushka Oo U Hanjabaad Culus U Dira ymid Ka Mid Ah Dalalka Yurub
Ruushka ayaa ku hanjabay in dalka Lith uania uu sida ugu dhaqsiyaha badan u wajihi doono cawaaqib xumada ka dhalata mamnu ucidda badeecooyinka isaga kala gooasha gobalka Baltic-ka ee dhulka Ruushka ee Kali-ningrad.
Sarkaal sare oo ka tirsan Ruushka, laguna magacaabo Nikolai Patrushev, ayaa ku tilmaamay fal cadaawad ah tallaabadaas, wuxuuna ka di gay in tillaabooyinka aargoos iga ah ee Mos cow ay qaadi doonto ay saam eyn xun ku yee lan doonaan dadka Lithuania.
Midowga Yurub ayaa sheegay in Lithuania kaliya ay fulineyso cunaqabateynta Midowga Yurub ee ku aadan duulaanka Ruushku ku qaa day Ukraine iyo iyadoo alaabada aan la cuna qabateyn weli loo ogol yahay inay sii ma raan Kali-ningrad.
Ruushka ayaa sheegay in mamnuucid aasi ay jabineyso sharciga caalamiga ah.
Daadad Xooggan Oo Ku Dhuftay Waqooyi Bari Hindiya
Daadad xooggan ayaa waxa ay ku dhufteen waqooyi bari waddanka Hindiya,
Iyadoo mas’uuliyiintuna ay la daalaa dhacay aan sidii ay ku gaari lahaayeen malaayiin qof oo ku xayiran deegaannada ay daadadku ku dhufteen, dadkaas oo la sheegayo in gabaabsi ay ku jiraan cunnada iyo biyaha la cabbo ee ay haystaan, kaddib maalmo uu da’ayay roob xo oggan.
Daadadka ka dhashay roobka mahiigaan ka ah ayaa loo malaynayaa inay yihiin kuwii ugu xumaa ee halkaas ku dhufta muddo ka badan qarni.
HALKAAN KA AKHRISO WARARKA WARGEYSKA M. TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 22-KA JUUN 2022-
...